Sign in to follow this  
General Duke

Breaking News: Legend Abdullahi Yusuf Ahmed has passed away....

Recommended Posts

Atirisho   

So it is officially confirmed?

 

Ina lillahi wa ina ilayhi rajuucun! Sabar iyo iman Ilahay ha ka siyo eheladisa, qoyskisa and ummada Somaliyeed oo Idil.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dubai(puntlandi.com):- Wararka aanu ka helayno wadanka Isutaga Imaaraatka Carabta ayaa sheegaya in Caawa halkaasi uu ku geeriyooday Madexweynihii hore ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed.

 

Allaha u raxmadee Madexweyne C/laahi Yuusuf Axmed ayaa la tilmaamayaa in uu ku geeriyooday Isbitaal milatiry oo ku yaala magaalada Dubai islamarkaana uu xilliyadii ugu dambeeyay xanuunsanaa.

 

Warkan ayaa soo baxay maqribnimadii xalay, waxaase dubadiiba iayana soo baxay warar beeninaya in madexweynuhu uu geeriyooday.

 

Xiriiro badan oo aanu samaynay kadib waxaa noo xaqiiqoobay in Madexweynuhu uu geeriyooday Allaha u raxmadee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

AUN....AY wuxuu ahaaba Ilaah baa oofsaday. Ilaah ayaana kula xisaabtamaya..... Qofna taariikh uusan lahayni ma raacdo...Haddii laga daba heeso oo hero lagu sheego iyo haddii kaleba.....Socon mayso taasi ee wakhti ha iskaga luminina.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Abwaan;808397 wrote:
AUN....AY wuxuu ahaaba Ilaah baa oofsaday. Ilaah ayaana kula xisaabtamaya..... Qofna taariikh uusan lahayni ma raacdo...Haddii laga daba heeso oo hero lagu sheego iyo haddii kaleba.....Socon mayso taasi ee wakhti ha iskaga luminina.

 

bal iska aamus for now, ku jooji hadalka 'AUN', sheekoyinkaasa oo amxaara ku xisaabsan wii damaadeen after Sheikh Shariif siyaasadiis..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dubai (AllPuntland)- Saacada Dubai markay ahayd 4:30 subaxnimo, 23-ka Maarso 2012 ayaa waxaa ku geeriyooday halkaasi ILLAAH ha u naxariistee CabdiLAAHI Yusuf Axmed, Madaxweynihii hore ee dawlada federaalka ee Somaliya; siddaas waxaa xaqiijiyey xubo ka tirsan qoyskiisa.

 

ILLAAH ha u naxariistee marxuumka ayaa todobaadadii la soo dhaafay xanuunsanaa, laguna dawaynayey cisbitaal ku yaal imaadarada Dubai oo uu deganaa dhawaanahan.

 

RABBI ha u naxariistee marxuumku waxaa uu ifka kaga tagay xaas, 4 caruur ah (2 wiil iyo 2 gabdhood) iyo tiro carruur ah oo uu awoowe uu ahaa.

 

AllPuntland.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Alle ha u naxariistee C/llahi Yusuf Axmed, M/weynihii hore ee dawlada federaalka Somaliya oo saaka ku geeriyooday Dubai.

Thu, 22 Mar 2012 23:29:19 -0400 pm -04:00 -14400

Dubai, Mar 23 - Waxaa saaka aroortii xilliga salaada subax ku geeriyooday Dubai Alle ha u naxariistee C/llahi Yusuf Axmed, M/weynihii hore ee dawlada federaalka ee Somaliya; sidaa waxaa xaqiijiyey xubo ka tirsan qoyska marxuumka.

 

Alle ha u naxariistee Md. Yusuf ayaa todobaadadii la soo dhaafay xanuunsanaa, laguna dawaynayey cisbitaal ku yaal imaadarada Dubai oo uu deganaa in dhawaale.

 

Alle ha u naxariistee marxuumku waxaa uu ifka kaga tagay xaas, 4 caruur ah (2 wiil iyo 2 gabdhood), iyo tiro caruur ah oo uu awoowe uu ahaa.

 

Diiwaanka Wararka,

Idaacada Daljir.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Somalia;808399 wrote:
The man showed the entire world the logic of the moryaan.

 

bal iska aamus for now, ku jooji hadalka 'AUN', sheekoyinkaasa oo amxaara ku xisaabsan wii damaadeen after Sheikh Shariif siyaasadiis..

Iska hadal iyo nacnac....waa midda adiga iyo waxa kula midka ah ee qabyaaladda la gubtay aad meesha ku haysaan....moor yaan iyo ji rri aan adiga iyo noocaaga ahayn miyaaba jira? Shariifna fad amase ha fadin isagaa Madaxweyne kuu ah ee nin dhintay kuuma ahan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Abwaan;808405 wrote:
Iska hadal iyo nacnac....waa midda adiga iyo waxa kula midka ah ee qabyaaladda la gubtay aad meesha ku haysaan....******** aan adiga iyo noocaaga ahayn miyaaba jira? Shariifna fad amase ha fadin isagaa Madaxweyne kuu ah ee nin dhintay kuuma ahan.

Don't project your qabiil infested logic onto me.. Ethiopians are in Somalia today, the one thing people held against Abdullahi Yusuf, the man who was fighting Abdullahi Yusuf is now friends with the Ethiopian, he used religion to get his political goal, everyone knows this.

 

You don't have man who achieved anything even close to Abdullahi Yusuf, Aideed was one man who tried but he was the man who thought soap was food in prison and started an attempted genocide, the reason why your whole people are associated with violence, rape, killing and carnage.

 

Shariifna Garoowe baa laga xukumaa, waa kaas hadal cad. Aduunka qaabkaa uu fekertiin wuu arkay, waana mushkilo la baa bi'indoono mar doow inshallah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;808405 wrote:
Iska hadal iyo nacnac....waa midda adiga iyo waxa kula midka ah ee qabyaaladda la gubtay aad meesha ku haysaan....******** aan adiga iyo noocaaga ahayn miyaaba jira? Shariifna fad amase ha fadin isagaa Madaxweyne kuu ah ee nin dhintay kuuma ahan.

fadlan save yourself from your ignorance.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Atirisho   

Must you guys derail this thread?

 

The man hasn't even been dead for few hours and you guys are already attacking one another. Let the dust settle first. Just say AUN and move right along.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this