Sign in to follow this  
Somalia

Galmudug Election Thread

Recommended Posts

Somalia   

Pressing election issue?

Sharif Sh. Axmed iyo Cabdisamad ay Galinsoor ku sheegeen degmo raacsan oo ka mid ah Galgaduud waa dulmi, isku *** iyo maamul xumo horleh oo la isaga hor keenayo dadyowga gobolada dhexe. Galinsoor waxay raacsan tahay kana mid tahay deegaanka iyo dowladda Galmudug taasoo maamulka TFG-du uu hore u agoonsaday deegaanada iyo maamul dowladeedka Galmudug state. Sidaas awgeed, warkaan kasoo baxay Shariif iyo Cabdisamad waa sharci daro mana leh wax micno ah.

 

Teeda kale, maxaa keenay xiligan kala guurkaa oo sida muuqata uu Shariif ka sii baxayo saaxadda siyaasadda dalka Somalia in uu kharbudaad iyo dulmi intaas la'eg uu ku sameeyo Galmudug? Waxay ila tahay dhowr asbaab dartood buu u sameeyay falkaan xun oo aysan Galmudug aqbali doonin:-

 

1. Waa asagoo colaad iyo dagaal gaar ah kula jira

shacabka reer Galmudug, waxayna tani daba

joogtaa tii ka sii xumeyd oo uu Sharif Sh.

Axmed uu Garoonka Gaalkacyo ugu magac-daray

Warlord Abdullaahi Yusuf.

 

2. Waxaan tuhmayaa in uu talo ka qaatay ninka

burcad badeedka gobolada dhexe horjoogaha u

ah, Cabdulqaadir Cali cumar, Cabdisamad,

iyadoo hadafku yahay in dadka walaalahaa la

iska horkeeno

 

3. Waa asagoon aqoon u lahayn waxa maamul

dowladnimo tahay iyo caddaalad ijtimaaci ah

 

Geba gabo, Sharif iyo Cabdisamad waxay soo bandhigeen dareenkooda dadnimo iyo aqoon xumida ka haysata waxa maamul dowladeed yahay.Gobolka Galinsoor waa lama taabtaan ka tirsan deegaanka iyo dowlad goboleedka Galmudug.Sida Dhabtaa hadalka kasoo yeeray labadaa shaqsi ma mudna wax tixgalin ah habayaraatee.

 

By Kaligii Duul

Galaalkacyo, Galmudug State

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

You are right, they don't see the good things.

 

General Qeybdiid Elected President of Galmudug State

 

Fireworks_in_San_Jose_California_2007_07

 

Gen.%20Qeybdiid_1.JPG

 

Taliyihii Hore ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, isla markaana ahaan jiray Wasiirkii macdanta iyo Biyaha ee Dowladda Soomaaliya Sareeye Gaas Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa ku guuleystay dooroshadii Madaxweynenimada Galmudug.

 

Haddaba hadaan nahay Bahda Warbaahinta MudugNet oo saldhigeedu yahay Qurbaha Waxaan u hambalyeyneynaa MAdaxweynaha Cusub ee Galmudug, anagoo ballan qaadeyno inaan la shaqeyno oo garab istaagno intii karaankayaga HAdii Alle idmo.

 

Waxaan Mudane Cabdi Qeybdiid Ilaah uga baryeynaa inuu la garab galo xilka Culus ee uu ku guuleystay , Noqdana mid si Xaqsoor ah ugu adeega umadda Galmudug oo dhan.

 

Waxaan sidoo kale Hambalyeyneynaa Musharixiintii kale ee Tartanka kula jiray Janaraal Cabdi oo muujiyay Hanaan Dowladnimo iyo tartaan aad u hufan.

 

Waxaan dib idin ku soo deyn doonaa Wararka dooroshooyinka oo faahfaahsan, hadii Alle idmo Hadba sidii aan u helno..

 

MudugNet, Torornto, Canada.

 

Madaxweyne%20Qeybdiid2.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Caalin is history. I believe this election will bring closer ties between Galmudug and Puntland, and Galmudug troops will be sent to Puntland for some South African mercenary fun inshallah. This will enable them to capture the rest of their God given land from pirates including Hobyo where they will build a port and a road connecting it to their capital Gaalkacyo and become a federal state or at least a province.

 

A lot of work to do, Qeybdiid will get it done.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

I hope inaydan ka shallaayin hadallada maanta iyo soo dhaweynta C/Qaybdiid.:D What I would prefer to see is the unity of Mudugians whether Koofur iyo Waqooyi. If Abdi can work on that I don't know.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

What do we have to lose here, what he will fight over a couple of villages or he will develop his lands, he's an old man, I don't think he wants to be remembered for war.

 

But I, spokesman for Mudug/Puntland welcome any war or development, we have not had our seasonal clash Olympics in Mudug, it's quite sad. :(

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Abwaan;853848 wrote:
I hope inaydan ka shallaayin hadallada maanta iyo soo dhaweynta C/Qaybdiid.
:D
What I would prefer to see is the unity of Mudugians whether Koofur iyo Waqooyi. If Abdi can work on that I don't know.

Oba hiloowloow is the president now.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this