Sign in to follow this  
Saalax

Madaxwayne Axmed Siilaanyo Oo Goor Dhawayd Guddi U Magacaabay Wada Hadalada Somaliland Iyo Soomaliya

Recommended Posts

Saalax   

War Deg-deg Ah: Madaxwayne Axmed Siilaanyo Oo Goor Dhawayd Guddi U Magacaabay Wada Hadalada Somaliland Iyo Soomaliya

 

Hargeysa (Ramaas) Apr 7,2012 – Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa guddi u saaray qabanqaabada wada hadalada Somaliland la gali doonto Somaliya.

 

War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyadda ayaa lagu sheegay in Madaxwayne Axmed Siilaanyo guddi shan xubnood ka kooban u saaray qaban-qaabada wada hadalada Soomaliya.

 

War-saxaafadeedka Madaxtooyadda oo dhamaystirana waxa uu u dhignaa sidan “Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) isagoo ku qanacsan baahida loo qabo in ay Somaliland, dhineceeda fuliso, Go’aamadii Shirkii Caalamiga ahaa ee London 23 Feberoury 2012, inta ka khusaysa gaar ahaan Qodobka tilmaamaya wada hadalka Somaliland iyo Somaliya, waxaa uu magacaabay Guddi Farsamo oo kooban 5 xubnood kana hawl-gelidoona qaban-qaabada iyo qaabka wada hadalka (Somaliland & Somaliya) kuwaas oo kala ah:-

 

 

 

1. Wasiirka Arrimaha Debeda, Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar

 

2. Wasiirka Arrimaha Gudaha, Maxamed Nuur Caraale (Duur)

 

3. Wasiirka Hawlaha Guud iyo Gaadiidka, Axmed Cabdi Xaabsade

 

4. Wasiirka Cadaalada iyo Garsoorka, Xuseen Axmed Caydiid iyo

 

5. Wasiirka Beeraha, Prof. Faarax Cilmi Maxamuud

 

Gudigani waxay ka qayb-gelidoonaan kulan gogol-xaadha oo ay labada dhinac dhawaan ku yeelan doonaan Magaalada London ee Cariga ingiriiska.

 

ALLAA MAAHD LEH

 

Cabdilaahi Maxamed Daahir

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL

 

 

 

Ramaasnews desk

 

Hargeisa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Farole where are you!!! waxan oo kale looma dhul qadan karo siilanyo just did a huge disrespect to farole and ignored his demands

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr_Osman;816243 wrote:
Farole where are you!!! waxan oo kale looma dhul qadan karo siilanyo just did a huge disrespect to farole and ignored his demands

Dr osman there is little faroole can do Farooles president is sharif and Somaliland will talk to the authorities in Mogadishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

xiimaaya;816144 wrote:
Siilaanyo himself she should sit down with the central gov.. Somalia gov shouldnt sit with these new boys.

I am sure that will happen sometime Insha Allaah, laakiin wadahallo kasta ayaa marka hore u billowda qaab ay ka qayb galaan madax hoose ama dhexe. Raggaan la soo xulay ma xuma. I just hope in Madaxweyne Shariif soo xulo dad u leh aqoon iyo waaya-aragnimo hawshaan. Heshould include dad 60-kii heshiiskii dhacay wax kala socda.....No 4.5 maalayacni please:D

Guess where they are going to meet? UK baan filayaa....warbixin intaas ka badan in la hor boodo ma fiicna:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Farole will deal with this issue on the strongest of terms to send a message to rogue administration without puntland approval any discussions is null and void. by default

 

How somaliland lobby will challenge the article that clearly addresses Somalia territorial unity in the constitution which has been agreed upon by domestic and international stakeholders will be interesting indeed!!! sheekoy ku nacay miyaa siilanyo another nice lie to his ppl

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Xaaji Xunjuf;816283 wrote:
^They were saying that the past 21 years its just getting better and better every day:D

I agree with you,the dream has taken 21 long years but finally coming to an end.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abdul that's a wishful thinking Somaliland always wanted to talk to a government in Somalia the past 21 years but there wasn't really a government in Somalia the past 21 years this is the time and i think President sharif and his government can be a good partner in dialogue.

 

But Mark words Somaliland independence is never ever in dispute its the aspirations of the people of Somaliland no one can change that:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

^^ What independence, I thought your ictiiraf demands were politely turned down by the IC, didn't you listen to Her Excellency the American Secretary of State? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this