Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Midnimada, isbiirsiga, isbaheysiga, iswehelnimada, iskaashiga iyo wadajirnimada

Recommended Posts

Waxaa u maleyaa inay tahay Jubbada Dhexe meel ka mid ah. Qoryooleey kama foga Jubbada Dhexe laakiin Reer Qoryooleey saas uma hadlaan filaa. Hadalkaan wuxuu u dhowyahay Reer Waamo hadalkooda, so it could be meel ka mid ah Jubbada Hoose ama Dhexe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;801899 wrote:
Che, car sheeg deegaankaan. It is very easy to guess because of lahjada uu duqa ku hadlaayo.

I don't think he's speaking in his original accent though?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Looking at the land, the geedaha, specially geedka xagarka, ciida, dress codeka, geela, the way the hut is built, the accent, rarka geela, ama gurada, this is not qoryooleey, or JIlib area, or anywhere near there, or Hiiraan, go down from Kismaayo to the border of Kenya, and right there you will know exactly where the place is!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lool Ijaara, Ijaara waa NFD, kaaley, saan maa dal aqoon ku taheyna, reer Ijaara waa funny people though, accenkooda waa 7 times the man's accent in the video, wallaahi qosolkaa kaa dhamaan reer Ijaara hadaa dhax gasho, naagta waxee u yaqaanaan dhax-yaal.

 

Waa Jubbada meesha, waa la heshey, waana Ardul-Waama,

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   
Che, lool reer ayeeyo, adi meel kasta waa gashaa yeah, horta waa kuma tribeka jecel geela, aniga am not well versed with tribes.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this