Sign in to follow this  
Alpha Blondy

Dream JOB

Recommended Posts

Horta, shaqo waa shaqo. Qof waliba mid uu jecel yahay ayaa jirto. Aniga weligeey waxaan jeclaa ama aan rabay in aan noqdo FUUNDI. Qof farsamaha kuu fican ayaan ahaan jiray, oo hadaba suubiyo. "Dream Job" weligeey waxeey ahaan jirtey, qof xoogiisa, iyo gacmihiisa ku shaqeesto, taasna waa waxaan ku talo jiro.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

To run a rehabilitation centre for children - and the dream part will be it has to be located by the ocean.....thats it, coconut trees, a small vegetable garden and some chickens..that it.

 

To simplify life is my dream.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Malika, adiga iyo the ocean maxaa idin kala heesta, but nothing beats the description you gave, which completes the life cycle of this world.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Allah, Nuunow talo xumida, wasiirad noqo oo dadka intooda yar kiish ka buuxso ayaad igula talisay, bisinka waan ka ducaystaa. LOL

 

Where are you now, walaal? Bagaad Irishkii baasa uga tagtay. I do agree, wadankii opportunities fara badan ayaa ka buuxa, aad iyo aad ayaan ugana soo helay inkastoo nolosha halkaa bilawgeedu ay adag tahay, markaad la qabsatid waa heer sare. Dadkaaga aad ku dhex jirto kaliya ay niyadu kugu dagaysaa, inkastoo aan iska halwbadanahay haadnu Somaali nahay, hadana markaad hawo Somaali gashidba niyadaa kuu dagaysaa, maa taasa dareenka kay kalmada 'home'?

 

Businesskaad halkaa ka furatidna aduunbaa wadan kara, kolay qof kale han kaad adigu businesskaaga u leedahay uma haynayo, sidaad u qorshayn lahaydna u ma wadayo, markaa waad ku khasbantahay inaad joogtid, aniga taasa igu adkaatay, waxaan rabaa inaan laba meelood isku mar dago, bal waalida ka sheekee. Waynu arki doonaa siday noqon, inshaallah adna khayr baan kuu rajayn. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Archdemos;795214 wrote:
I hope to start my PhD in SCM in 9 years time, inshallah. Do you already teach the subject?

i just finished my bachelour and im going to start my master in august inshallah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

*ANWAR*;795783 wrote:
my dream job is is to be a General in the new Somali army

 

Inshallah i wil tray this summer

What is your qualification or capacities except getting emotional tirades on SOL?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

My dream job is to set up a farm somewhere near Marka, Somalia and quudkii aan cuni lahaa tabcado insha Allaah, markii wakhtigu ii saamaxana aan dadka beeraleyda ah ee iga liita aan wax u faa'iideeyo waxna baro.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cambuulo iyo bun;795378 wrote:
i just finished my bachelour and im going to start my master in august inshallah

Good stuff mate. I don't come across fellow SC enthusiasts. I've just finished an MSc in the same subject. What are you thinking of specialising or going into. I hear demand forecasting and sustainability are quite hot. My dream job would be to run a social enterprise in the horn of Africa specialising in cold chain solutions for hard to reach communities. I'm working on this as a side project.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this