Sign in to follow this  
Somalia

Mastermind behind National Theatre Bombing Flees

Recommended Posts

Somalia   

oba hiloowlow;819901 wrote:
looooooooooooooooooooooooooooooooooooooool@thread mooge iyo axaabtiisa Tarzan maa saasa ugu cabsaneysaan

Who said anything about being afraid? People want justice and Tarzan helped the suspect flee due to clan ties.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Somalia;819899 wrote:
You just mad cause the evidence shows that this was indeed a qabil oriented assassination attempt.

 

Please explain to the rest of the world why a suspect would be freed by a Mayor whom he's related to and send abroad to escape justice?

 

The Ministry of Interior is issuing a press release regarding the investigation tomorrow, we'll see then.

 

looool.....Somalia...the evidence.....Shacabkamedia wax maa ka qortaa?...Waryaa aniga dadka aan waxba ogeyn ha igu darin oo wixii aad rabtid aad u sheegi kartid...Abdiweli adiga waan kaa badiyaa adigu qabiil baad u daba-ordeysaa wuxuu yahayna adigoo kale ka dhegeysan maayo. Horta what is with this breaking news thing maxaa la qarinayaa?:D

Soomaali oo dhan bay dan ugu jirtaa qofkii waxaan ka dambeeyey in la helo not nuucaaga oo kale oo keliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Abwaan;819906 wrote:
looool.....Somalia...the evidence.....Shacabkamedia wax maa ka qortaa?...Waryaa aniga dadka aan waxba ogeyn ha igu darin oo wixii aad rabtid aad u sheegi kartid...Abdiweli adiga waan kaa badiyaa adigu qabiil baad u daba-ordeysaa wuxuu yahayna adigoo kale ka dhegeysan maayo. Horta what is with this breaking news thing maxaa la qarinayaa?
:D

Soomaali oo dhan bay dan ugu jirtaa qofkii waxaan ka dambeeyey in la helo not nuucaaga oo kale oo keliya.

Hiiraan also reported the arrest.

 

There's no difference in qabiil, when it was Geedi you tried to kill him a stadium too. This is about the road map and the peace effort.

 

I am asking you again, why did the Mayor of Mogadishu intervene and smuggle his seedi abroad?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

 

do u know what the funny thing is shacabkamedia also said ciidamada qabiilka shariif/tarzan ayaa amaanka gaas la wareegay, why didnt they mention that lool ujeedadiin waala fahmay adeerayaal

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Somalia;819907 wrote:
Hiiraan also reported the arrest.

 

There's no difference in qabiil, when it was Geedi you tried to kill him a stadium too. This is about the
road map
and the peace effort.

 

I am asking you again, why did the Mayor of Mogadishu intervene and smuggle his seedi abroad?

I don't speak for Tarzan, if he did that you go and ask him..Adigu qabiil baad uga soo horjeeddaa but I opposed him rationally when he was made the mayor and still do but when I see waxaan oo kale Tarzan i qarso ayuu noqonayaa..You and few other doc-ka-yeers over here DO NOT speak for Abdiweli either ee waallida joojiya fadlan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

oba hiloowlow;819908 wrote:
^^

 

do u know what the funny thing is shacabkamedia also said ciidamada qabiilka shariif/tarzan ayaa amaanka gaas la wareegay, why didnt they mention that lool ujeedadiin waala fahmay adeerayaal

Oba talo aan ku siiyo fadlan waxan oo kale halla tirsan....Adi iska akhriso lee wixii la soo qoro. I reached at a point aan fahmey that many threads over here SOL do not deserve a response.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Abwaan;819909 wrote:
I don't speak for Tarzan, if he did that you go and ask him..Adigu qabiil baad uga soo horjeeddaa but I opposed him rationally when he was made the mayor and still do but when I see waxaan oo kale Tarzan i qarso ayuu noqonayaa..You and few other doc-ka-yeers over here DO NOT speak for Abdiweli either ee waallida joojiya fadlan.

If you look at my previous posts I supported Tarzan's election and said he did a great job.

 

I just want you to answer a simple question since you claim to oppose him rationally, it wouldn't take much to answer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;819910 wrote:
Oba talo aan ku siiyo fadlan waxan oo kale halla tirsan....Adi iska akhriso lee wixii la soo qoro. I reached at a point aan fahmey that many threads over here SOL do not deserve a response.

wise words. if you can't defend an argument, fadlan remain silent. from now on, i will hold that against you. no more lies and stubbornness, just evidence and beyond a reasonable doubt.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;819910 wrote:
Oba talo aan ku siiyo fadlan waxan oo kale halla tirsan....Adi iska akhriso lee wixii la soo qoro. I reached at a point aan fahmey that many threads over here SOL do not deserve a response.

lool waa saas sxb meeshaan ciyaal baa ka buuxsamay,, ragga culus oo dhan waa aamuusan yihiin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Xildhibaano ku hanjabay inay weerarayaan Ra’iisul wasaare C/wali Gaas

 

 

 

Muqdisho: (Sh. M. Network) – Xildhibaano ka tirsan barlamanka KMG Soomaaliya ayaa ku hanjabay inay weerari doonaan Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya haddii aan la sii deyn qaar ka mid ah illaalada Xafiiska Ra’iisul wasaare Gaaso oo Xabsiga loo taxaabay.

 

Xildhibaanadaani ka tirsan barlamanka KMG Soomaaliya, kana soo jeeda gobolka Gedo oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa si kulul waxa ay u weerareen Ra’iisul wasaare Gaas oo ay ku eedeeyeen in si naceb uu ku jiro uu Xabsiga u dhigay 3-ruux oo mid ka mid ah ay tahay Haweenay kuwaasi oo la sheegay inay ka howlgalayeen Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.

 

C/laahi Cabdulle Magan Bood oo ka mid ah Xildhibaanadaasi ayaa waxa uu sheegay in aan la aqbali karin in Ra’iisul wasaaraha uu iska xir xirto dad aan waxba kala socon qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee muranka badan dhaliyay ee ka dhacay Xarunta Tiyaatarka ee Magaalada Muqdisho.

 

“ Nimanka la xiray Xafiiska Ra’iisul wasaaraha laga qabtay oo u dhashay beesha *********, nimankaa si qabiili ah oo u jeeddo gaar ah ayaa loo qabtay, ma’ahan niman sharci lagu qabtay, niman dambi lagu hayo mahan, Walaahi baan ku dhaartay oo bilaahi baan ku dhaartay haddaan si deg deg ah loo siideyn Tii ka dhacdaa mid Soomaali fajicisu ku noqoto ayay noqonaysaa, Cabdi Wali iyo Faroole waxay sameeyeen horey baan u ogeen, oo aan u dul qaadanaynay, mana u dulqaadanayno mar dambe, sida gaarka ah oo ay u taarged gareynayaan Qabiilka *********ka la yiraahdo oo aan ka aamusannahay, haddii aysan sii deyn C/wali iyo reerkuu ku dhashay waan weerarayaa” sidaasi waxa yiri Xildhibaan C/laahi Magan Bood.

 

Sidoo kale Xildhibaan Max’ud Max’ed oo ka mid ah barlamanka ayaa waxa uu sheegay in dadka loo qabtay qabtay qaraxaasi ee laga waday Xafiiska Ra’iisul wasaaraha ay si sharci daro ah ku xiran yihiin islamarkaana aan wali la horkeenin cadaaladda.

 

Maalmo ka hor ayaa la sheegay in Ciidamo ka tirsan Nabad sugidda ay Xafiiska Ra’iisul wasaaraha ka qab qabteen qaar ka mid ah illaaladiisa oo lagu tuhunsan yahay sida la sheegay inay fududeeyeen qaraxaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

This is 2012, and they are still trying to assassinate leaders, war waa cajiib, seriously it's embarrassing to share the name Somalia with these kind of folks, no wonder Puntland is making the constitution like that.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

abwan intaa anaga naedaynasid, kan xunkaa ee qabiil nacaybka daradii manta dhan ucaytamay recovering romantic maad la hadasho. wax qof binadam ku hadlo kuma hadlo qabil somaliyed bu cayaya marki la arko wad u jeda walalow.

 

mise waxagu wa lajifiyana banan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Somalia;819903 wrote:
Who said anything about being afraid? People want justice and Tarzan helped the suspect flee due to clan ties.

Oba wiilasha u daji oo si dagan adiga iyo adeerkaa Abwaan uga jawaaba su,aalahooda :) Mid iyaga ka daran baa jira oo layiraa Recovering Remantics oo qabiil ka buuxo, kaasna la hadla.

 

Khilaafka noocaan oo kala ah Alshabaab buu u danaynayaa, anigu habka abdiwali u dhaqmay oo ah inuu sharciga iyo baarista la dhowro baan raacsanahay. Madaxwaynahaba eed buu jeediyay taasna waa unprofessional aragtidayda, halaga warsugo baarista socota.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this