Sign in to follow this  
Aaliyyah

Banaanbax baaladhan Lagu Taageerayo Midnimada Soomaliya Oo Maanta Gilgilay magaalada Buuhoodle

Recommended Posts

Aaliyya walaalo is deji, in la is caayaa ma wanaagsana e, sidaan horeba kuuugu sheegay anigu shakhsiyan waan ka xumaahy dagaalkan iyo dhiiga daadanaya, Reer SOOL iyo Buuhoodlena waa walaaladayo.. Dawladda somaliland cidi kama xigto oo fair share ayay ku leeyihiin, markaa dee siyaasad ahaan waa la kala aragti duwanaan karaa, Adigu waad kasoo hor-jeedaa siyaasada somaliland laakiin qaar ilmaadeeradaa iyo adeeradaa ah ayaa iyaguna taageersan haddaba ama Somaliland soo raac oo waxaad tabanayso sheego haddii wax laga qaban waayo markaa, bal aan kula aragnee.

 

Caydo way reeban tahay mar walba walaal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Like I said before, it doesn't matter wat facts are thrown your way..facts bounce right of waa adoo lahadlaya gidaar. SSC umada dhalatay waa la ogyahay cida tahay wayna tashatay Khaatumo State ayeey sameesatay. Marka aniga waxba somaliland ha iga dhigin dawlad weyn oo aan u baahnahay in aan u sheego waxay dadkaygu qabaan. Maamul baad ledihiin oo qabiil ku saleesan anaguna hadaan nahay reer khaatumo mamul baan leenahay oo mamulaya dadkayna iyo dhulkaya marka galiya aan wada fadhisanonana oo walaaltinomo ka hadlano oo markaad askartiina ka guratiin SSc regions. Kapish

 

Cayadana waad kasbateen oo caqligi ayaa meel kale niga guuray.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Actually I careless to debate with them. I would be more than happy if they leave my thread and alltogether stop addressing me.

 

Qof waxaad la debate gareen karta qof raba in uu wax kula fahmo oo facts xaqireen. Laakin qof somalidiid ah oo umadu mamulkisu xasuqayay dan ka laheeen oo haysta his own tainted reality. Oo sheeko kasta si kale u fasiriya oo munaafiq ah anuu waxaan u sheegayo ma jirto oo danbe aan halka ku kala joogno. I will post my own threads and u somalianders do the same. Don't address me at all dadyahow waalaan. Maanta ayeey igu egtahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Aaliyyah;792620 wrote:
^ inay gubaan way ku saxsanyihiin. Yaga matadaooda wayeeloka iyo caruurtada lalaayey calan maba aha wax u dhigma waxay reer somalidiid istahilan sadexdoda magaaloba in dab lugu shido nin so joog laga wayey so jiifso aya laga hela aya somali ku maahmaahda

Aaliyyah...dabkii hadda ka hor lagu shiday baa weli dhibkiisii demin, caradu yeysan naga tan badin. Waa la kala roonaadaa, Buuhoodle waa laga gardaran yahay hadda sida muuqata laakiinse khalad khalad laguma saxo haddii aan naftu kugu khasbayn. Buuhoodle is free so no other city should be burned. Dhulku Soomaali buu ka gubanayaa ee ogoow!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Caano_Geel;792607 wrote:
Calanka tawxiidku ku xardhan yahay ayay gubayaan ''Subxan Allah''

wat do u expect. :D

 

You burning Gods name...dumb fuc**s and by the looks of it...you need somaliland. bath water is running low in buhoodle. :cool: this protest count for sh**t. :D The majority have spoken...you dont like it.. head for the border but THE LAND IS SOMALILAND.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

abwaan, khalad khalad luguma saxo taasi waa dhab. Laakin miyadan arag sida ay mudaharad magaloyinkoda ugu qabanayaan oo ay tageerayaan xasuuqda umada masakinta ah ee ku sugan SSC. marka way istahilaan walee taasa ayaa dhab kale ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Aaliyyah;792724 wrote:
abwaan, khalad khalad luguma saxo taasi waa dhab. Laakin miyadan arag sida ay mudaharad magaloyinkoda ugu qabanayaan oo ay tageerayaan xasuuqda umada masakinta ah ee ku sugan SSC. marka way istahilaan walee taasa ayaa dhab kale ah.

waa dad khaldan kuwaasi, dhibka jira dalkeenna Soomaaliyeed guud ahaan shacabku xor ma ahan oo hoggaamiyeyaal-ku-sheegyo ayaa qabiil ummadda u horseeda. Dad badan ayaa la khaldaa oo haddii dhinaca wanaagsan wax laga tuso lasoo leexin karaa, cajaladahan qabyaaladda ee shidan Ilaaah hannaga demiyo. Runtii Soomaaliya ayaan u hilloobey oo I want to be able to travel with my family on a road trip from Raas-Casayr to Raaskamboni, taasna Ilaah waxba lama ahan annagana dedaalkeeda ayaa nalaka rabaa. Waxaan aaminsanahay maanta fursad ayaan haysannaa oo adduunki waa noo soo jeedaa ee aan ka faa'ideysanno, kuwa bulshada dhibka ka wadana meel walba oo ay joogaan hallaga soo wada horjeesto!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Mudaharaad Lagu Taageerayo Midnimada Dalka Somalia Oo Ka Dhacay Tukaraq-(Sawiro+Video)-

 

 

Lasanod Online. Wednesday, February 22, 2012

 

 

 

Ibraahim Jaamac Daad

 

 

 

 

Tukaraq,(Lasanod Online)- Waxa maanta magaalooyin kamid ah deegaanka Khaatumo State ka dhacay banaanbaxyo lagu taageerayo midnimada

 

 

umadda Soomaaliyeed.

 

Halkan Ka Daawo Video

 

Baanaanbaxyadan ayaa waxa ka soo qayb galay qaar kamida masuuliyiinta khaatumo state of somalia.

 

Banaan baxa ka dhacay magalada tukaraq waxaa dadweynaha meel fagaare ah kala hadlay Taliyaha ciidamada Khaatumo State Col. Ibraahim jaamac Daad, oo ku dheeraaday ahmiyada minimada soomaaliya ay u leedahay guud ahaan shacabka soomaaliyeed. Digniina u diray maleeshiyada Somaliland inay si degdeg ah uga baxaan deegaanka Khaatumo.

 

Waxa iyana halkaas ka hadalay qaar kamid ah odayaasha Tukaraq oo qiiraysan kuna muujinyay astaamo lagu xardhay calanaka midabka qurxoon ee Soomaaliya. Dhamaan dadkii halkaas ka hadlay waxay baaq u direen dadka jecel iyo midnimada iyo qaranimada soomaaliya inay midoobaan.

 

DSC06466.jpg

DSC06465.jpg

DSC06458.jpg

DSC06457.jpg

 

DSC06453.jpg

DSC06452.jpg

DSC06446.jpg

DSC06447.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Kumanaan Kamida Shacabka Magaalada Buuhoodle oo Maanta Dhigay Banaan Bax Lagu Taageerayo Midnimada Soomaaliya (Sawiro)

 

 

IMG_0770.jpg

DSCF5015.jpg

DSCF5035.jpg

DSCF5049.jpg

DSCF5054.jpg

DSCF5117.jpg

DSCF5092.jpg

DSCF5112.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Banaanbaxyo Waa Weyn oo Lagu Taageerayo Midnimada Somaliweyn oo Ka Dhacay Magaalada Buuhoodle ee Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Abwaan. Kolay walaal reer khaatumo waxay u halgamayaan inay dhulkoda u madax banaanaadaan oo mamushaan maamulkalena uma hoos fadhisanayaan. Reer darawiish waligood aya lugu oga inay somalinimo midnimadeeda xil iska saraadn maantana somalinimo midnimadeda uun ayaay u dadaleeyay reerkan waqooyi galbeedna dhinac ba la iska marinaya oo somalinimo midnimadeda waxaan aheen reer khaatumo ma yelayaan. Ninki raba in uu go' asago sadex magaalo leh asaga cirka roob ku og

 

As for that somali conference. One thing is certain that Somaliland won't be recognized in this conference or any other one for that matter.Britian made themselves clear. So that's that. But, other than that I don't really know what they will do to unite Somalis? Gaalo uma malenayo inay dacad somali ka tahay. Yado somaliland aqoonsaneen oo awalba la oga inay aqoonsaneen ayeey somali kalena waxbadan ku kordhineen. Ani waxay ila tahay inay madaxa isku keen galiso uun bay rabtaa laakin aan aragno bal anuu kolay somalinimo midnimadeda iyo wanageeda ayaan ku hanwanahay. Waxana u maleenaya haduu mamulada badan ee somaliyeed sii dacad ah u wada hadlaan inay meel gadhyaan oo wax wada qeebsan karaan laakin intan kuligeen gaalo wax ka wada sugano in kuligeen midba mar wax lugugu quruuruxin and akhiran waxna soconeen. Inshallah khyr aan aragno waxa kaso baxa this conference. Wax wacan oo somali iskuso jiida o xidhiidhkoda adkeeya oo wanaajiya ayaan rajaynayaa inay kaso baxdo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this