Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Madaxweynaha Qaranka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqday Degmada Cadadado + SAWIRO

Recommended Posts

Hees isku dhaceyso la saaray. Waxa kaliya Caydiid Senior and Junior ku roonaayeen waxee tahay badbaadinta keydka Raadiyo Muqdisho. Historical videos iyo audios badbaadiyeen.

 

Good for Shariifka. That is what I was saying. Degmooyinka kale dhamaan ha tago oo Barbaarta heysan iyo xirooyinka barakacyaasha ee Dhadhaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

obahiloow, cadaado weey ka taalaa walaahi. Waa meel aad u dayacan. what happened to all the pirate money? cadaado received more pirate money than any other city and it is still looks meel laga cararay. the mayor Mr. tiiceey maxaa ku dhacay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Well done Sh Shariif. These kinds of visits are needed to show solidarity with the people who help themselves. Ximan & Xeeb are really good people; though the TFG has snubbed them several times they kept their support for the government in Mogadishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

His correct tittle is Madaxweynaha dawlada kumeel gaadhka eeh Somalia after august ayaad ugu yeedhi karta madaxweynaha qaranka Oba hiloowlow:D

 

Either way its all cool sharif visited so many places in Somalia Garowe bosaaso cadaaado galkacyo good on him.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Warya oba, I don't have an issue with shariif, why are people so so defensive lately? The only thing I was trying to say was that the use of qaranka was superfluous. Just say president rather than the national president. Nevermind I guess.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Naxarow summerki ba so dhow dadku wa iska wada sensitive ta labaad dee sharifku soo oba inadeerki maha wa inu qaranka cidi hogaamisa aad u muujiiya marka wa madaxweynaha qaranka ileen Somali baynu nahay eh wala is wada ogyahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa ruunta Lakin dinacayga dadku relaxed bey noqdan summerku marku soo dowaado lol, carry on though, ana mid ban so qoraya: mujahidka sharifika hogamiyaha sheekha qaranka Jamhuuriyada dimuqardiga Soomaaliya lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

looool@ Naxar war maxaad is daba dhigtay Mujahidka Hogaamiyaha sheekha qaranka Jamhuuriyada dimuqradiyada Somalia Hadanaad Amiiral mumunin ku sheegin baad buro sida 2006 taasa la isku sheegi jiray. Summerku runti wa inay maskaxdu ku qaboowdo aad fasax wanaagsan qaadatid . Ma ogtahay waxaas oo dhan waxa laga bartay dawladi hore Maxammad siyad bare ninki garanaya garanaya. Wa madaxweynaha umada jaale generale Maxammad siyaad bare abihi dimuqradiga qaranka Somaliyeed, waalidi ba wali socotta:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;810963 wrote:
Naxarow summerki ba so dhow dadku wa iska wada sensitive ta labaad dee sharifku soo oba
inadeerki maha
wa inu qaranka cidi hogaamisa aad u muujiiya marka wa madaxweynaha qaranka ileen Somali baynu nahay eh wala is wada ogyahay.

Oba iyo Madexweynaha qaranka ilma adeero ma ahan, beenta aad dhureysid jooji fadlan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this