Sign in to follow this  
chubacka

Great girls names

Recommended Posts

Aaliyyah   

^ minus sagal the rest im not sure abt. waxaas quruuma hore la bixsan jiray isidhi

 

anyhow, two somali names I like is talisa and aragsan (but i dnt think this time ppl use somali names too often)

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Narniah   

Congratulations.:)

 

Sakinah=tranquility

Azizah=Precious

Basmah=Smile

Habiba=Beloved

Lamees=Pure Silk

Masumah=Innocent

Nadia=Dewy

Nasra=Helper

Reema=White antelope

Sadia=Fortunate

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che -Guevara;799580 wrote:
Libin, Suuban iyo Caban.

Che, magacaa u jeclaa ayaaba iga qarxisee. Libin waa magac aan aad ugu helo.

 

I hope qofta magacyada soo codsatay inay magac Carbeed laga daalay sii wadin, oo kuwa Soomaalida lasoo cusbooneysiiyo. Siiba magacyadaan qurxoon, micno wanaagsana leh. Waxaa ugu wacan inay magacyada Carbeed la ordaan micnaha kuwa Soomaalida dadka badanaa ma yaqaanaan, kuwa Carbeed xoogahoo laga yaqaano la moodaa inay ka micno wanaagsan yihiin kuwa Soomaalida.

 

Waa in magacyada Soomaaliyeed lasoo celiyo. Micno wanaagsan ayee leeyihiin. Here with simplified definitions:

 

Libin = blessed

Sagal = can be seen from furthest side of the sky to the furthest visible side (aka rainbow)

Siman = complete, equal

Abyan = complete

Idil = complete, almost perfect

Dhool = complete

Filsan = completely satisfied with

Ladan = abundant

Warsan = good news

Ubax = blossoming

Kaaho = one of the biggest stars of the sky

Deeqo = generous

Degan = earthy beautiful (?)

Bilan = first of day, month, year (literally born in the first day of the month)

Beydan = ?

Ilsan = beautiful

Ilwaad = beautiful

Aragsan = beautiful

Indhadeeq = beautiful

Qalanjo = beautiful

Hodan = blessed

Haboon = appropriate (always fitting where she is needed)

Istaahil = chosen one, deserved one

Isir = the original

Maandeeq = desired

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Abyan and Aragsan are my fav, hence naming my daughters such beautiful and original Somali names...

 

I also like Samawada, Mahada and Caweys...Good luck to your sister...

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Yacuura

Qooca

Hulaara

Jokoc

Buqun

Socon

Koryo

Talaq

Curbaq

Siqduuga

Gorofo

Harquusa

Forandiya

Nocabgiyaash

Shoqodo

Lasura

Murafisaaqa

Hokora

Gujanid

Foqa

Caasbuun

ilaasha

Waquug

Hooc

Yaacal

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Subxaanalaah @Nuune! Ma inkaartamoysee, meesha cunug saqiir ah magaceeda lee la is weydiiyee?

 

Cawrala and Jamaad are also fav of mine...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Taleexi;799590 wrote:
Haa waa saas Sharma'arke ... Batulo naga daa mid yar oo aanu Xamar bajiyaha iyo jalaato jumba iskula cuni jirnay bayba isoo xasuusisaye
:)

Oh btw, I think I know inantan aad ka hadleyso...Surely there can't be many Batulos oo bajiye iyo jalaato jumbo daliiqi jirtay!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Koolo, waa ogahey gabadh aad dhashey inaadan u bixineyn Hooc, ee Taleex waaba isku soo dhawaateen waaba u jeedaa, adduunkaan waa yaryahey ma istiri, hadaan la isku abtirsan yaa isku waab-tirsan doono.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Talaq aaba iigu daran! Adi lee magac saan kasoo fikiri karo...Taleexi iyo ani intee noo kala wadaa, waa horaan isku abtirsanay...:P

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this