Sign in to follow this  
Shinbir Majabe

Somaliland oo dalbatay in laga saaro xubnaha Puntland ee ku jira Guddiga Wada-hadalka

Recommended Posts

Maamulka Somaliland ayaa sheegay maanta oo Khamiis ah, in ay ka laabteyn wadahadaladii ay lagali lahaayeen dowladda KMG ah Soomaaliya.

 

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland DR. Maxamed C/laahi Cumar oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeesa ayaa sheegay in markii ay arkeyn xubnaha madaxweynaha DKMG ah Shariif Sheekh Axmed usoo magacaabay in ay la hadlaan maamulka Somaliland ay ku jiraan labo xubnood oo ka socda maamulka Puntland.

 

” Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo wuxuu dhawaan magacaanay shan wasiir oo la hadlay DKMG ah, laakin madaxweynaha DKMG ah waxa uu isna magacaabay shan wasiir, laakin hadda waa uu kordhiyay tirada oo waxa uu ka dhigay toddobo xubnood, manaha ahayn wax badalanta ku jiray, waliba dadkan waa kuwa ka tirsan Puntland oo ka soo jeeda Somaliland.”

 

Waxa uu sii hadlay wuxuu yiri ” Waxa aan sheegeynaa maanta in aanu ka baxnay wadahadalka aan la yeelan laheyn Dowladda TFG, madaxweyne Shariifna waxa aan ugu baaqeynaa in uu ka laabto xubnahan uu hadda soo magacaabay, haddii kale waxa aan u arkeynaa mid lag doonayo in lagu carqaladeeyo dadaalada ay wadaan beesha caalamka” ayuu sheegay Maxamed C/lahi Cumar oo ah wasiirka arrimaha dibadda Somaliland.

 

” Wuxuu kaloo sheegay in ay diyaar u yihiin in ay la hadlaan Puntland, Galmudug iyo maamulada kale ee ka jira Dalka, laakin wahadaladan waa kuwa u dhexeeya Somaliland iyo DKMG ah” ayuu yiri wasiirka.

 

Waxa ay tallaabadan istaajineysaa isbiiratadii iyo yidiiladii laga lahaa wahadalada dhexmarayo Somaliland iyo TFG ” ayuu sheegay wasiirka arrimaha dibadda Somaliland.

 

Hadalka wasiirka ayaa ku aadaya, iyadoo dhawaan madaxweynaha DKMG ah Soomaaliya uu toddobaadkan u magacaabay toddobo xubnood oo ka tirsan golaha wasiirada XKMG ah Soomaaliya, kuwaas oo hoggaamin doono wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga XKMG ah.

 

Madaxweynaha Somaliland Siilaanyo oo isna toddobaadkan ka hadlaayay kulan uu xisbiga taladda haya ee Kulmiye uu ka sheegay in uu ku celiyay in shan wasiir oo ka tirsan maamulka Somaliland ay magacaabeyn.

 

Ma cadda hadalka maamulka Somaliland sida ay uga jawaabi doonto DKMG ah, iyo saameynta uu ku yeelan karo dadaalada ay waday beesha caalamka ee ku aadanaa in la wadahadalsiiyo Somaliland oo sanadkii 191-dii gooni isku taagtay iyo DKMG ah.

 

RBC Radio

Share this post


Link to post
Share on other sites
Caku iyo caqli xumada siyaasiyiinta Puntland. :( Qadiyad guud ayaa laga wada hadlayaa ayagana waxay lasoo taagan yihiin, tuula hebel anagaa iska leh ee Somaliland haka baxdo! :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

just wait until mothar Eglandh tells them to seat down and talk. Remember in February when they were insisting not going to London conference?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shinbir Majabe;820533 wrote:
Caku iyo caqli xumada siyaasiyiinta Puntland.
:(
Qadiyad guud ayaa laga wada hadlayaa ayagana waxay lasoo taagan yihiin, tuula hebel anagaa iska leh ee Somaliland haka baxdo! :mad:

fadlan stop yourself before you make an a@@ of yourself. Sool and Sanaag belong to citizen of PL and PL wants to make sure those two regions have adequate representations and that no hostile regions whether its nw or konfuur decide the faith of the people of sool and sanaag. simple as that. you don't like it, go jump in a lake.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ yes, that's what i'm talking about.. (bal u fiirso waxaad ka hadlayso, Sool iyo Sanaag.. LOL).. Caqligaan tuulooyinka ku xiran, meel mana gaarsiinaayo haddii aan nahay Soomaali..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shinbir Majabe;820536 wrote:
^^ yes, that's what i'm talking about.. (bal u fiirso waxaad ka hadlayso, Sool iyo Sanaag.. LOL).. Caqligaan tuulooyinka ku xiran, meel mana gaarsiinaayo haddii aan nahay Soomaali..

fadlan no calaacal. PL made it clear that the talk will involve PL or there will be no meeting. if SL wants to back out because of PL, good. as far PL is concerned, they can go back to their triangle cities. it's that simple.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Every one knows the majority of People in Sool and Sanaag oppose the Secessionist agenda , wouldn't it be such good idea for Somaliland which claims to be progressive democracy , at least to accept the pro-Unions in these two be represented in the talks inform of Ilkajiir and Daud?. as they will in anyway!!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

LOOOOL.. OK, haddaba dhagayso Wasiirka Arimaha Gudaha ahna Gudoomiyaha Guddiga Wada-hadalka oo ka saaray meesha in wax xubin ah oo Puntland ka socdo ineysan ku jirin Wada-hadalka. Xubanaha waxay ka kooban yihiin 5 wasiir oo TFG ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

lol waxay og yihiin in lagala xisaabtamayo waxa ay ka gaysanayaan Sool, Sanaag iyo Cayn, iyaguna ay dhahaan waa na la baa bi'yaya ee hanalaka xaaltamo, raga ka warqaba arintana way ka baqayaan, waxay rabaan inay lahadlaan rag aan ka warqabin waxa laysku haayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Samafal meesha dee laba dawladood ba wada hadlaya dawlada Somaliland iyo dawlada Somalia eeh TFG wax u dhexeyaa ma jirto

 

Cigaal__A._Ciise__Siyaad_bare.jpg

 

Just like this 52 years ago

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this