Sign in to follow this  
Aaliyyah

Banaanbax baaladhan Lagu Taageerayo Midnimada Soomaliya Oo Maanta Gilgilay magaalada Buuhoodle

Recommended Posts

Aaliyyah   

Indeed, koolkat waa sawiro qiira badan. You are welcome sweetie

Cano geel haa calanka qabilkaaga ayeey gubayaan. It has no place in buhodle and Khaatumo State. Waxba magaca ilaahay hakuso daba dhuman when it suits you. Umada la xasuuqayoba waad iska indha tiri..tan kale xaashi quranka hadaad banaanka ku aragtid in la gubo moye qashinka kuma dari kartid not that isn't something u didn't know. Qabileste baa tahay marka shekada raqiiska la caraab

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

This is amazing, except calan gubidda (intay calanka siibaan inay baabuurta qaadka u sii dhiibaan bay ahayd Hargeysa ha geeyeene..lol). Thanks reer Buuhoodle

Share this post

Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^ inay gubaan way ku saxsanyihiin. Yaga matadaooda wayeeloka iyo caruurtada lalaayey calan maba aha wax u dhigma waxay reer somalidiid istahilan sadexdoda magaaloba in dab lugu shido nin so joog laga wayey so jiifso aya laga hela aya somali ku maahmaahda

Share this post

Link to post
Share on other sites

Aaliyyah;792616 wrote:
Indeed, koolkat waa sawiro qiira badan. You are welcome sweetie

Cano geel haa calanka qabilkaaga ayeey gubayaan. It has no place in buhodle and Khaatumo State. Waxba magaca ilaahay hakuso daba dhuman when it suits you. Umada la xasuuqayoba waad iska indha tiri..tan kale xaashi quranka hadaad banaanka ku aragtid in la gubo moye qashinka kuma dari kartid not that isn't something u didn't know. Qabileste baa tahay marka shekada raqiiska la caraab

Aaliyyah walaal shaydaanka iska naar, waad qiiraysan tahee, anigu qabiilayste ma ihi, Somaliland na wixii caddaalad ah mooyee marna ha sugin inaan xaq darro ku taageero. Raalina kama ihi inuu dhiig daato iyo in la is laayo midna, wax walba waxaa lagu dhammayn karaa wada hadal iyo miiska dushiisa, Khaatumo state waan taageerayaa haddii ay gar hesho. Laakiin ma wanaagsan sana in xaqiiqda la iska indho tiro ama la noqdo seef la bood, adigoon waxba hubsan. waxa fidnmo wala ah qofkii nabadda diidan, gogol nabadeed baa la idiin fidiyay, waad diideen, maxaa kuu diiday haddaad wax tabanayso inaad wada hadal ku dhamaysato, intaad maalin walba waxaan dani ku jirin iyo muda-haraad iyo dagaal aad u tafo xaydan tahay???

Share this post

Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Nabada somaliland mumulkisu fidiyay xagu joga? Ma hadalka silanyo ayaad ka hadli marka uu kaso horjeedo ficilkisa oo ah in uu umad ku xasuuqo cida nabada fidisay waa reer khaatumo oo marwalba laha walayaal daris baa nahay ee darisnimada dhawra..nabada ka hadlasid adigu waxay? Marka askartiinu joogto SSC regions? Caqli xumada iyto edabdarada aad isku daba nacamlenasiin. Maanta hadaan sadextina magaalo askar keensado hadana ku dhoho nabad baan raba bal ii sheeg meshay ka shaqeenaso? Hadaan gurigaaga so dhex candhaadhsado ano xabad sita maku odhan kara nabad baan raba nabaadsna waa in gurigaga aan ku mamulo. Caqlixumadaas sakhiifdnimaas dulmigaas edabdaradaas xumaantaas cadaalad laantaas maangaabnimadaas caqlidaradaas xagey ka shaqeynasaa waa suaale heedhe isku laabta umad waalatay oo kibirtay ayaad noqoteene oo umadi aad dhulkodi u dhaafi weydeen oo guryahodi dab ku shideen oo amaan niliga heli wayey oo wayeel iyo maato xasuuqdeen..wanaagi iyo gogosha nabada maalin walba nili dhigayay oo nililalahaa war ilaahay ma taqanid magaloyinkeni noga baxa waxay noqotay waxad fahmi weydeen oo xaqdaro ku indhoadeegteen marka maxa hadhay ka aheen in idinka dab sadexdina magaalo lugu shido..mise you think no one can talk abt your three cities and that they are holly? Idinko isku garab taagan in aad umad kale dab ku shidaan sheqeyn meeso waxaas. Abadan

Share this post

Link to post
Share on other sites

Aaliyyah;792641 wrote:

:eek:

Share this post

Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Abwaan;792617 wrote:
This is amazing, except calan gubidda
(intay calanka siibaan inay baabuurta qaadka u sii dhiibaan bay ahayd Hargeysa ha geeyeene..lol).
Thanks reer Buuhoodle

:D :D :D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this