Sign in to follow this  
Shinbir Majabe

Somaliland oo dalbatay in laga saaro xubnaha Puntland ee ku jira Guddiga Wada-hadalka

Recommended Posts

Somalia;820636 wrote:
So how come Sheikh Shariif didn't appoint Khaatumo people?

Mr. Somalia, Madaxweyne Sharif wuxuu magacaabay 5 wasiir oo kaliya, illaa hadda war official ah oo TFG kasoo baxay oo sheegaya in 2 wasiir oo Puntland ah ay ku jiraan xubnaha ma jiro. Sheekadaan waxaa sameeyay websites ka Puntland.

waa kan dhagayso Wasiir Arimaha Gudaha Cabdisamad oo ka hadlaya xubnaha Madaxweynuhu magacaabay, wuxuuna qeexayaa in 5 wasiir oo kaliya la magacaabay.

Marka inoo sheeg bal meesha aad kasoo xigatay qoraal ama hadal official ah oo sheegaya in xubno Puntland ah ay ku jiraan Guddiga.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Shinbir Majabe;820655 wrote:
Mr. Somalia
, Madaxweyne
Sharif
wuxuu magacaabay
5
wasiir oo kaliya, illaa hadda war
official
ah oo
TFG
kasoo baxay oo sheegaya in
2
wasiir oo
Puntland
ah ay ku jiraan xubnaha
ma jiro
. Sheekadaan waxaa sameeyay websites ka Puntland.

waa kan
Wasiir Arimaha Gudaha
Cabdisamad
oo ka hadlaya xubnaha Madaxweynuhu magacaabay, wuxuuna qeexayaa in
5
wasiir oo kaliya la magacaabay.

Marka inoo sheeg bal meesha aad kasoo xigatay
qoraal
ama
hadal
official
ah oo sheegaya in xubno
Puntland
ah ay ku jiraan Guddiga.

Shimbirow, alif wax leh iyo ma leh macallin baa laga hayaa. Marka adigaa 2da war ee isburinaya soo dhajiyee, kee run ah marka. Did SL requested the removal of the ministers or there were none in the delegate to begin with?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalia   

Get your facts straight it was raised from 5 to 7.

Hadhwanaag - April 19

Sababta ugu weyn ee ay xukuumadda Somaliland wada hadaladaasi uga baxday ayaa waxa uu ku sheegay wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, sidan “Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu dhawaan Magacaabay Shan Wasiir Oo wada hadal la geli lahaa dawladda Ku Meelgaadhka ah ee Somalia, hadaba iyada oo ay sidaasi jirto ayaa waxa uu madaweynaha dawladda Ku Meelgaadhka ahi isna magacaabay 5 wasiir, waxaanu hadda ku kordhiyay laba oo tiradoodu waxa ay noqonaysaa todoba, waliba ka soo kala jeeda Somaliland iyo Puntland, balantuna caynkaas may ahayn” ayuu yidhi.

Dad badan oo reer Somaliland ah ayaa soo dhawaynaya inay xukuumadu ka baxdo wada hadalada Somaliya mar haddii guddiga lagu soo daray dad asal ahaan ka soo jeeda Somaliland, waayo wada hadalku wuxuu ku salaysnaa Somaliland iyo Somaliya.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Gheelle.T;820659 wrote:
Shimbirow, alif wax leh iyo ma leh macallin baa laga hayaa. Marka adigaa 2da war ee isburinaya soo dhajiyee, kee run ah marka. Did SL requested the removal of the ministers or there were none in the delegate to begin with?

Gheelle, Laba war oo is burineysa soo ma dhigin meesha, sidaad ogtahay Somaliland xiriir lama lahan TFG oo wararka websites ka qorayaan (oo ah in 2 xubnood oo Puntland ah ay ku jiraan guddiga) ayay ka jawaabayeen. Laakiin xaqiiqda ayaa ah in wax war ah oo official ah aanu ka soo bixin TFG oo ku saabsan xubnahaan Puntland.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abdul   

The talks are and should be between the tfg and sl admin(northwest) and its about uniting the country.There are no disputed lands anymore.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Somalia;820662 wrote:
Get your facts straight it was raised from 5 to 7.

I repeat again..

Shinbir Majabe;820655 wrote:
Marka inoo sheeg bal meesha aad kasoo xigatay
qoraal
ama
hadal
official
ah oo kasoo baxay
TFG
oo sheegaya in xubno
Puntland
ah ay ku jiraan Guddiga.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Abdul;820670 wrote:
The talks are and should be between the tfg and sl admin(northwest) and its about uniting the country.There are no disputed lands anymore.

SAX.. waa in laga wada hadlaa sidi Somaliland ugu soo biiri lahayd Dalka intiisa kale ee ma ahan in dhulal iyo tuulooyin la isku qabqabsado.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalia   

Shinbir Majabe;820673 wrote:
I repeat again..

When the Somaliland Minister of Foreign Affairs says that the delegates were raised from 5 to 7, what the hell do I need the TFG to tell me for?

This is one of the 2 parties due to hold talks speaking. And you used the TFG "official" line to allude to the point you raised that it HADN'T been raised.

So now that we can conclude that it has been raised, why do you wait for the TFG?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Shinbir: On one hand you said no PL were appointed to be part of the committee and on another hand you're saying SL requested PL removed from the committee. And on the same token you wrote:

"Qadiyad guud ayaa laga wada hadlayaa ayagana [PL] waxay lasoo taagan yihiin, tuula hebel anagaa iska leh ee Somaliland haka baxdo!"

Who is incompetent? Ma adiga mise SL? So how many versions of the same story ayaad noo sheegeysaa sxb?

Share this post

Link to post
Share on other sites

Somalia;820677 wrote:
When the Somaliland Minister of Foreign Affairs says that the delegates were raised from 5 to 7, what the hell do I need the TFG to tell me for?

This is one of the 2 parties due to hold talks speaking. And you used the TFG "official" line to allude to the point you raised that it HADN'T been raised.

So now that we can conclude that it has been raised, why do you wait for the TFG?

Still wali wax faraha kuma heysid...

Do you think SL Minister inuu wacay Xamar? ka dibna uu diiday 7 xubnood.. mise Hadhwanaag ama websites ka kale ayuu ka eegay? teebaa u malayn?

Midda kale Interior Minister ka TFG Cabdisamad oo Gudoomiye ka ah waraysigii uu siiyay VOA da ayuu ku sheegay in 5 wasiir oo kaliya la magacaabay.

Aniga ma diidani in ay dhici karto 2 xubnood gadaal looga daray, balse war la hubo ma ahan. Aan sugno jawaabta ay TFG du bixiso.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalia   

Shinbir Majabe;820683 wrote:
Still wali wax faraha kuma heysid...

Do you think SL Minister inuu wacay Xamar? ka dibna uu diiday 7 xubnood..
mise Hadhwanaag ama websites ka kale ayuu ka eegay? teebaa u malayn?

Midda kale Interior Minister ka TFG Cabdisamad oo Gudoomiye ka ah waraysigii uu siiyay VOA da ayuu ku sheegay in 5 wasiir oo kaliya la magacaabay.

Aniga ma diidani in ay dhici karto 2 xubnood gadaal looga daray, balse war la hubo ma ahan. Aan sugno jawaabta ay TFG du bixiso.

So now you claim that the Somaliland government checks websites for information. Hahahahaha, waa cajiib.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Jacpher;820680 wrote:
Shinbir:
On one hand you said no PL were appointed to be part of the committee and on another hand you're saying SL requested PL removed from the committee. And on the same token you wrote:

"Qadiyad guud ayaa laga wada hadlayaa ayagana [PL] waxay lasoo taagan yihiin, tuula hebel anagaa iska leh ee Somaliland haka baxdo!"

Who is incompetent? Ma adiga mise SL? So how many versions of the same story ayaad noo sheegeysaa sxb?

:D:D:D Waa runtaa.

I fahan marka hore, aniga cidna uma shaqeeyo SL walaa TFG walaa PL. meeshaan waxaan kusoo qoray waxa ay kala qabaan.

1- TFG du waxay magacaabeen 5 xubnood, ma aysan sheegin magacyadooda aan ka ahayn wasiirka A/gudaha.

2- Websites badan ayaa soo qoray in PL 2 xubnood ay ugu jiraan. taasoo wasiirka A/gudaha uu beeneeyay.

3- SL ayaa diiday ka qeyb galka wada-hadalka ayagoo u sababeenaya xubnaha PL ee ku jira Guddiga.

Intaas wax aanan ahayn ma sheegin, intaba run way noqon karaan, balse aan ka war sugno.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this