Sign in to follow this  
Somalia

Mastermind behind National Theatre Bombing Flees

Recommended Posts

Showqi   

Mooge;819847 wrote:
showqi, shaatiga hay iska wasakhayn intaa shariif is leedahay taageer. abdiweli is your pm too and we have to get to bottom of who tried to kill him.

Mooge, where did I mentioned Shariif in my post? Bahashiiba meel kale ayaad ula carartay adigunna! Hadii aan arintan fikradeeydii ka dhiibtay ma Shariif baan difaacayaa aniguna. Don't get me wrong, I love to see those who were responsible for the bombing of the National theater caught and punished ASAP.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

showqi, give investigation its chance. don't assume tarzan is innocent. this boy would not scape if he is innocent. innocent people don't run away specially when your uncles are at the top of government. he was caught on video. that is the reason he run away.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Recovering & Romantics and Mooge stop the allegations and the counter allegations about something you know nothing about. The detained PM staff are all former aids of Farmaajo and are from Gedo clan. He did not replace them when he took office which says something about what true national leader Abdiwali is. Read the article below from Shabelle website where TFG MPs from Gedo threaten the PM for the detention of the men and the lady from the PM office.

 

 

 

Xildhibaano ku hanjabay inay weerarayaan Ra’iisul wasaare C/wali Gaas

Shabelle Media NetworkApril 17, 2012Comments Off

 

 

 

Muqdisho: (Sh. M. Network) – Xildhibaano ka tirsan barlamanka KMG Soomaaliya ayaa ku hanjabay inay weerari doonaan Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya haddii aan la sii deyn qaar ka mid ah illaalada Xafiiska Ra’iisul wasaare Gaaso oo Xabsiga loo taxaabay.

 

Xildhibaanadaani ka tirsan barlamanka KMG Soomaaliya, kana soo jeeda gobolka Gedo oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa si kulul waxa ay u weerareen Ra’iisul wasaare Gaas oo ay ku eedeeyeen in si naceb uu ku jiro uu Xabsiga u dhigay 3-ruux oo mid ka mid ah ay tahay Haweenay kuwaasi oo la sheegay inay ka howlgalayeen Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.

 

C/laahi Cabdulle Magan Bood oo ka mid ah Xildhibaanadaasi ayaa waxa uu sheegay in aan la aqbali karin in Ra’iisul wasaaraha uu iska xir xirto dad aan waxba kala socon qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee muranka badan dhaliyay ee ka dhacay Xarunta Tiyaatarka ee Magaalada Muqdisho.

 

“ Nimanka la xiray Xafiiska Ra’iisul wasaaraha laga qabtay oo u dhashay beesha Gedo, nimankaa si qabiili ah oo u jeeddo gaar ah ayaa loo qabtay, ma’ahan niman sharci lagu qabtay, niman dambi lagu hayo mahan, Walaahi baan ku dhaartay oo bilaahi baan ku dhaartay haddaan si deg deg ah loo siideyn Tii ka dhacdaa mid Soomaali fajicisu ku noqoto ayay noqonaysaa, Cabdi Wali iyo Faroole waxay sameeyeen horey baan u ogeen, oo aan u dul qaadanaynay, mana u dulqaadanayno mar dambe, sida gaarka ah oo ay u taarged gareynayaan Qabiilka *********ka la yiraahdo oo aan ka aamusannahay, haddii aysan sii deyn C/wali iyo reerkuu ku dhashay waan weerarayaa” sidaasi waxa yiri Xildhibaan C/laahi Magan Bood.

 

Sidoo kale Xildhibaan Max’ud Max’ed oo ka mid ah barlamanka ayaa waxa uu sheegay in dadka loo qabtay qabtay qaraxaasi ee laga waday Xafiiska Ra’iisul wasaaraha ay si sharci daro ah ku xiran yihiin islamarkaana aan wali la horkeenin cadaaladda.

 

Maalmo ka hor ayaa la sheegay in Ciidamo ka tirsan Nabad sugidda ay Xafiiska Ra’iisul wasaaraha ka qab qabteen qaar ka mid ah illaaladiisa oo lagu tuhunsan yahay sida la sheegay inay fududeeyeen qaraxaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

samafal. all website are reporting the same thing but Gedo people were working with the guy who run away and tarzan knew about it.everythign is capture in video. the two people who run away are from tarzan clan. the 6 in jail 3 are from gedo and 3 are from sharif clan.

 

Abdiweli is maskiin. intu is laha qabyaalad ka leexo aya isga la kharajingarey. looooooooooool.

 

 

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka oo ku hanjabay in weerari doonaan Xafiiska Ra'isul Wasaare Gaaz

 

Muqdisho,(WNT):-Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka KMG ah ayaa Maanta ku goodiyay in weerar ku qaadi doonaan Xafiiska Ra'isul Wasaaraha Xukuumada KMG ah Dr.C/wali Maxamed Cali.

 

Xildhibaanadaan oo Maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa sheegay in wax aan la aqbali karin tahay shaqaale ka tirsan xafiiska Ra'isul wasaaraha oo loo xiray qaraxii dhawaan ka dhacay Tiyaatarka Qaranka.

 

C/llaahi C/lle Magan Bood oo ka mid ahaa mudanaayaashii kulanka ku yeeshay Muqdisho ayaa gaba gabadii saxaafada la hadlay.

 

Isaga oo xusay in ay ka soo horjeedaan xariga loo gaystay 3-ka mid ah shaqaalaha xafiiska Ra'isul Wasaaraha.

 

"waa sharci daro dadka laga xiray xafiiska Ra'isul Wasaaraha waana dad si gaar ah bartilmaameed looga dhigtay"ayuu yiri Xildhibaanka.

 

Waxaa uu intaasi ku daray in dadka la xir xiray yihiin kuwo ka soo jeeda Beesha ********* isla markaana si gaar ah loo beegsaday sida uu hadalka u dhigay.

 

"wallaahi bilaahi talaahi ayaa ku dhaartaye hadii dadkaasi si deg deg ah loo sii deyn waxaa weerar ku qaadi doonaa xafiiska Ra'isul wasaaraha waxaana ka dhici doona wax aan waligeed Soomaali maqlin"ayuu hadalkiisa ku sii daray.

 

Ma jiraan war ka soo baxay Xafiiska Ra'isul Wasaaraha oo arintaan ilaa iyo iminka looga hadlay.

 

Xafiiska Wararka Waayaha.net,Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

Mooge;819862 wrote:
showqi, give investigation its chance.
don't assume tarzan is innocent.
this boy would not scape if he is innocent. innocent people don't run away specially when your uncles are at the top of government. he was caught on video. that is the reason he run away.

There is a lot of double talk in your comment, one sec you're saying "give the investigation a chance" the next you are saying don't assume so and so is innocent...Isn't the bedrock of a just society the presumption of innocence until proven otherwise?

 

Also suspicious behaviour is not proof of guilt!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

why run if you are innocent?

 

maria, you can start defend terrorist on the run just because you hate puntlanders, but make sense. honestly you don't deserve a reply. get lost troll.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mooge;819892 wrote:
why run if you are innocent?

 

maria, you can start defend terrorist on the run just because you hate puntlanders, but make sense. honestly you don't deserve a reply. get lost troll.

excellent response. don't feed the troll. Maria still funny. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho(Pi) Warar hoose oo ku dhow Xarunta Nabadsugida Muqdisho ayaa noo cadeeyey in warar wax ku ool ah bari laga soo saari doono Qarixii Tiyaatarka, Wararkaan oo aan la ogayn waxa uu ku saabsan yahay ayaa naloo cadeeyey inay yihiin kuwo sal dhig u ah Qarixii Tiyaatarka ee ahaa isku day ladoonayey in lagu khaarajiyo Raysal wasaaraha Soomaaliya iyo qaar ka tirsan Wasiiradiisa.

 

Tan iyo markii lamagacaabay gudiga baaritaanka Qarixii Tiyaatarka waxaa socdey baaritaan iyo wareysiyo, lakiin ilaa hada war sugan kama soo bixin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

If the PM uu idin arki lahaa waxaad qoraysaan wuu idinku yaqyaqsoon lahaa runtii...Abdiwali waa nin Soomaali ah. Wuu khaldami karaa, jagada waa laga qaadi karaa, waana loo deyn karaa. Sheekooyin maalayacni ah oo meelahan lagu soo qoro wax ma tarayaan. Ma u malaynayo in fikirka saxda ah ee beesha uu ka soo jeedo aad maalayacnigan jirrada huwan ku meteshaan, si xun baadna ugu gefeysaan. Ciddii isku dayday inay C/Weli dishana waxay weerar ku qaadday sharafta iyo karaamada Soomaaliyeed. Waayo waxa uu hayaa jagada Wasiirka Koowaad sidaas ayaana loo weeraray ee qabiil iyo Shakhsi midna looma weerarin. Waxaa ayaandarro ah in shakhsiyaad qabyaaladi waashay ay dadka iska xijiyaan ayna ku ciyaaraan sharaftiisa. Sidaan ka warqabo ninkaani waa musharrax madaxweyne ee fadlan sharafta ha uga ciyaarina. Waa caddahay in Shabaab qaraxa geysteen ciddii u fududeysana in la qabto waa waajib Saaran in dowladda iyo shacabku iska kaashadaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Abwaan;819897 wrote:
If the PM uu idin arki lahaa waxaad qoraysaan wuu idinku yaqyaqsoon lahaa runtii...Abdiwali waa nin Soomaali ah. Wuu khaldami karaa, jagada waa laga qaadi karaa, waana loo deyn karaa. Sheekooyin maalayacni ah oo meelahan lagu soo qoro wax ma tarayaan. Ma u malaynayo in fikirka saxda ah ee beesha uu ka soo jeedo aad maalayacnigan jirrada huwan ku meteshaan, si xun baadna ugu gefeysaan. Ciddii isku dayday inay C/Weli dishana waxay weerar ku qaadday sharafta iyo karaamada Soomaaliyeed. Waayo waxa uu hayaa jagada Wasiirka Koowaad sidaas ayaana loo weeraray ee qabiil iyo Shakhsi midna looma weerarin. Waxaa ayaandarro ah in shakhsiyaad qabyaaladi waashay ay dadka iska xijiyaan ayna ku ciyaaraan sharaftiisa. Sidaan ka warqabo ninkaani waa musharrax madaxweyne ee fadlan sharafta ha uga ciyaarina. Waa caddahay in Shabaab qaraxa geysteen ciddii u fududeysana in la qabto waa waajib Saaran in dowladda iyo shacabku iska kaashadaan.

You just mad cause the evidence shows that this was indeed a qabil oriented assassination attempt.

 

Please explain to the rest of the world why a suspect would be freed by a Mayor whom he's related to and send abroad to escape justice?

 

The Ministry of Interior is issuing a press release regarding the investigation tomorrow, we'll see then.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

i don't have good confidence anything from interior minister tomorrow because he knew about it too. he will say alshabab is behind the cowardly terrorismact.

 

we all know alshabab is behind but who aided them?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Al-Shabaab had help, who helped them reach the inside of the theatre, through road blocks, even past AMISOM check points, it was within the TFG.

 

This has to be investigated through and through.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this