Sign in to follow this  
Abwaan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Xalay Kormeer ugu Kuurgalayey Qaabka Ammaan ee Muqdisho iyo Habeenkii

Recommended Posts

Abwaan   

oba hiloowlow;810165 wrote:
waa sidaas duqa waxaa yaab ah ma taqanaa waxaa halahaas oo qof ka careysiiyay in laysku habar wacdaad moodaa

Habarwacad yay wax uga qaadayaan....Qof dhaqankaaga iyo taariikhdaba kula yaqaan miyaa been kaa akhrisanaya?:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

^Haye xamaraa laga xun yahay dheh, sidii adiga xamar dadka aad ka leedahay. Adeer halkii laga soo hayaamay iyo Ceelbuur Amxaaro baa ku dikaynaysee caawa kaalay mudaharaada, oo haweenki iyo ciyaalkii soo kiciya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Abwaan;810170 wrote:
Habarwacad yay wax uga qaadayaan....Qof dhaqankaaga iyo taariikhdaba kula yaqaan miyaa been kaa akhrisanaya?
:D

Hadaan adiga ahay Taariikh kama hadleen

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Samafal;810175 wrote:
^Haye xamaraa laga xun yahay dheh, sidii adiga xamar dadka aad ka leedahay. Adeer halkii laga soo hayaamay iyo Ceelbuur Amxaaro baa ku dikaynaysee caawa kaalay mudaharaada, oo haweenki iyo ciyaalkii soo kiciya

Orod asaaydaada meelaha la wareeg talo kale ma hayside.....Ceelbuur maxaa adiga kaa khuseeya?:D Worry about Balli-Busle. Amxaaradu intee u jirtaa? soo transit kuma soo maraan? Haddii aad Amxaaro la dagaaleysid maad jidka u gashid. Xamarna haddaad sharaf u haysid Balli-Busle ma barbardhigteen yaad u sheegeysaa maalayacniga. Muqdisho waa magaalo madaxdii Soomaaliya, cid kaa leh iyo cid gaar u leh ma jirto laakiin haddaad ku aflagaaddootid runtaa laguu sheegaa intaas lee adiga ku dhibta karbaashna kuu ah.

 

Samafal;810177 wrote:
Hadaan adiga ahay Taariikh kama hadleen

Ma adigoo Balli-Busle ka yimid baa Taariikh ku faanaya?:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Ceelbuur maxaa iga galiwaayay? Balibusle maxaa u keenay Amhaaro wadan ismoodow. Hada ma waxaa leedahay lacag aruuris majiro, islaamo mudaharaaday maleh, arintu waa iska shumi amxaarada? Wale meesha waxbaa ka dhacay. Anyway hurda wacan hana la is cafiyo wadaniyoow :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Abwaan;810179 wrote:
Orod asaaydaada meelaha la wareeg talo kale ma hayside.....Ceelbuur maxaa adiga kaa khuseeya?
:D
Worry about Balli-Busle. Amxaaradu intee u jirtaa? soo transit kuma soo maraan? Haddii aad Amxaaro la dagaaleysid maad jidka u gashid. Xamarna haddaad sharaf u haysid Balli-Busle ma barbardhigteen yaad u sheegeysaa maalayacniga. Muqdisho waa magaalo madaxdii Soomaaliya, cid kaa leh iyo cid gaar u leh ma jirto laakiin haddaad ku aflagaaddootid runtaa laguu sheegaa intaas lee adiga ku dhibta karbaashna kuu ah.

 

Ma adigoo Balli-Busle ka yimid baa Taariikh ku faanaya?
:D

Qof kasta oo balibusle ka yimaadey baa kaa taariikh wacan, no doubt about that. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

lool. abwaan ciyaal buu isu badelay. waamaxay sawiradu uu ku faanayo. looooool. wuxuu iloobay in cabdulahi yuusuf in somalia international level dib loo aqoonsado isagu bilaabay dalka oo aan dowlad lahayn for 20 years. loool.

 

Yusuf-Sarkozy.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Maaddeey;810260 wrote:
:D

 

Ceebeey tacaal, Abwaan ma saaneey kaa mareysaa!, you remind me duke of 09!.

Waa sidaan hore u sheegey, ooyaaye albaabada Bari ii fura, waana laguu furey. Wallee wax ku bartey anigu uunbaa ka jooga halkan.

 

Shah ayaad ku kor cabtey oo korkaad ka daawaneysey qaraxaad fulisey yaah. Abaaba.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^ Ma ii xiistay? ;)

ps. hadaad dad inaad iska dhiciso rabto ceebta waa la iska ilaaliyaa, qalad qabiil iima leh aniga, meeshuu ka yimaadaba dagaal baan ku ahay!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this