Sign in to follow this  
Caano_Geel

Meher-keeda?

Recommended Posts

nuune   
Faarax, Abti, you remind me that man who asked his wife what she wants for meher, she said waxaad adiga ila garatey, markaasuu yiri waxba kulama garan sidaas ka warran, waxey tiri wax un ila garo wuxuu doono ha ahaado waxba kulama garan waxba tari meyso, markaasuu yiri, haye markaan aqal galno caawo habeenkii ayaan kaa farxin, haye bey tiri, wey aqal galeen, waa la is garab dhacey habeenkii sidi gawda la iskugu hayey, waaga markuu baryey ayey tiri aawey wixii aad ila garatey ood idhahdey habeenka aqal galkaan kaaga farxin, wuxuu ku yiri illowsha dhawidaa oo xalay waxaan sameenayey oo dhan miyaad hilmaantey, markaasey tiri haye maan hilmaaminee sidaas oo kale iiga farxi mar kast habeen iyo maalin, ninkii baa khaata billaahi noqdey oo hoosta ka yiri maxaa waxan dhan kugu watey illeen mar kasta kaalayoo iga farxi bey dhihi, ninkii bastiis ayuu noqdey, habeen habeenada ka mida intey tiri kaalayoo iga farxi buu ku yiri, naa heedhe, sheego meherkaaga waxaad rabto waan ku siiniyee anigu dhintayee ma nooliyee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Ok, sheekadaadu minyaro baa ii dhaanta miyaa, intaan second hand sheeko xariir na dhex mari lahayd. Bal waayahee topic-iga ha lagu noqdo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

nuune;807657 wrote:
Faarax
, Abti, you remind me that man who asked his wife what she wants for meher, she said waxaad adiga ila garatey, markaasuu yiri waxba kulama garan sidaas ka warran, waxey tiri wax un ila garo wuxuu doono ha ahaado waxba kulama garan waxba tari meyso, markaasuu yiri, haye markaan aqal galno caawo habeenkii ayaan kaa farxin, haye bey tiri, wey aqal galeen, waa la is garab dhacey habeenkii sidi gawda la iskugu hayey, waaga markuu baryey ayey tiri aawey wixii aad ila garatey ood idhahdey habeenka aqal galkaan kaaga farxin, wuxuu ku yiri illowsha dhawidaa oo xalay waxaan sameenayey oo dhan miyaad hilmaantey, markaasey tiri haye maan hilmaaminee sidaas oo kale iiga farxi mar kast habeen iyo maalin, ninkii baa khaata billaahi noqdey oo hoosta ka yiri maxaa waxan dhan kugu watey illeen mar kasta kaalayoo iga farxi bey dhihi, ninkii bastiis ayuu noqdey, habeen habeenada ka mida intey tiri kaalayoo iga farxi buu ku yiri, naa heedhe, sheego meherkaaga waxaad rabto waan ku siiniyee anigu dhintayee ma nooliyee.

L0L@Nuune. You and your sheekoyin. wax falan

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   
Taleexi, ka soo dhamee Aaliyah aan kugu meheriyee, waligaana MAYA ha u qaadan MAYA, hadey dhahdo maya waa caadi, we go ahead with the session, aniguna ujuuradeyda yar aan iska gurubsadee, waad liibaaneesaan ilaah ithinkiis.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

nuune;807657 wrote:
Faarax
, Abti, you remind me that man who asked his wife what she wants for meher, she said waxaad adiga ila garatey, markaasuu yiri waxba kulama garan sidaas ka warran, waxey tiri wax un ila garo wuxuu doono ha ahaado waxba kulama garan waxba tari meyso, markaasuu yiri, haye markaan aqal galno caawo habeenkii ayaan kaa farxin, haye bey tiri, wey aqal galeen, waa la is garab dhacey habeenkii sidi gawda la iskugu hayey, waaga markuu baryey ayey tiri aawey wixii aad ila garatey ood idhahdey habeenka aqal galkaan kaaga farxin, wuxuu ku yiri illowsha dhawidaa oo xalay waxaan sameenayey oo dhan miyaad hilmaantey, markaasey tiri haye maan hilmaaminee sidaas oo kale iiga farxi mar kast habeen iyo maalin, ninkii baa khaata billaahi noqdey oo hoosta ka yiri maxaa waxan dhan kugu watey illeen mar kasta kaalayoo iga farxi bey dhihi, ninkii bastiis ayuu noqdey, habeen habeenada ka mida intey tiri kaalayoo iga farxi buu ku yiri, naa heedhe, sheego meherkaaga waxaad rabto waan ku siiniyee anigu dhintayee ma nooliyee.

Are you still in Nairobi warya? Yaad maanta shaah la cabtay? :D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Nuune: It is an open market after all. I just want to know her demand so, I can reconcile with my budget if there is any feasibility. Adigase sheekada ka farxinta waa ka helay.....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horta Taleexi; maxaad marlwalba oo aan damco in aan quraafaysto - ii soo ag istaagtaa ninyahow? :D

 

Aaliyah - like Ngonge, I have younger brother, who just graduated and is on the look out - hence i am expected to contribute what ever the potential meher shall be. so hurry with the qiimaha :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

taleexi lol dont put words in my mouth. They are both the same to me pretty much but at least the married man still has his family thats what i was referring to "when i said ka daran oo dibi dhal" to me a divorced man is a red light waa ka carar hehe.

Truthfully, I would accept neither lol..xoga waan isla han wanahay. Inkasto i have full respect for those who choose to be second, third wife or marry a divorced man...life is all about choices iyo calaf.

 

Sayid looool. True story..a lady came to my mom and said those lines "i have a younger brother aaliya hala ii siiyo" my mom said haye haba la siiya ma diidaye what does he do..and the lady was like " he is just a student but thats ok his siblings including me will take full responsibility of anything needed" loool...hoyaday waxaas waxay u aragta nin is dabari karin..she told her "bal waxbarashada ha iskasoo dhameesto".:).. but in your case your bro graduated..haye get back to me when he has a job baan ana odhan lahaa LOL

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Walee Taleexi waa lagu qaboojiyey.

 

Why do meher threads turn into an auction? These sums of money wey i wareeriyeen. All I asked for were 20 halaad and an AK47.

 

 

PS: To the thread starter: make it what you find acceptable and good luck.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Taleexi, warka Aaliyah waa cadyahey, jawaab iyo kuur-gal baa lagaa sugayaa,

 

 

Ngonge, lool, kii Thiery ahaa baa magaalada joogo

 

 

Val, maxaad cheap iskaga dhigtey, 20 halaad aa, ka noqo hadalkaa huuno

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^ there is more barakah in weddings with the least expenses. ogaada taas..i have seen enough divorces in this city. Where people had crazy a** weddings! all the bling bling is nice walahi laakin it is temporary not something a smart person would be fooled with...Val ilaahay haku barakeeyo ...laakin ak47 maxaad ku falasay...ma buhodle baad ka dagalami laheed inadeer. waa loo baahna.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Sayid*Somal;807681 wrote:
Horta Taleexi; maxaad marlwalba oo aan damco in aan quraafaysto - ii soo ag istaagtaa ninyahow?
:D

 

Aaliyah - like Ngonge, I have younger brother, who just graduated and is on the look out - hence i am expected to contribute what ever the potential meher shall be. so hurry with the qiimaha
:D

Sayid*Somal: Rag wax isu deyn waaya ma nihin. Horaa Soomaalidu ugu maahmaahday Nin hulaab xumi inuu wax qarsanayo baa la moodaa Kaftanku ma ahayn midaan kugula tartamayo. Aaliya, xaggaaga bayba danaynaysaa, oo marxaladaadu waa Yellow - tayduse waa red; bal good luck.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this