Sign in to follow this  
burahadeer

beel keen erey somali oo KH ka kac.

Recommended Posts

Khaanad

Khasaaro

Khajilaad

Khusayn

Khaniis

kharash

Khaanad = خزانه

Khasaaro = خساره

Khajilaad = خجل

Khusayn = يخص

Khaniis = ???

kharash = خرج (outcome)

 

Yes Shawqi all these words are Arabic.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The xamari folks (reer xamarka cadcad) they can't pronounce Q, they say everything KH. e.g, "Walaahi ani waa khaati" instead of waan Qaatay.

"Tuugii waala soo khabti", instead of tuugii waa la soo qabtay. "ani Khuraan aan barahaa" instead of "ani Quraan baan baran"

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaan waa waxaa had iyo jeer u sheegi jiray. Erey 'kh' ka bilowdo Afsoomaaliga kuma jiro. Erey xataa 'kh' dhexda xaraf ahaan kaga jiro kuma jiro Afsoomaaliga.

 

Afsoomaaliga isir ahaan uma laha ereyga 'kh.' Ereyada dhan 'kh' wada ah waa ereyo wada Carabi ah. Quuro looma qori karo 'khuuro.' Saa shaqsi ahaantaada ugu dhawaaqeysid ma badalaayo ereyga higgaadiisa. Qalqal waa sidaas oo kale, 'khalkhal' ma'aha. Again dhawaaqo shaqsiyaadkaaga ereyga ma badalaayo higgaadiiisa.

 

Waxa kale jirto Afsoomaaliga markii la qoraaye kuwii qoray wey ka doodeen 'kh' iyo 'q.' Badanaa 'kh' oo ereyo Afcarabi ah waxaa loo daaye magacyada iyo meelaha, like nouns. Sida Makhtal, Mukhtaar oo kale loo daaye marka la qoraayo. Ereyada Carabi 'kh' ah oo laakiin nouns ahayn 'q' loo qoraa. Kuwa Afsoomaaliga ahna waa wada 'q' for that doesn't change.

 

Soomaali badan ku wareersan waxaan, xataa anagoo xaadir ah Afsoomaaligii badalaan rabo. Haddii saan lagu socdona beri kuwa ku doodo xarafka 'p' in uu Afsoomaaliga ku jiro soo bixi doono. Same with kuwa ku doodi doono beri xarafka 'v' in Afsoomaaliga ku jiro. Waxee tusaale u soo qaadan doonaan sida hadda 'khuuro' oo aan jirin loo soo qaatay. Waxee dhihi doonaan erey 'pun' waaye ee ma'aha bun. 'Piimees' waayee ma'aha biimees. Waxee dhihi doonaan 'vajac' waaye ee ma'aha fajac. Waxee dhihi doonaan 'varuur' waaye ee ma'aha faruur.

 

Afsoomaaliga hab iyo isirba uma laha xarfahaas, oo kala ah mar kale aan ku celiyee: V, P iyo KH. Alfabeetada waa lagu daray xarafka 'kh' maxaa yeelay ereyada badan ee Carabiga ah Afsoomaaligeena ku jirto ugu wacan. Kuwa 'v' iyo 'p' ahna waa laga tagay, oo ereyada yar yar ee shisheeye laga soo deensado ereyadaas ku jiraan si automatic ah waxaa lagu badalaa f iyo b respectively. Kuwa Carabiga ahna 'kh' ku jiro automatically becomes 'q' if it is not a noun. Dad badan ma'oga tan. Waala wada wareersanyahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

How about khuukh!! U know fugly shyte...in somali its xuux. I came up with this word back around 2005. I was trying to safe some one headches so i narrowed it to this word. Person got it & drop it. It was win win situation....the interested person was a good friend so i had to lay it on the line.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garaad Bari;813602 wrote:
Khurkhuri could be qurquri

Khadiifad mat made of plastic

Khadadwale laborer in construction

Khayaamoole

Khurmay/ qurmay

Khalkhalid

all these arabic words.Kh is always q in somali.

Qadiifad

qadaadwale

qayaamoole

qurmay

qalqalid

no one has yet come up with somali word that starts with KH,and any begin with kh is arabic.So we don't have it in somali language.

Share this post


Link to post
Share on other sites

waar intaadan waxaas ku mashquulin horta baro sida Somaliga loo qoro. star with the thread title now (bal keena eray somali ah oo "kh" ka kaca)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this