Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Sh. Sharif Sets a Committe for Abdillahi Yusuf's Burial in Galkayo

Recommended Posts

Zack, he may have born in somewhere in Nugal, but he grew up in Galkacyo and started his education in there. Either way, his family will decide where they want him to be buried.

Share this post


Link to post
Share on other sites
peasant   

Cabdullahi Allaha u naxariisto qoyskiisa waa reer Nugaaled oo waxay degaan magaalada Burtinle Nawaaxigeeda oo ka mid ah Gobolka nugaal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Breaking News, LOCATION, CONFIRMED:

 

Gudiga Ay Dowladda U Saartay Aaska Qaran Ee Madaxweynihii Hore Oo War Kasoo Saaray Aaska

RADIO MUQDISHO: Published on March 23, 2012 by Jayte · No Comments · 804 views

 

Gudiga ay dowladda Soomaaliya u xilsaartay aaska qaran ee loo sameynayo Allaha u naxariistee Marxuum C/laahi Yuusuf Axmed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo gelinkii dambe ee maanta shir ka yeeshay qaabka uu aaska u dhacayo ayaa soo saaray waxyaabihii kulankaasi ka dhacay.

 

Kulanka oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Warfaafinta,Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya gaar ahaan xafiiska Wasiirka ayaa waxaa kasoo qeybgalay dhammaanba xubnaha gudiga qaban qaabada munaasabadda aaska qaran.

 

Ra’isulwasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/wahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif islamarkaana ah gudoomiyaha gudigan oo shacabka kala hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in meydka marxuumka la keeni doono magaalada Muqdisho maalinnimada Axada ah ee soo socota halkaasina loogula dukan doono salaada Janaasada ayadoo Madaxda Sarre ee dalkuna ay ka qeybgeli doonaan.

 

Mudane C/wahaab Ugaas Xuseen Ra’isulwasaare Kuxigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha oo hadlakiisa sii wata ayaa tilmaamay in meydka madaxweynihii hore ee Soomaaliya marka Salaada Janaasada lagu dukado kadib la geyn doono magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug halkaasi oo lagu aasi doono.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Hats off to President Shariff. I didn't know he had it in him.

 

Edit: Is Abdiqasim attending the prayer in Mogadishu?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this