Sign in to follow this  
UZTAAD

Today's assassination attempt was inside job orchestrated by president sharif to eliminate the pm

Recommended Posts

Mario B   

^^ Johnny B, you have may have a point in your second part of your comment, the OP could be a shaabist who wants us to turn into each other. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

Xaaji Xunjuf;814640 wrote:
:D
:D:D

 

Sh dalxiis wants to assassinate Cabdi cawar this is just getting crazier and crazier

Yeah, and agent Godane and Afghani whom you support want both of them dead for the benefit of the "Phantom Republic"

Share this post


Link to post
Share on other sites

Today's assassination attempt was inside job orchestrated by
president sharif
to eliminate the pm

:D:D:D hal mid ogaada PM Cabdiwali waa Raysulwasaaraha Soomaaliya ma ahan Raysalwasaare Puntland. qofki 1991 ugu danbeysay Xamar oo walina caqliyaddaas wato, ha ogaado waa hore ayaa laga tagay cuqdadaas. Madaxweynaha inaad ku tuhunto in uu Raysalwasaarihiisa khaarijinayo sida bahalnimada ah ee maanta dhacday, waxay i tusineysaa sida dadka qaar ay u taxaltageen, mar haddii nacaybka qabyaaladeed indha saabay, waxna ma dhaamaan Shabaabka maanta qaraxa sameeyay. :(

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shinbir Majabe;814644 wrote:
:D
:D:D hal mid ogaada PM Cabdiwali waa Raysulwasaaraha Soomaaliya ma ahan Raysalwasaare Puntland. qofki 1991 ugu danbeysay Xamar oo walina caqliyaddaas wato, ha ogaado waa hore ayaa laga tagay cuqdadaas. Madaxweynaha inaad ku tuhunto in uu Raysalwasaarihiisa khaarijinayo sida bahalnimada ah ee maanta dhacday, waxay i tusineysaa sida dadka qaar ay u f********, mar haddii nacaybka qabyaaladeed ku f********, waxna ma dhaamaan Shabaabka maanta qaraxa sameeyay.
:(

Shinbir Siyaasada wa inad wax ka fahantiid koley dhaliyaro baad tihin eh Cabdi weli wuxu ku yimi Beel Somaliyeed hadaynu eegno 4.5 marka beeshaas ayuu matala oo u fadhiya waliba marka beesha la kala sii qaado Beesha ka soo jeeda Mamuulka Budhlayn.Marka dee inagu waxaynu ugu yeedhayna Raisal wasaaraha Somalia eeh dawlada kumeel gaadhka laakin dee maskaxiyaan qofku wuxu matala Somalia laakin Somaliyan dee wuxu matala Budhlayn iyo tolki oo degen garowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

So the President was going but he decided not to attend at the last minute?

Actually, Madaxweynaha wuxuu maanta xafiiska ku qaabilaayay ganacsato u dhashay walaalaha Turkiga kuwaasi oo uu kala hadlay mashaariic isugu jirta dib u dhis iyo horumarin oo Dalka laga hirgelinayo.

 

turkiga7.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

Xaaji Xunjuf;814646 wrote:
Mario i don't support any one Mario i only support the Somali people in the horn of Africa iyo jiritaankooda.

Then stop name calling your leaders. :D You soud like a hypocrite!!

 

P.s Amir Godane my ***.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;814648 wrote:
Shinbir Siyaasada wa inad wax ka fahantiid koley dhaliyaro baad tihin eh Cabdi weli wuxu ku yimi Beel Somaliyeed hadaynu eegno 4.5 marka beeshaas ayuu matala oo u fadhiya waliba marka beesha la kala sii qaado Beesha ka soo jeeda Mamuulka Budhlayn.Marka dee inagu waxaynu ugu yeedhayna Raisal wasaaraha Somalia eeh dawlada kumeel gaadhka laakin dee maskaxiyaan qofku wuxu matala Somalia laakin Somaliyan dee wuxu matala Budhlayn iyo tolki oo degen garowe.

Xaaji, waan la socdaa inuu 4.5 ku yimid. balse micnaheeda ma ahan inuu u shaqeeyo beeshiisa, wuxuu u shaqeeyaa Soomaalida oo dhan, taa ayaa dad badan ka maqantahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mario B;814650 wrote:
Then stop name calling your leaders.
:D
You soud like a hypocrite!!

 

P.s Amir Godane my ***.

Amiir godane

President sharif

President faroole

President caalin

President Tiicay

Professor Cadow

Professor Samatar

 

They are just tittles nothing biggie

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shinbir Majabe;814651 wrote:
Xaaji, waan la socdaa inuu 4.5 ku yimid. balse micnaheeda ma ahan inuu u shaqeeyo beeshiisa, wuxuu u shaqeeyaa Soomaalida oo dhan, taa ayaa dad badan ka maqantahay.

 

Sax Shinbir Siyaasiga wuxu matala dadka Somalia iyo dalka Somalia laakin dee Somalida ayaa raba mar ba inay duwan sheekada oo ay ka dhigaan Siyaasi reer wana dhibaato.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;814653 wrote:
Sax Shinbir Siyaasiga wuxu matala dadka Somalia iyo dalka Somalia laakin dee Somalida ayaa raba mar ba inay duwan sheekada oo ay ka dhigaan Siyaasi reer wana dhibaato.

Farole ayaa matalo beeshaas dagan Puntland, laakiin haddii mansab Soomaali oo dhan leedahay loo dhiibo waa inuu u shaqeeyaa Soomaalida oo dhan, beeshiisana waa ku ceeb iney dhahdo anagoo noo shaqeeyaa. Caqliyaddaas waa in laga koraa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Uztaad is spewing nonsense here

 

Alshabaab claimed so why speculate?

 

Intii dhimatay allaha u naxariisto. Abdiweli as General Duke rightly pointed out will die when his time comes. He is doing great job on consistent fashion.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

There is no doubt that the TFG security has been infiltrated and even themselves are realising these. But to suggest Sh Shariif had a hand in this is absurd and irresponsible. No need to create paranoia at this time when the enemy is getting weaker and weaker and Somali people are expecting the return of their nationhood.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this