Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Madaxweynaha Qaranka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqday Degmada Cadadado + SAWIRO

Recommended Posts

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaaladda Cadaado ee gobolka Galgaduud.

 

Mudane Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliyo mas’uuliyiin uu ka midyahay gudoomiyaha baarlamaanka iyo xubno kale oo ka tirsan labada gole ee dowladda.

 

Wariye Maxamad C/qaadir Daahir oo ka mid ah wariyayaasha Radio Muqdisha oo la socda wafdiga Madaxweynaha ayaa ku soo waramaya in Madaxweyne Sheekh Shariif garoonka diyaaradaha ee magaalad Cadaado si diiran ugu soo dhaweeyeen boqolaal dadweyna ah iyo mas’uuliyiinta maamulka Xibin iyo Xeeb.

 

Sheekh Shariif ayaa lagu wadaa in uu xarunta madaxtooyada maamulka ximan iyo xeeb kulan kula yeesho mas’uuliyiinta maamulkaasi isagoo sidoo kalan dadweynaha kala hadli doono meel fagaaro ah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

@oba hiloowlow

 

When you want to add photos from RadioMuqdisho, upload them onto sites like imgur.com

 

Because they have disconnected hotlinking, we can't see it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this