Sign in to follow this  
Saalax

Madaxweynaha Galmudug oo ka soo horjeestay in Garoonka Gaalkacyo Loogu Magacdaro Cabdulaahi Yuusuf

Recommended Posts

^Actually, if you know man's history his compromise with Aideed is the very foundation of peace Galkacyo rests today. So lets show some perspective, xaaji xunjuf

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Garoonka Gaalkacyo oo Leesku Mari La Yahay In Loogu Magac Daro Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya (Warbixin)

 

 

Muqdisho (RBC Radio) Soomaali qilaaf iyo qab qabsi kama dhamaado markasta oo la sameeyo wax wanaag ah ama wax hor mar u muuqda waxaa jira dad ka soo horjeesta waxaana taasi la dhihi karaa waxaa keenay waxyiga lagu jiro.

Iskabadaa wanaagee sidoo kale waxaa jira dad ka soo horjeeda xataa in xumaanta leeska raabo ama leeska qaado waxaana waxyaabaha aan ka baranay burburka mudada dheer ragaadiyay wadanka Soomaaliya.

Cor. C/laahi Yuusuf Axmed wuxuu ahaa madaxweynihii hore ee wadanka Soomaaliya, sanadku markii uu ahaa 1934 ayay noloshiisa ka soo bilaabatay oo uu dhashay waxayna ku ekaatay oo uu Alle ofsaday 23 bishaan Marso ee sanadka 2012.

Waxaa Aas qaran loogu sameeyay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobalka Mudug ka dib markii salaada janaasada lagula dukaday magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya iyo Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa waxay ku dhawaaqeen in garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo loogu magax daray madaxweynihii hore ee Soomaaliya c/laahi Yuusuf Axmed.

Markii uu arinkaasi soobaxay ayaa isla markiiba waxaa ka soo horjeesatay maamulka Galmudug oo ka arimiya koofurta magaalada Gaalkacyo kaasi oo sheegay in ay ka soo horjeedaan arintaasi.

Madaxweyanaha maamulka Galmudug Maxamed Axmed Caalin ayaa sheegay in garoonka Gaalkacyo Madaxweyne Shariif iyo Madaxweynaha Puntland aysan kaligood iska go’aamin Karin magic loo bixiyo wuxuuna sheegay in maamulka Galmudug uu arinkaasi ka soo horjeedo.

Allaha u Naxariisto Madaxweynihii hore ee Soomaaliya wuxuu geeriyooday waana la aasay laakiin madaxweyne kasta iyo dadka maga leh ee Soomaaliyeed waxaa jiray meelo badan oo loogu magic daray.

Intii uu Noolaa madaxweyne Yuusuf oo uu waliba haayay xilka madaxtinimo ee wadanka Soomaaliya waxaa geeriyooday madaxweynihii ugu horeeyay Soomaaliya Adan Cabdulle Cismaan Adan Cade kaas oo aas Qaran oo loogu sameeyay uu Ka Qaybgalay madaxweynaha haatan geeriyooday, waxaana sidoo kale dowladii madaxweyne Yuusuf ay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ugu magacdartay madaxweynihii xiligaasi geeriyooday ee Adan Cabdulle Ciismaan Adan cade.

Ugu danbayntii Soomaalidu way khilaaf badan tahay laakiin mar walba khilaafka Soomaalidu wuxuu noqdaa mid aanan lahayn wax natiijo ah oo ka soobaxa.

RBC Radio

Xafiiska Wararka Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Calin's opposition is meaningless. The Puntland Government as well as the TFG are in agreement. That's what matters. The Turks are building the airport. AY International is coming your way, like it or not.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Mukulaalow;810088 wrote:
Somalina, ninka Duke la dhoho abtiyaashiis marmar buu karbaashaa.
;)

Caadifad baa wada hayso. Caalin speaks wey soo wada ordaan, HOL ayaa la weeraray, Furoola speaks, wey dhuuntaan, inta aan Baashi ka ahayn. Caalin xagguu deganyahay? Hobyo?....GTHO!

Share this post


Link to post
Share on other sites

I flew from that airport few months ago, and believe me it was one of the scariest, the airplane just flys over west Galkacyo and makes a U turn over the city. Any body with bad intention could have a pot shot.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Mukulaalow;809824 wrote:
That's why they starve every year, coz they are busy on airport naming while the world is developing.

:D :D

 

Odaygaan Caalin isagaaba Faroole kadaran. That's why states based on the concept of Qabille is so untenable.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Are you not ululating for the Clan state parties held in Nairobi hotels? faatadhug badanaa, afkaaga iyo dhegahaga isma maqlaan miyaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

NASSIR;810104 wrote:
:D
:D

 

Odaygaan Caalin isagaaba Faroole kadaran. That's why states based on the concept of
Qabille
is so untenable.

And Maakhir is not Qabiil based Mr. Maakhir Ambassador of SOL:D...Hypocracy waxaan baa la yiraahdaa....Maamulladii baa hadda kuu kala fadli badnaaday miyaa? horta adiga meel qabso inaad Maakhir u mashxaraddid iyo inaad Faroole sayntiisa ahaatid kee kuu roon?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this