Carafaat

The Somalia-Somaliland talks Thread

Recommended Posts

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Somaliland oo ku kulmay Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta

 

Khamiis, June 28, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa kulan ku yeeshay goor dhaweyd magaalada Dubai ee dalka Imaaaraadka Carabta, iyadoo labada mas'uul ay hadallo jeediyeen.

 

Kulankan oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda arrimaha dibadda ee isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa wuxuu ahaa mid daba-socda shirkii ka dhacay magaalada London ee dhexmaray ergooyinka ka kala socday Soomaaliya iyo Somaliland.

 

Madaxweynaha Soomaaliya oo hadlay ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan inuu la kulmo madaxweynaha Somaliland, isagoo sheegay in kulankooda uu yahay mid daba-socda kulankii ka dhacay London ayna horay ugu sii wadayaan wadahadallada billowday.

 

Sidoo kale, Axmed Siilaanyo oo isaguna goobta ka hadlay ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay Soomaaliya kala qaybqaataan la dagaalanka burcadbadeedda iyo argagaxisada, isagoo xusay in gooni-isu-taagga Somaliland uu yahay mid lama taabtaan ah.

 

Labada madaxweyne ayaa waxay isku raaceen inay sii socdaan wadahadallada u billowday, iyagoo sheegay in labada guddi ay u ogolaadeen inay sii wadaan wadahadalka billowday si loo xaqiijiyo xiriir dhab ah oo dhexmara labada dhinac.

 

Heshiiska ay labada dhinac gaareen ayaa waxaa ku saxiixnaa labada madaxweyne ee Soomaaliya iyo Somaliland, waxaana tani ay dhabbaha u sii xaaraysaa sidii loo sii wadi lahaa wadahadalka u billowday Soomaaliya iyo Somaliland.

 

Madaxda DKMG ah ee Soomaaliya ayaa rumeysan in dib loosoo celin karo midnimadii Soomaaliya, halka madaxda Somaliland oo ku dhawaaqday inay Soomaaliya inteeda kale ka go'day sannadkii 1991-kii in go'itaankooda uu yahay mid lama taabtaan ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

That is a historic picture Xaaji. Somalis discussing and seeking solutions for their own issues. No Melez, No English, no Kikuyu. It makes my day. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shiikh Shariif Oo Bulshada Somaliyeed Ka Dhuuntay Iyo Siilaanyo Oo Beeshiisa Sii Kaxaystay (Daawo Kulankii Imaradka Carabta Ee Shariif Iyo Jabhada SNM)

 

Dubai(Allssc): Waxaa umada Somaliyeed ay fajac ku noqotay kadib markii ay TV caalamka ka daawadeen Madaxweyne Shiikh Shariif oo ka dhuuntay Golihiisa Wasiirada, Barlamanka, siyaasiyiinta, Aqoonyahanada ,Madax Dhaqameedka, Ururada Bulshada, isaga oo shakhsi ahna hor fadhiistay Jabhda SNM oo ah Jabhad Beeleed umada somaliyeed ku haya dhibaato baaxad weyn, had iyo jeerna huriya colaada ka holcaysa daafaha Dalka Somalia.

Siilaanyo oo hogaaminayay Jabhad Beeleedka SNM ayaa isagu soo kaxaystay Beeshisia sidoo kalana umada somaliyeed ugu soo dhex khalday Dahir Riyaale oo isaga hore beel ahaan looga tuuray hogaanka Jabahda SNM ee uu hada hayo Siilaanyo.

Waxa umadu is waydiinaynaa waxa uu noqon doono kulanka dhinaca kaliya ah ee Jabahda SNM hareeraha kaga istaagtay Shiikh Shariif. Madaxweyne Shiikh Shariif oo loolan adag ugu jiray inuu mar labaad dib ugu guulaysto kursiga Madaxweyne ee Dalka Somalia ayaa aad u wiiqantay rajadiisa kadib markii ay lasoo daristay Fadeexado ka dhan ah duminta Qaranka Somaliyeed, midaas oo sababaysa inuu wareega koobaad ee Dorashada ku hadho isaga oo aan cod badan ka helin umada Somaliyeed ee Jecel Midnimada Somalia.

Wixii warar ah ee kasoo kordha Kulankan kala soco Warbaahinta Codka Shacabka SSC

Share this post


Link to post
Share on other sites

Historic agreement paves way for end to Somali bloodshed

 

DUBAI // An historic meeting between the presidents of Somalia and Somaliland in Dubai today may be the first step towards ending years of bloodshed there.

The meeting, facilitated by the UAE, was the first in 21 years. Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, the president of Somalia's transitional federal government, and Ahmed Mohamed Silanyo, the president of the Republic of Somaliland, signed a declaration that paves the way for future talks and cooperation between the nations.

"This is a breakthrough and we are happy that our brothers in the north want to speak and negotiate," said Mr Ahmed. "As you know, all Somalis come from the same ethnic background, speak the same language and practice the same religion. So we are looking for solutions that satisfy all the segments of Somalia. Such negotiations need time and we hope it will succeed."

 

Mr Silanyo, Somaliland's president, voiced similar optimism.

 

"This will help for peace in the region as a whole, it will help in the fight against piracy and terrorism," he said.

 

Somaliland, which seceded from Somalia in 1991, has never been recognised by the international community. Mr Silanyo said he hoped the Dubai meeting would be the first step toward such recognition.

 

"We do hope it will contribute to us being recognised by the international community as a separate entity. We want to work together and live together - each country on its own," said Mr Silanyo.

 

The UAE foreign policy stance - that regionally initiated dialogue helps resolve conflict - was highlighted in the meeting of the presidents today.

 

The meeting took place on the sidelines of a two-day global counter-piracy convention in Dubai.

 

"What we see today is one people, who communicated and negotiated for the benefit of their people," said Anwar Mohammad Gargash, the Minister of State for Foreign Affairs.

 

"The UAE is very aware that you cannot overcome many years of pain overnight, therefore we are witnessing a historic moment where the two presidents meet andsign this agreement to negotiations."

 

The one-page declaration signed by both presidents is titled The Dubai Statement.

 

"Both parties agreed to the continuation of this dialogue and agreed to allow the two committees, formed by the presidents, to continue the talks to clarify the relationship between the two sides," the statement read.

 

The meeting today formally endorses initial talks between ministers on both sides last week in London.

 

Somalia has functioned without a strong central administration since the ouster of the dictator Siad Barre in 1991. The collapse of his dictatorship led to civil war and inter-clan conflict, which split the country into the regions of Somalia, Somaliland, Puntland and Galmudug.

 

Somaliland, the northwestern region of Somalia, declared independence in 1991 and - despite a lack of recognition by the international community - has its own democratically elected government.

 

With limited economic opportunities at home, piracy became a lucrative business. Somalis say the root of piracy was in the early 1990s when local fishermen fought with foreign trawlers involved in illegal fishing and dumping toxic waste off its coast.

 

Source: The National

Share this post


Link to post
Share on other sites

IMG_5522.JPG

 

Picture of the day Hussein Arab ciise Somalia's TFG defense Minister And President Ahmed Siilaanyo and President Sheikh Sharif and Former President Daahir rayaale Kahin and Somalilands Chief of Cabinet Xirsi Xaaji Cali.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is a progress. I am not exaggerating, if I say there is a fundamental understanding as to what the road-map should be to define Somalia's future form of government by all parties.

 

A lot of work remain though...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

xiinfaniin;846288 wrote:
This is a progress. I am not exaggerating, if I say there is a fundamental understanding as to what the road-map should be to define Somalia's future form of government by all parties.

 

A lot of work remain though...

:D roadmap

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

Sharif seems to be out numbered he seems to be lost amids deligation of somaliland he cuts very small figure lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

They didn't talk, but they are called to sign a piece of paper someone else wrote without any talk and then they pose pictures..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.