Sign in to follow this  
Saalax

Madaxweynaha Galmudug oo ka soo horjeestay in Garoonka Gaalkacyo Loogu Magacdaro Cabdulaahi Yuusuf

Recommended Posts

Abwaan   

xiinfaniin;809898 wrote:
^Actually, if you know man's history his compromise with Aideed is the very foundation of peace Galkacyo rests today. So lets show some perspective, xaaji xunjuf

Yes ragannimo ayuu ahaa compromise-ku waana taariikhi sidaan marwalba sheegana in halkaas laga sii ambaqaado ayaa habboon laakiin carruurtan aad soo deyseen taariikhda runtaa bara....One thing you guys need to know is Gen. Caydiid AUN Illaa Raaskambooni buu haystay and for the sake of nabadda degaanka wuu ka aqbalay codsigii AUN Col. Cabdullahi. Ma illowdeen when he came to Mogadishu oo uu rabey inuu dowladdiii Salballaar Ra'iisal wasaare ka noqdo oo Gen. Caydiid u diidey oo markaas uu Ayroboorka Cisaleey ee Cali Mahdi xukumayey ka duulay? If you guys want to deny that just wait for the next Keydmedia video markaas yaan la kala dhuuman:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

By the way aniga aragtidayda AUN labadaba C/llaahi Ciise iyo Maxamed Cawaale Liiban ayaa ka mudan balse haddii nabad lagu helayo Ayroboor baad ka hadlaysaane magaalada dhan xitaa magaca hallaga beddelo. I just don't like the hypocracy-ga iyo carruurtaan meelaha lagu soo daayey. Haddii dad ku kibraan the alternative dad unbaa ku le'an wax laga faa'iidayana ma leh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

@Abwaan

 

He came to Mogadishu and told Aideed that one will take the PM and one will take the Presidency.

 

Aideed refused and said that the reer waqooyi should be given a position.

 

What happened later with Aideed? And how was it possible?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Somalia;810171 wrote:
@Abwaan

 

He came to Mogadishu and told Aideed that one will take the PM and one will take the Presidency.

 

Aideed refused and said that the reer waqooyi should be given a position.

 

What happened later with Aideed? And how was it possible?
:D
:D

I am glad you know that part of the history...Intaan inaad ogtahay maba ogeyn ee waxaan is iri wax kalaa loo sheegay:D lol@REFUSED meaning NO:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Yeah but I don't see how it is bad given that Aideed then drove the country into anarchy, if anything you just helped "caruurta" further the history of Abdullahi Yusuf :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waryaa Abwaan caruurta aad sheegaysid maad Somalina u deysay :D

 

Internet portals cannot change the reality on the ground awoowe, and everybody knows that or at least should know that.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Abwaan;810173 wrote:
I am glad you know that part of the history...Intaan inaad ogtahay maba ogeyn ee waxaan is iri wax kalaa loo sheegay:D lol@REFUSED meaning NO:D

wadaniyoow taas ma wax la isku amaano miyaa mise waa wax la isku caayo? Eesh calaa wadani. wallahi waa abtirsatay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

xiinfaniin;810178 wrote:
Waryaa Abwaan caruurta aad sheegaysid maad Somalina u deysay
:D

 

Internet portals cannot change the reality on the ground awoowe, and everybody knows that or at least should know that.

What?

Somalina wargeyskeeda maxaad u aflagaadeyneysaa adigu? ha aqrisan mar danbe yaah. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

xiinfaniin;810178 wrote:
Waryaa Abwaan caruurta aad sheegaysid maad Somalina u deysay
:D

 

Internet portals cannot change the reality on the ground awoowe, and everybody knows that or at least should know that.

Adigu carruurta ha halaajin ee taariikhda runtaa ee Soomaaliya bar, let them not pick and choose. Nabadda, sinnaanta, caddaaladda iyo isu-samirka micneheedana halla baro. Ayroboorkii qodxaha badnaa ee Gaalkacyo baaba JFK la noqday. 1978-kii bay ka wada maraysaa waa sidee bahashu mise waxaa rabtaan inay 1991-kii gaarto?:D

Hore halloo socdo Insha Allaah waa la gaari nabad waarta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Sh,shariif maanta wuxuu ugu yeeray c/yusuf geesi mudan in gaalkacyo loogu magac daro shalayna wuxuu lahaa ethiopian baa noo keenay ee qoryaha ha la qaato,waa laba wajiile maraa waxid

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waryaa, gooni, 2006kii baabay kaaga dhegantahay e :D

 

Abwaan, awoowe Galkacyo waa Galkacyadeedii , Cabdullaahina reer Gaalkacyood waa ahaa, in garoonka loogu magacdarana xaq buu u leeyahay. Wax laga hadlaa oo kale meesha ma yaallaan.

 

As for taariikhda hore iyo tii danbe, qolaa iigu dhaaratay Ceelasha biyaha 15 dabaq baa ka dhisan :D, anna xera qaxooti baan u haystay

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Somalina;810109 wrote:
Are you not ululating for the Clan state parties held in Nairobi hotels? faatadhug badanaa, afkaaga iyo dhegahaga isma maqlaan miyaa?

He changes by the week. But at heart, Nassir is a Somalilander. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this