Sign in to follow this  
Caano_Geel

Meher-keeda?

Recommended Posts

Val - 20 halaad kaliye - inanku ma reer taleex bu aha? :D

 

Aaliyah - LOL@nin aan is dabari karin.

How about we make you an offer - (hopefully you won't refuse) 50 camels, bazooka, boat iyo jaranjaro? beats Val's one (take as bonus) :D

 

 

Taleexi - Awalba odeynimadan iyo garatidaan kugu jeclaa. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Taleexi, lool@ yellow...a married man ilaahay wax iguma daro ameen yaa rab! ha i habaarin! but the guy has his younger brother in mind who graduated? im not sure but he graduated from something ...a good prospective there LOL..

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

lol@val. i dont want to be mean but ragaaan oo badankooda xagal shaaha raadinaya maxay dumarka wax uga sheegaan?

 

i think i should warn all the men...MAYA = MAYA. unless you want in madaxa lagugu salaaxo xabsiga dhexdiisa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Valenteenah.;807685 wrote:
Walee Taleexi waa lagu qaboojiyey.

 

Why do meher threads turn into an auction? These sums of money wey i wareeriyeen. All I asked for were 20 halaad and an AK47.

 

 

PS: To the thread starter: make it what you find acceptable and good luck.

Val: Dee naga daa bahasha adaaba nagaga sii darane Aaliyyah... Tan yari weli qiimaha nooma sheegin. Su'aashaasi weli waa taagan tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Sayid, 50 camels aa? waxaan moodi jiray in 100 geel gabadhaha laga bixin jiray? maanta ma 50 bay marayaan? qardho wa lugu ba'ay. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Juxa;807649 wrote:

Bob, you keep saying you wont marry like tasbiix oo kale, ee see wax ujiraan! let me give you waano aan la ii dirsan, xanuunkasta can be healed, qofkasta can be forgotten, insha allah waxan kugu duceeyay guur qeyr qaba iyo gabar mu'minad ah oo ku xujeyn. Adigana hade waxa laga rabaa niyad fiican, qalbi nadiif ah inaad alle ku barido

 

faatixa!

Aamiin to your wonderful dua and as always Thank you very much, waligeyba waan ogaa inaa walaashay iga naxayso tahay...bless you. :)

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Juxa, ana dadka u duceyn jiray..shaqadaydii anoo nool oo soo tagan maxaad iga qaadatay. LOL Kidding. Ameen to your dua ilaahay Bob mid wacan haku simo. He is a sweet man and deserves all that and more.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ BOB, hadalka Juxa yuusan ku dooxin, ee dib intaa isku majiirto ducadaaseyto dib u akhri!!

 

 

 

 

Taleexi, ninkan Sayid intuu noqdey expire-daruuri ayuu walaalkiis meesha keenay adoo indhahaaga gaari-bidhaan yihiin, marka ka fashili arrinka oo ninkaa reer Qardhood qaw ka tuur isaga iyo shoodhihiisa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Sayid*Somal;807691 wrote:
^^20 halaad kaliye - inanku ma reer taleex bu aha?
:D

 

Aaliyah - LOL@nin aan is dabari karin.

How about we make you an offer - (hopefully you won't refuse) 50 camels, bazooka, boat iyo jaranjaro? beats Val's one (take as bonus)
:D

Oo adigu ma adigaa geel leh. Kaluun baa u bixinaysaa koleyba... Sheeko xariir baa beri annaga iyo rag reer bari ah na dhex martay. Gabadh baa nalaga soo doonay, malaa nin Qandala iyo meelo reero muskood ka yimi buu ahaa, gabadhii siday doonaysay baanu ansixinay, qadadii baa lagu kaftamay, wixii hablaha laga bixin jirey baa laysla soo qaaday, hal yar oo gaaban baa yidhi; ari boowe shaaciroolayaal maa tihiin, xaggee boqol halaad laga keenayaa, hadde kalluun baan dhaqanaa, intaad rabtaan baan idinka siinaynaa, baddana waa idiinku jirayaa, oo dhulkiinii kulama noqon kartaan, hadde boowe waa baqhatiyayaa :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aaliyyah;807695 wrote:
Sayid, 50 camels aa? waxaan moodi jiray in 100 geel gabadhaha laga bixin jiray? maanta ma 50 bay marayaan? qardho wa lugu ba'ay.
:)

the bazooka, boat and the ladder account for the other fifty camels :D Qardho waa lagu qaniimay :D

 

 

Dumaashi - masha'Allah duco fiicana - bal ana i soo ducay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Juxa;807693 wrote:
lol@val. i dont want to be mean but ragaaan oo badankooda xagal shaaha raadinaya maxay dumarka wax uga sheegaan?

 

i think i should warn all the men...MAYA = MAYA. unless you want in madaxa lagugu salaaxo xabsiga dhexdiisa!

Meeshii la rabo ha la'iigu salaaxo Juxa.... Madax salaaxa uun baa muhiim ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Sayid*Somal;807701 wrote:
the bazooka, boat and the ladder account for the other fifty camels
:D
Qardho waa lagu qaniimay
:D

 

 

Dumaashi - masha'Allah duco fiicana - bal ana i soo ducay.

War ninayhow see wax kuugu sheegaa ... sheekada yaynaan isku halayn, dumaashi iyo waxaad sheegaysaa waa maxay ... dheh, baayo, walaal iyo wax la mid ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;807700 wrote:
Oo adigu ma adigaa geel leh. Kaluun baa u bixinaysaa koleyba... Sheeko xariir baa beri annaga rag reer bari ah na dhex martay. Gabadh baa nalaga soo doonay, malaa nin Qandala iyo meelo reero muskood ah ka yimi buu ahaa, gabadhii siday doonaysay baanu ansixinay, qadadii baa lagu kaftamay, wixii hablaha laga bixin jirey baa laysla soo qaaday, hal yar oo gaaban baa yidhi; ari boowe shaaciroolayaal maa tihiin, xaggee boqol halaad laga keenayaa, hadde kalluun baan dhaqanaa, intaad rabtaan baan idinka siinaynaa, baddana waa idiinku jirayaa, oo dhulkiinii kulama noqon kartaan, hadde boowe waa baqhatiyayaa
:)

:D :D

 

but as you know - Qardho is not Qandala :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

LoL...obviously it was a typo and the figure is 200 and not 20 @ Nuune and Sayid. :P

 

Istaakhfurulaah, I kid people. Maxaan ku falayaa geel oo ilma adeeraday iga dhacaan madaama aanan hawd joogin? Waaba xoolahooda xoola kale ugu dar. I don't think so.

 

Aaliyah, hadaan helayo waaban rabi lahaa AK47. It's always been my gun of choice.

Share this post


Link to post
Share on other sites

nuune;807699 wrote:
^^
BOB
, hadalka
Juxa
yuusan ku dooxin, ee dib intaa isku majiirto ducadaaseyto dib u akhri!!

 

 

 

 

Taleexi,
ninkan
Sayid
intuu noqdey expire-daruuri ayuu walaalkiis meesha keenay adoo indhahaaga gaari-bidhaan yihiin, marka ka fashili arrinka oo ninkaa reer Qardhood qaw ka tuur isaga iyo shoodhihiisa

Adiga - don't you have jinni to churps or some'ing?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this