Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

The latest work of Clan federalism Hiiraan to be divided into two

Recommended Posts

Taleexi   

Abwaan;821579 wrote:
Taleexi shuruuduhu weligoodba way jireen ee meelo ayaa fast-track ku qaatay meelo mudnaaba lama soo agmarin. Waxyaabaha ugu yaabka badan ee aan maqlay waxaa ka mid ah nin ayaa berigii dowladdii shibilka ahayd tuulo uu ka soo jeeday degmo ka dhigtay si uu kursi baarlamaan ee uu ka soo galo halkaas uga helo. Sidaan dad xog-ogaal ah ka maqlay, mid kalena waxay tahay masuul dowladdii mileteriga ka mid ahaa ayaa dhaqaale uu dowladda Soomaaliyeed ka lunsaday inta tuulo ciddiisu degannaynd ka dhisay goobihii shuudaha degmo buuxinayey oo dhan muddo yar gudaheed in loo saxiixo degmo dalbaday sidaasna degmadii lagu sameeyey. Aniga aragtidayda haddii aan la is yeelyeelayn waa la garan karaa meelaha mudan degmooyin iyo meelaha aan mudnayn wakhtigan, anigu hadda maba ku talinayo in degmooyin cinwaankooda lagala noqdo.

Gartay ... waxaan moodayey inaad dadka qaar degmooyinkooda kala noqonaysid.

 

Teeda kale Hiiraan ma aha gobolkii ugu horeeyey ee la kala qaybiyo ... South Togdheer waxay noqotat Cayn, Mudug baa laba maamul ka tirsan ... Sanaag is divided into several pieces ... the list goes on.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Taleexi;821835 wrote:
Gartay ... waxaan moodayey inaad dadka qaar degmooyinkooda kala noqonaysid.

 

Teeda kale Hiiraan ma aha gobolkii ugu horeeyey ee la kala qaybiyo ... South Togdheer waxay noqotat Cayn, Mudug baa laba maamul ka tirsan ... Sanaag is divided into several pieces ... the list goes on.

Bal u sheeg Taleexi inaysan Hiiraan un ku koobnayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this