Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Khaatumo elders call for a peace agreement with the Somaliland goverment

Recommended Posts

The people of Somaliland once again agreed that peace is the way forward well done caaqil maxamuud xaji cumar camay and all the other elders from buuhoodle accepting the peace agreement with the Somaliland government.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Wrong title---Its your folks who called for peace and its a good move as long as they agree to move their militia back to where they came from.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oh! whats the problem here!! Lemme guess...2 many losers who aint got no jobs!! Thats why i hate clan drama, none of them have a job so all they do is to instigate problems the whole freakin day!!

 

How come clan cheerleaders cant ask their so called leaders, what have they accomplished by themselves so far in their lives, instead of just following them blindly. Its a simple q's, right!

 

For example, so called warrior Sado sits in a gambling casino for like 3 days consecutive & wastes hard earned money for her tribal contributors!! What kind of logic is that when u cant see ill pple driving u to the pit-hole.

 

Listen pple, I do support the cause to join the somaliweeyn, but i hate mediocre leaders who play around with their pple just to shake them from party money. Why cant they just stand-up and say to hell with sillyland and join somalia? They havent even said that publicly yet...not even in the london conference where anyone could have spoken their agenda.

 

So where is the beef?

Share this post


Link to post
Share on other sites

rudy-Diiriye;794130 wrote:
For example, so called warrior Sado sits in a gambling casino for like 3 days consecutive & wastes hard earned money for her tribal contributors!! What kind of logic is that when u cant see ill pple driving u to the pit-hole.

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

we all know about Saado cali ;)

 

the reality is peace is good but it should be conditional, We dont wanna come back, no force should be able to use that land for anti-somaliland operations. what you do inside the town is your business, but if we move the army and the SSC use the town for anti somaliland operations and then attack again...it would be *********. so any peace should be conditional. :D

 

But peace is always good.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is a good way forward, stop the bloodshed and embrace the peace. Talk talk talk, come on the table, Khaatumo and Somaliland must sort out their dispute in a civil and peaceful manner.

 

I welcome this move.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xukuumadda Somaliland Oo Heshiis Nabadeed La Gaadhay Madax-dhaqameedka Buuhoodle, Ka Dib Markii Ay Shir Ku Yeesheen Khadka Telefoonka Ee Loo Yaqaano (Teleconference)

 

Hargeysa (Ramaas) Feb 25,2012 - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa khadka Telefoonka ee “Teleconference”ka loo yaqaano kula hadlay in ka badan labaatan xubnood oo ah Madax dhaqameedka iyo waxgaradka Reer Buuhoodle, iyagga oo kaga wada hadlay in Shir Nabadeed ay isla qaataan haddii taas la helano Ciidamadda Qaranka ee jiidaa degan laga soo qaadi doon si wadahadl intaas ka dheer lo furo.

 

Telefoonkan labada dhinac dhex maray oo ay marka hore wada bilaabeen Wasiir Duur iyo Caaqil Maxamud Xaaji Cumar Camay waxa uu u dhacay sidan:

 

Wasiir Duur:“Ninku marka uu nabad soo jeediyo waa inuu si mudakar ah u yidhaahdo, waxaanan leeyahay nimankaa reer Buuhoodle waa inaan wax dagaal ahi na dhex marin ciidankana xabad joojin ayaan farayaa, idinkuna inaad tidhaahdaan nabadaa waanu la qaadanay waxay noo fududaynaysaa inaanu talaabooyin kale qaadno, dee intaasaanu isla qaadanaye idinka wax mugdi ahi miyuu idinkaga jiraa”

 

Caaqil Camay“inkasta oo aan Odayaash waydiinayo,hadana aniga maxamuud ahaan waxaan qabaa hadii aad nabadaa ku dhawaaqdaan oo ka dhabaysaan inaan ajiibno waxaan qabaa inaan wax dhib ahi ku jirin oo ay si wanaagsan tahay”

 

Wasiir Duur“Haddii aad nabadaa qaadataan oo la wada hadlo talaabada xigta ee aanu qaadaynaa waxay tahay in Ciidankaa goobtii laga qaado”

 

Camay“waayahaye wasiir meesha waxa fadhiya 20 nin oo toban cuqaal tahaye sug aan waydiiyee…. waar sidaa wax miyaad ka qabtaan?. sidaa waanu isla raacnay wasiir ee ka soco”

 

Wasiir Duur “waxaan doonaynaa in xagan nabad lagaga dhawaaqo oo si mug leh loogaga dhawaaqo, idinkuna tidhaahdaan waar nabadaa waanu qaadanay oo waanu ajiibnay, dabadeed labadaa dhawaaq markay soo baxaan ciidamadii goobta laga qaado”

 

Caaqil Camay “hadii aad sidaa ku dhawaaqdaan waanu ajiibaynaa oo sidaa waanu isla garanay”

 

Wasiir Duur: Taasii waa tii aanu maalintii hore isla qaadanay ee ahayd inaan nabada halkii ka sii wadno oo madaxweynuhuna sheegay , dabadeed Itoobiya ayaanu qabanay”

 

Caaqil Camay:“Mayee madaxweynuhu hadalkii la doonayay muu odhane mid kale iminka aan furno”

 

Wasiir Duur: Mayee aniguu Kii Habar-yoonis ayaan leeyahaye qodobkaa waa isla garanay Xaaji Maxamuudow, ee qodobka labaad waxa weeye ma la wada hadli karayaa intaasi haday dhacday”

 

Caaqil Camay:Waar heedhe wada hadalku mar walba waa furanyahaybaan qabaaye horta sow ma ogolid inaan wada hadalno oo waxna isku yeeli karno, waxna isku diidi karno”

 

Wasiir Duur:wada hadalka waxa weeye qolo waliba waxay sidataa waxeeda oo anigu Nin dhaqan yaqaan ahbaan ahay oo Ceerigaabo shaqaaqadii ka dhacday ninkii ka soo shaqeeyaybaan ahay oo in la heshiiyaa shardi maaha, laakiin in la wada hadlaabaa kow ah oo faral ah”.

 

Caaqil Camay:diyaarbaanu u nahay in la wada hadlo oo khasabna aanu jirin, taladuna ay tahay rag wada hadlaya oo waxna ku isku diidi kara waxna isku yeeli kara, walaalo ah oo aan kala maarmi Karin ayaanu balan qaadaynaa wada hadalkana nina nin kale waxaanu ogolayn kuma khasbi karo”.

 

Wasiir Duur: Caaqil aan midh ku idhaahdo, halkan wax khasab la yidhaahdaa ma jiraan cidina isma khasbi karto fikirrada siyaasadeedna waa lagu kala duwan yahay, reerka dhulbahantena waxaan u aqaanaa reer isku kalsoon oo afarta halkan joogaa way naga wada fariidsanyihiin, anigu Baarlamankana waan soo maray maantana wasiiradaan ka mid ahay, markaa raga halkan jooga ee *********** waa rag aan baqan oo walaahi baarlamaanka markaanu ahayn inta idiinku jirta ayaa na hogaamin jirtay, talada Isaaqana maanta hadii *********** si qiimo leh ugu soo fadhiisto inay waxa ka khaldama u toosin lahaayeen ayaan qabaa anigu ama aan leeyahay”

 

Caaqil Camay:“Waar cidina idinma toosin karaysoo tooraybaad sidataane nagadaa”

 

Wasiir Duur:“Caaqil ma I maqlaysaa horta cuqaasha raga la yaqaan ee Caanka ahbaad tahay oo ***** waad toosin karaysaa, isaaqna kaaga turjumaani maayoo ood baad la leedahay oo in cid badani kaala soo xidhiidhaybaa laga yaabaa oo Nin reer oday u ahbaad tahay, dhinacyo badanbaanad iska soo gashaan oo waan garan karaa, markaa maanta Nin ***** ah oo Qabiilnimo ku jirtaa ma jiro ee dawlad yar oo Somaliland la yidhaahdo ayaanu jecelnahay”.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this