Sign in to follow this  
Shinbir Majabe

Somaliland oo dalbatay in laga saaro xubnaha Puntland ee ku jira Guddiga Wada-hadalka

Recommended Posts

Samafal   

Adeer xaaji candhuuf TFg ma aqoonsana wax layiraa Dowlad aan ka ahayn mida Somalia, markaas waxaa laguu arkaa labo gobol iyo bar carooday oo lasoo celinayo, reer koonfur aad been u sheegtaan baad rabtaan dadka wax idinkala dhaxeeyaan ma rabtaan inaad lahadashaan lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Samafal waxay doonaan iyagu ha aminsanadanan Calaamka ayaa so jeediya inay wada hadlaan Somalia iyo Somaliland oo ay wax isla meel dhigan mustabalkooda ka hadlaan oo ay beesha calaamku dhex dhexaadin doonta , budhlayn dee wa mamuul beleed hoostaga Sharif isaga matalaya dawladisa TFG hadu doona cidu doona haku dhex daro oo dawladisa ka tirsan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Samafal;820555 wrote:
lol waxay og yihiin in lagala xisaabtamayo waxa ay ka gaysanayaan Sool, Sanaag iyo Cayn, iyaguna ay dhahaan waa na la baa bi'yaya ee hanalaka xaaltamo, raga ka warqaba arintana way ka baqayaan, waxay rabaan inay lahadlaan rag aan ka warqabin waxa laysku haayo.

Exactly. nin aan aqoon meel ay kutaal Sanaag/sool hadii mustaqbalkayga lawaydiiyo waa dhib.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qodobkan baynu tix raacayna

 

The Conference recognised the need for the international community to support any dialogue that Somaliland and the TFG or its replacement may agree to establish in order to clarify their future relations.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;820557 wrote:
Samafal meesha dee laba dawladood ba wada hadlaya dawlada Somaliland iyo dawlada Somalia eeh TFG wax u dhexeyaa ma jirto

But you don't have the right to dictate who are the delegates on the other side of the table, just as much as the tfg don't have the right to select your delegation. You can select even Faysal Warabe.;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Adeer Somaliland tii 1960 waxay ahayd somaliland beelaha dagan oo dhan kuwada jiraan, hada kuwa sheegta waa hal reer ah wax dawlad ah ma jirto. Somaliland iyo Puntland waa labo maamul oo Somaliya ka dhisan. sidii TFGda ay Puntland ula saxiixatay heshiiska baa idinkana la idiinla hadlayaa, waxaad qiil ka raadinaysaan Somaliland iyo Somalia, Puntland iyo Somaliana waa la dhahaa maalin walba marka wax aan meesha idiin ool ha raadininan. hadii aydaan rabin wada hadal sax ah isaga jira haantiina, idnka leewaaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland Somalia beri bay dal wadaagi jireen indhaha ha iska tirin wixi walaga yimi hada calaamku wuxu so jeediyey inay labadi dhinac ay wada hadlaan wanu so dhaweynayna calaamku na wa dhex dhexaaadinaya, laakin wa inay wada hadaladu udhacaan sidi ay ahayeen oo ay beesha calaamku u qeexday. Dawlada TFG qabil bay ku dhisantahay beelaha Somalia degan oo dhan ba iska dhex arka marka dawlada TFG wa inay xubnahooda so xulan oo anay wada hadaladan ku so darin wax aan munasib ahayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji when it comes to Somaliland issue even your common sense xataa mashaqayo miyaa ninyihoow?.

 

waar waa lagu qoslayaa reerka markay waxaan lasoo shirtagaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   
:D Guys, atleast say Khatumo State should be present at the talk. but arguing why Puntland should participate doesnt make sense.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Considering the two men in questions hail from the communities affected by secession, they have role to play in any negotiations and how can Somaliland dictate who's on the other delegations?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this