Sign in to follow this  
Maaddeey

Garowe: dad shacab ah oo la qab-qabtay!.

Recommended Posts

war ninkaani ayaantan waa dhowaaye daaya, waar maadeey wali Kenya miyaa yaakhay pirate breach tag is furfur ninyohoow, your other side is really nice and most maryooleys here do admire. marka ninyohow, stop shabaabi thing, you know it in any case their aim is to kill ! who ? Masaakiin SOmali ah. they not worth of your support indeed. before i forget well done Puntland!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada Amniga gobalka Nugaal ayaa hawlgal ay ka sameeyeen magaalada Garoowe waxa ay kusoo qabqabteen 104 qof.

 

Taliyaha saldhigga dhexe ee Garoowe labo xidigle Aadan Muuse Jaamac ayaa sheegay in dadkan ay isugu jiraan qaar lagu tuhmayo in ay ka tirsan yihiin kooxda Al-Shabaab, kuwo falal amni darro ah wadey iyo qaar kale oo looga shekiyey in ay ka ganacsadaan mukhaadaraadka.

 

labo xidigle Aadan Muuse ayaa tilmaamay in qaar ka mid ah dadka la soo xiray ay siidaayeen markii la baaray, hase yeeshee ay haatan baaritaan ku hayaan in ka badan 30 ruux oo kale oo ay ku tuhmayaan inay xiriir la leeyihiin al-Shabaab.

 

Taliyaha ayaa sheegay in ujeeddada howlgalkan laga leeyahay ay tahay in la xaqiijiyo ammaanka iyo in laga hortago wax kasta oo liddi ku ah amniga caasimada Puntland.

 

Aadan Muuse Jaamac ugu danbeyntii digniin u jeediyey gadiidleyda isagoo uga digey inay dalka soo geliyaan maandooriyaha iyo dadka nabad gelyada iyo xasilinooda Puntland khal khalka gelin kara.

 

Howlgalkan balaaran ee lagu soo qaqabtay dadka 100-ka kor u dhaafaya ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee noociisa ah ee ka dhaca magaalada caasimadda u ah Puntland ee Garoowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

The question is why would a man, Maaddeey who advocates for AS; a demonic maniacs that blow up little school children, all of a sudden care about shacab being arrested? Maaddeey cares about these people? The people is question are detained/arrested and investigated in accordance with the local law, not killed as your group would have done. Give me a break.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^ Micnaha, dadaaba la laayaaye, annaga xarigeenna yarkaa maxaa ku tusay?.

 

peasant;816745 wrote:
Maadeey meel fog baad martay. Waxaa kaaga fududayd adoo dhaha su'aashu waa mid adag iga qalee sxb
:D
..

Maya, sxb. Qof aan waxba u billowneyn sida wax loogu sheego waa adagtahay, lakin maadaama aan 'madax madow & middi saawira, midna laga quusan' aan isku dayo:

 

Dagaalkii Afghanistan ee Muslimiinta oo dhan (shacab & dawlad) ka wada qayb qaateen, waxaa caawinaayey Maraykan oon ognahay ujeedkiisa!. Weligaa ma maqashay (ama adiga ma is tiri) dad leh Muslimiintu waa gaaloobeen maadaama Mareykan uu caawinaayey?. Ogow, waxa gaalnimada keenaya (on this issue) waa Gaalo oo loo soo raaco, Muslimiin dagaalkood. Faahim, Yaa Ustaad?.

 

Ps. ayaantaan stance-gaaga towards me, wuu jilcaye, maxaa u sabab ah?. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^ Waa halkee? (I don't even know what 'ruday' means) damiinimoba iska dheh! ;)

Ps. Garowe baan ka hadleynaye, maxaa baydhabo meesha keenay?.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

Maadeey-

 

104 arrested on suspicion, 30 detained = due process; ∴ the system works for most, albeit not smoothly. And besides, most Garowe residents, or PL for that matter, would rather have few innocents inconvenienced than in-discriminant suicide/bomb attack.

Share this post


Link to post
Share on other sites
peasant   

Maaddeey;816854 wrote:
^^ Micnaha, dadaaba la laayaaye, annaga xarigeenna yarkaa maxaa ku tusay?.

 

Maya, sxb. Qof aan waxba u billowneyn sida wax loogu sheego waa adagtahay, lakin maadaama aan 'madax madow & middi saawira, midna laga quusan' aan isku dayo:

 

Dagaalkii Afghanistan ee Muslimiinta oo dhan (shacab & dawlad) ka wada qayb qaateen, waxaa caawinaayey Maraykan oon ognahay ujeedkiisa!. Weligaa ma maqashay (ama adiga ma is tiri) dad leh Muslimiintu waa gaaloobeen maadaama Mareykan uu caawinaayey?. Ogow, waxa gaalnimada keenaya (on this issue) waa Gaalo oo loo soo raaco, Muslimiin dagaalkood. Faahim, Yaa Ustaad?.

Kabiir arinta Afghanistan baaba laftirkeeda suaal ka taagan tahay waayo dowladaha sida kuwa aad sheegtay, America, Saudi arabia iyo Pakistan oo iyagu dana gaar ah ka lahaa in Ruushka laga saaro afghanistan baa arintaa dabada ka waday. Al-Qaida oo ah jabhada hada inaga dhibka nagu haysa iyadana sidoo kale su'ali ka tagaan tahay habka ay u fasirato diintana wa ay horboodaysay dagaalkaas. Marka arinta aad soo bandhigtay ma noqon karto mid lagu fasiri karo sababaha qaar gaalada cawinaad u waydiisan karaan oo aan murtad loo oranayn kuwa kalena lagu shaabadeeynayo murtadnimada iyadoo labada dhinacba ay ka siman yihiin caawino waydiisashada gaalada.

 

Hadii aan dib ugu noqdo arinta Somaliya ma fahansani waxa aad ilaa iyo hada aad murtadnimada ugala gabanayso Hassan Dahir Aweys isagoo ku cadahay in uu Eritrea cawinaad ka helo si uu ula dagaalo dadka muslimka ah ee isaga is hayaan haatadan.

 

 

Ps. ayaantaan stance-gaaga towards me, wuu jilcaye, maxaa u sabab ah?.
;)

Maya kaftankayga baa sidaa u qalafsan mar mar ee wax sidaa u fog ma jirin horaan ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this