Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

The latest work of Clan federalism Hiiraan to be divided into two

Recommended Posts

Abwaan;821509 wrote:
I dont think inay Qabiil-land soconayso...kuwii hore baaba shaqayn waayey.

well if you mean peace and development, then you're right; they have essentially failed. poor people, when will they learn. if you want to have peace, stability, and economic growth, fadlan take the path of south and central somalia. obviously they have been the clear winners of somalia in the last 20 years.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

The less maamul goboleeds we've the better.

 

Abwaan - degmooyinka oo la badiyo ma xuma laakiin waa in shuruudo jiraan wixii degmo noqon kara iyo waxaan noqon karin ...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Reer diiteh iyo reer abdillahi manjoor ayaa divided mihii miyaa the lil mutuleh!! lord have mercy.

 

Beletweeyn alahoyoo ka dig gurey barwaaqo

Biirlula alahayoo balayada hariir mariye

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Taleexi;821528 wrote:
The less maamul goboleeds we've the better.

 

Abwaan - degmooyinka oo la badiyo ma xuma laakiin waa in shuruudo jiraan wixii degmo noqon kara iyo waxaan noqon karin ...

Taleexi shuruuduhu weligoodba way jireen ee meelo ayaa fast-track ku qaatay meelo mudnaaba lama soo agmarin. Waxyaabaha ugu yaabka badan ee aan maqlay waxaa ka mid ah nin ayaa berigii dowladdii shibilka ahayd tuulo uu ka soo jeeday degmo ka dhigtay si uu kursi baarlamaan ee uu ka soo galo halkaas uga helo. Sidaan dad xog-ogaal ah ka maqlay, mid kalena waxay tahay masuul dowladdii mileteriga ka mid ahaa ayaa dhaqaale uu dowladda Soomaaliyeed ka lunsaday inta tuulo ciddiisu degannaynd ka dhisay goobihii shuudaha degmo buuxinayey oo dhan muddo yar gudaheed in loo saxiixo degmo dalbaday sidaasna degmadii lagu sameeyey. Aniga aragtidayda haddii aan la is yeelyeelayn waa la garan karaa meelaha mudan degmooyin iyo meelaha aan mudnayn wakhtigan, anigu hadda maba ku talinayo in degmooyin cinwaankooda lagala noqdo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xildhibaannada iyo wasiirrada reer Hiiraan ayaa waxay kulankooda ka sheegeen in gobollada kale ee dalka loo qaybiyay min laba illaa saddex, balse gobolka Hiiraan uu yahay
mid aan la kala qaybin
tan iyo markii gobollada dalka ay ahaayeen sideedda

waligey ma arag dad u oynaya in la kala qaybiyo. as if everything will be honky dory.

 

Degmooyinka ha inoo danbeeyaan laakiin aniga waxaan aaminsanahay in from Galkacyo to Balcad hal maamul hoosaad loo sameeyo, waa (Koonfurta mudug, Galguduud, Hiiraan, Sh.Dhexe), Sameynta degmooyinka waxaa lagu saleeyaa population, marka haddii meel ay dadku ku bataan waa in degmo loo sameeyo, 21 sano ee la soo dhaafay waxaa dhacay population shif, oo meela aan la daganaan jirin baa lagu soo batay, meelo dadku ku badnaayeenna waa laga qaxay. Laakiin in Hiiraan laba loo kala gooyo waxba soo kordhin mayso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

General Duke;821494 wrote:
Hiiraan is a little but larger than the district of Hobyo. Dividing it makes no sense. Galgaduud,Hiiraan and South Mudug need to go together as one regional State.

Add North Mudug to that. Ha is martiyeen. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

SpectaKooler;821507 wrote:
Does dividing mean that both states can then claim it fulfills the criteria of being a "state"?

Good point, any two or more regions can form a state, not one city or part of a city. Its futile exercise.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Waxaan la yaabanahay Soomaalida iyo indho adaygooda, dad SOL jooga oo maamul qabiileed taageera ayaa xildhibaannadaan la yaabaya. Ma waxaad naga dhaadhicinaysaan kuwa aad u aragtaan in cidihiinnu dhisteen inay xalaal yihiin kuwa kalena aysan ahayn. Anigu waxaan qabaa wax maamul qabiil Soomaaliya ka jira oo dhan waa isla midshalay la sameeyey iyo mid 20 years ago la sameeyeyba iyo kuwa hadda soo socdaba, xitaa dadka ka soo jeeda degaannada ay ka dhusan yihiin ma metelaan ee waa xukun marooqsi, period. Waxaanan u baahannahay dowlad Soomaaliyeed oo tabar iyo tayoba leh.

Xildhibaannadaan have a point haddii laga fiiriyo in gobolkanin ballaaran yahay oo u baahan yahay in laba gobol laga dhigo, haddiise ay rabaan maamul qabiilna badda haka cabeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Carafaat;821583 wrote:
Add North Mudug to that. Ha is martiyeen.
:D

Anigu maba fahmin waxa South Mudug illaa Balcad isku xiri kara.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;821781 wrote:
Anigu maba fahmin waxa South Mudug illaa Balcad isku xiri kara.

Abwaanow wax kale maha ee mar haddi la yiri intii isfahmi kartaba ee laba gobol ka badan ha is raadsato baan ku keenay in Koonfurta mudug, Galguduud, Hiiraan, Sh.Dhexe ay is raacaan maadaama dadka degaa ay isku isir yihiin ayna sahlantahay inay is afgartaan, taa waxay xal u heleysaa maamuladan toothless-ka ah ee Galmudug, Ximan&Xeeb, ASWJ, Hiraan land, iyo waxaan kalee is barbar yaacaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Mukulaalow;821785 wrote:
Abwaanow wax kale maha ee mar haddi la yiri intii isfahmi kartaba ee laba gobol ka badan ha is raadsato baan ku keenay in Koonfurta mudug, Galguduud, Hiiraan, Sh.Dhexe ay is raacaan maadaama dadka degaa ay isku isir yihiin ayna sahlantahay inay is afgartaan, taa waxay xal u heleysaa maamuladan toothless-ka ah ee Galmudug, Ximan&Xeeb, ASWJ, Hiraan land, iyo waxaan kalee is barbar yaacaya.

Bal noo sheeg adeer maxaad ula jeedaa intaas oo gobol dadka dega waa isku isir khayr allaha ku siiyee?

Share this post


Link to post
Share on other sites

gooni;821802 wrote:
Bal noo sheeg adeer maxaad ula jeedaa intaas oo gobol dadka dega waa isku isir khayr allaha ku siiyee?

its one of the 4.5 blocks. you know what I mean. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

It does not matter how many district one has, what matters is a functioning and orderly administration that can provide services to the population. Its time people woke up and at least worked towards supporting their local admins instead of complaining about other regions and working to create division and conflict.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Xaaji Xunjuf;821639 wrote:
Waxay akhirka gaadhi doonta in tuulooyinka la kala qeybiyo si mamuul goboleed loo dhiso.

Adaa bilaabaye wax ka dheef :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this