Sign in to follow this  
Wadani

Interview with Dr. Cali Khaliif Ghalaydh

Recommended Posts

Wadani   

This was an interview of the Dr Cali taken some years back.

 

dr. cali khaliif galaydh ayaa beeshiisa ugu baaqay inay iska ilaawaan riyada soomaaliwayn

 

News

 

DR Cali khaliif Galaydh oo aan kula kulanay Magaalada Laascaanood oo uuka soo qaybgalay caleema saarkii Garaadka beeshiisa ayaanu wax ka waydiinay arrimaha gobolka sool iyo sida uu u arko hadal kii ka soo yeedhay Cade Muuse

 

SU:Dr Cali waxaad ka mid tahay siyaasiyiinta Gobolka Sool sideed u aragta muranka ka dhex taagan Somaliland iyo Puntland?

 

JA:Walaahi anigu wax weyn uma arko wayo gobolkan Sool wax lagu murmi karo maha waana la yaqaan xuduudihiisa , ee waxaa jira rag ku shaqaysana arrinkan oo wax weyn ka dhiga oo ay iyaga sidan ugu badisay.

 

 

SU:Sidee baad adigu is leedahay waa lagu dhamayn kara khilaafkan taagna mudada badan ee aan wali wax xal ah loo helin?

 

JA: Waxaa lagu xalin karaa iyaga oo shicibka ka soo jeeda Gobolkan Sool ay gartaan dantooda iyo meesha uu ku jiro maseyrkoodu oo ay iska ilaawaan riyada somaliweyn ee aan jirin.

 

 

SU: Dr Cali adigu waxaad ka mid ahayd Ragii sida weyn u taageersana Somaliland hadana waxaad ka mid noqotay dawladii fashilantay ee carta marka ma is leedahay mawqiifkaagii hore ee carta wax baa iska badalay?

 

JA:Horta waxaan ka mid ahaa Ragii ku dhawaaqay Somaliland ee ka qayb galay shirkii Burco markii dambana mawqifkaygii wuu is badalay oo waxaan ka qayb galay shirkii Carta oo Rag badan oo reer Somaliland ahiiba ay ka qayb galeen.

Hadana wuu is badalay mawqifkoodi oo Somaliland ayey hada ku sugan yihiin marka kuwaasuun baan la mid ahay aniguna.

 

 

SU: Dr Cali caleema saarkii Garaadka waxaa ka soo qayb galay Cade Muuse wuxu sheegay inaan Laascaanood Calan aan ka Puntland ahayn laga taagi karin sideed u aragtaa adigu Cali ahaan ?

 

JA: Horta anigu maan ogeyn meel uu Cade Muuse ka yidhi sidaa laakin haduu sidaa yidhi waa nin iska hadlayn uun oo rayigiisa dhiibtay Laascaanoodna waa somaliland.

 

Su: Dr Cali hadaan kula kaftamo miyaanad gaadheyn caasimada Somaliland ee Hargeysa ileyn waxaad tahay siyaasiga igu weyn gobolkane ?

 

JA: Walahay waa ruunta oo waxay ahayd inaan gaadho caasimada somaliland ee Hargeysa laakin waxaan i samaxayn wakhtiga oo waxaan gaadhaya dubai oo aan u tagayo hawlo ganacsi.

 

 

SU: Su,aasha ugu dambaysa ee aan ku waydiinaya waxay tahay waxaad tahay nin Ganacsadaa oo shirkada Somtel sheerka ugu weyn ku leh marka miyaanayn haboonayn inaad siyaasada ka baxdo oo aad noqoto nin Ganacsada?

 

JA: Horta sheerka ugu weyn ma lihii shirkada Somtel ee waxaan ka mid ahay dadka sherarka ku leh shirkada , mida kale horta qofka siyaasiyga ahii way adagtahay inuu si dhib yar uga baxo siyaasada.Aniguna hada siyaasad aan ku jira ma jirto.

 

 

waanad mahadsantiihiin

 

 

Source:Sooyaal

 

Posted on Friday, June 02 @ 12:16:41 DAVT by editor

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

galeyr is fraud. this is clear example of the guy we are dealing with. he has no principle and everthing he does is driven by personal interest, qabiil and masayr. kan ilahay ba dilay e naga daya hadalkisa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Wadani;815999 wrote:

Horta waxaan ka mid ahaa Ragii ku dhawaaqay Somaliland ee ka qayb galay shirkii Burco markii dambana mawqifkaygii wuu is badalay oo waxaan ka qayb galay shirkii Carta oo Rag badan oo reer Somaliland ahiiba ay ka qayb galeen.

Hadana wuu is badalay mawqifkoodi oo Somaliland ayey hada ku sugan yihiin marka kuwaasuun baan la mid ahay aniguna.

 

Laascaanoodna waa somaliland.

waa fake interview, why this mysterious interview is appearing after 6 long years, but even if it is true, Cali Khaliif, Xaglatoosiye, Buubaa, Siilaanyo, Kaluun, Riyaale all of them are individuals. The reality is the vast majority of SSC/Khaatumo support Khaatumo State & United Somalia. And I guess the most of NorthWest region of Somalia (Somaliland) support the clan-secession of Somaliland. The most important thing is that we Somalis respect our differences, and coexist peacefully.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Mooge;816013 wrote:
galeyr is fraud. this is clear example of the guy we are dealing with. he has no principle and everthing he does is driven by personal interest, qabiil and masayr. kan ilahay ba dilay e naga daya hadalkisa.

Cayda jooji, you have too much cuqdad. Prof. Cali Khaaliif is well respected Somali leader by Khaatumo people, and all Somalis.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

Liibaan walaalo, this interview didnt just appear now. I just happen to come across whil doing some research on Dr. Cali. I was interested in finding out what he did his PHD in, and where he taught. Under his wikepedia page i came across this interview on Somaliland Patriots, and it was a very old post. Years back. Here's the link. http://www.somalilandpatriots.com/news-587-0.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Wadani;816036 wrote:
Y'd u put buubaa in brackets beside my name? lol.

 

looool, Dr. Cali Khaaliif & Buubaa waa labo nin oo si fiican isku yaqaana, Markii uu Cali Khaliif, Prime Minister ka ahaa, Buuba waxa uu ahaa Foreign affairs minister, markaa Buubaa Ka wareyso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Wadani;816034 wrote:
Liibaan walaalo, this interview didnt just appear now. I just happen to come across whil doing some research on Dr. Cali. I was interested in finding out what he did his PHD in, and where he taught. Under his wikepedia page i came across this interview on Somaliland Patriots, and it was a very old post. Years back. Here's the link.
.

 

Walaal Wadani, somlilandpatriot.com is biased and not credible source. Propaganda iyo Been ayee ka sameenayaan Cali Khaliif. somlilandpatriot.com like many other Somaliland websites waxa ee kasoo siyaasada somaliweyn ee Cali khaliif.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Wadani, Dr. Ali Essa Abdi is the Chairman of the Supreme Council of Khaatumo State , and Dr. Ali Khaliif is only a one member of the Supreme Council ( Golaha Sare ee Guurtida Khaatumo).

 

 

Renowned International Economics Expert & 30 year IMF Veteran Dr. Ali Essa Abdi is the Chairman of the Supreme Council of Khaatumo State ( Better known as the Spiritual Leader of Khaatumo Movement).

 

Gudoomiyihii Gudiga Abaabulka Iyo Qabanqaabada ShirWeynihii Taariikhiga Khaatumo II ee Taleex Iyo Gudoomiyaha Golaha Sare ee Maamulka Khaatumo State Dr. Cali Ciise Abdi Oo waraysi Siiyay Rooyal TV (Daawo Video)

 

 

 

 

Agaasimaha Guud ee Macadka Tabarada Dhaqaalaha iyo Siyaasada Ee Bariga Afrika Dr-Cali Ciise Cabdi Oo Safar Shaqo kuyimid Magaalada Nairobi Ayaa Waraysi Dheer Oo Dhinacyo Badan Taabanaya Siyay Royal Tv.

 

 

 

caliciise3.jpg

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

_______________________________________________________________________

 

 

Ali-issa1.jpg

 

Renowned International Economics Expert & 30 year IMF Veteran Dr. Ali Essa Abdi is the Chairman of the Supreme Council of Khaatumo State ( Better known as the Spiritual Leader of Khaatumo Movement).

 

 

 

"Dowladaha Bariga Africa Sida Djibouti, Kenya, Itoobiya Iyo Uganda SiWeyn Bay Khaatumo State Usoo Dhoweeyeen" Halyey Dr.Cali Isse

 

" Wax La Aqbali karo Ama Loo Adkeysan Karo Maaha in 80 Caruura oo 7- 14 Jir Ah Loo Dhaadhiciyo Xabsiga Mandheera

 

Lasanod Online. Thursday, March 22, 2012

 

 

 

 

Nairobi,(Lasanod Online)- Gudoomiyaha hay'adda HESPI, ahna xubin kamid ah gudida fulinta G10 ee maamulka Khaatumo, Dr.Cali Ciise Cabdi..

 

ayaa waraysigan kaga waramay arrimo badan oo khuseeya maamulka Khaatumo iyo guud ahaan Somalia.

 

Dr.Cali wuxuu ka hadlay wadahadalo ay la yeesheen dawladaha Itoobiya iyo Jabuuti oo labaduba shacab iyo dawlad soo dhoweeyey maamulka Khaatumo. Hoos ka dhegayso Waraysiga oo dhan.

 

Halkan Ka Dhageyso:

 

 

http://lasanod.com/details.php?num=7157

 

___________________________

 

 

 

dr-cali-ciise.jpg

 

Xurmadle Dr Cali Ciise Cabdi Gudoomiyaha Golaha Sare ee Guurtida Khaatumo Ayaa Waraysi Dheer Kaga War Bixiyey Wax Yaabihii u Qabsoomay Dowlada Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia

 

Dr cali ciise cabdi ayaa ku nuuxnuux saday waraysi dheer uu siiyey radio Khaatumo, Dr ku aad u sharaxay ila hada wadama ay la kulmeen iyo waxyaabihii ay ka wada hadleen iyo waliba ujeeda hada kenya u joogaan Dr ka ayaa waraysigan kaga waramay arrimo badan oo khuseeya maamulka Khaatumo iyo guud ahaan Somalia.

 

Dr.Cali wuxuu ka hadlay wadahadalo ay la yeesheen dawladaha Itoobiya iyo Jabuuti oo labaduba shacab iyo dawlad soo dhoweeyey maamulka Khaatumo. Hoos ka dhegayso Waraysiga oo dhan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

galeyr is fraud. this is clear example of the guy we are dealing with. he has no principle and everthing he does is driven by personal interest, qabiil and masayr. kan ilahay ba dilay e naga daya hadalkisa.

reer somaliddiid (scriptka wadani la baxay iyo wixi la mid ah gartaye oo wanaag kama sugaye) adiga moge cali khalif muxu ka cunay waa yaabe? you are showing your true colors sxb. Waxa ugu cadheesantahay waa qeebta wacan ee weyn uu ka qaatay in la sameeyo maamulka khaatumo. Adiga aya masayr ku haya oo qabileste ah. ee edab yeelo. Walahi waad caqli yartahay mesha walaalada reer khaatumo aad u tahniyadeen laheed ayaad adeerka faroole la safatay. waa iska aduun laakin adoo kale way buxan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Mooge is speaking for the people of Puntland which Khalif Galayr tried to ruin in the early 2000s but he was thrown out by the loser CabdiQashin after he failed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

Hey Aaliyah, im not Soomaalidiid. Dont call me that please. Nin wadani ah baan ahay oo soomaalinimadu lafta kaga jirto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

haduu kan moge la dhoho iyo wixi caqligiisa qaba imaan leeyihiin way fahmi lahyeen in reer khaatumo mamulka puntland wax xumaan ee u haynin oo ay tashteen oo mamulkooda khaatumo tageersanyihiin iyo nimanka qaaliga ah haduu noqdo prof cali khalif ama dr cali ciise iyo niman badan oo aan halkan kuso koobi karin ee boqolkiiba boqol garab jogaan....laakin ma arko waxaas adeerkis faroole baa u muuqda iyo reerkisa wuxu isleeyahay faaido ugu jirto..marka mesha caqli malugu hayo waa akhiru samaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this