Sign in to follow this  
Maaddeey

Hundred one ways to enjoy Islii (Eastleigh)

Recommended Posts

Maaddeey   

Teeda kale masaajidkaas midka ku dhex yaalo miyaa saraha Kambaniyaasha oo Ushrika ku yaalo? Saraha cad cad oo isku eg la yiraahdo Company masaajid ku dhex yaalo oo ay isku egyihiin masaajidkaas Bilaal la yiraahdo.

Ishaad ka tuurtay, asaga naftiis waaye, gate oo barrier leh ayaa laga soo galaa, masjidka & xaafaddaba.

Teeda kale sartaas Shariifka (Gulf Palace) see ku kortay. Wax ka jaraanjar gaaban ma arkin, waaba daqrameysaa saa iskaga ilaaineysid their low jaraanjaro.

lol maba notice gareyn, may be I'm not as tall as you, Gaadaco aa wax yar iga dheer :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

1991 aa iigu dembeesay Eastleigh, dabaqyaasha dhaadheer oo Somalida dhistay marka laga reebo, meesha sidii ay wali iskugu dhex daadsan tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey;796089 wrote:
photo0886j.jpg

Bus 'matatu' no 9 stage.

photo0885.jpg

Eastleigh Mall (Al Andalus Hotel)

Waxaa soo xasuustay wiil aan Xamar isku xaafad ku ahayn oo Afrika gabi ahaanteedaba ugu dambeysay 1987 ayaa Nayroobi isla joognay samarkii. Toronto uu ka yimid, hoteelkaas Andalus ku soo degay asaga iyo his nephew. Bil iyo xoogahoo degnaayeen before guri ka heleen Burhaan Estate with his aabo Xamar ka yimid. Maxaa ka raacday hee intuu hoteelkaas ka guurin.

 

Wuxuu dhahay 3:30 am ayaa soo kacnaa saqda dhexe habeen walba. Sabab? Basaskaas hoteelka hortiisa ka baxo ayaa bilaaban jiray waqtigaas yiri, iyagoo muusikada kor u dheereynaayo iyo hoon yeeriskooda. Ilaa iyo waaga ka baryaayo waa soo jeedeynaa yiri, oo qoraxda markee soo baxdo xoogahoo neefsaneynaa seexanaa yiri.

 

Mar kalena wuxuu yiri maqaayada hoteelkaas Andalus asagoo fadhiyo qado sugaayo ayaa qof kale soo agfadhiistay, wuuna salaamay. Isma yaqaanaan. Qofkii cunto dalbaday, asagana cuntadiisa loo keenay. Hadalo yar yar u bilaabay qofkii, oo dad isyaqaano iska dhigaayaa. Cuntadii markuu dhameystay istaagay, qof musqusha aadaayo iska dhigay oo soo faraxalanaayo.

 

Qofkii maaba soo noqdan hee. Asagana maba oga, markii la keenay risiidkii ayuu yaabay. Qiimaha cuntada labadooda ku qoran. Asagii yaab, wuu u sheegay ninkaas ma aqaani yiri, oo miiska iska soo fadhiistay wuuna i salaamay wax kale aan isku naqaano maleh yiri. Yaaka yeelaayo hee. Wuu bixiye qiimaha cuntada labadooda. Mar dambe maa qof agteyda xataa koob shaah in uu ku cabo u ogalaan jiray kulahaa. Waxaa u wici jiray kabalyeeriyaasha uu dhahay, digniina waa siin jiray. 046.gif

 

Qosol naga dhameeye markuu ka sheekeynaayo hoteelkaas iyo Islii dhanba, siiba qof Afrika aanan arag 24 sano.

____________________

 

Che, yacni Nayroobi ahaan ka wadaa. Ani Nayroobi koley Islii ka dooran lahaa. Nayroobi xaafadaheeda kale waa arkay, waa nadiif iyo qurux laakiin cidlo iyo boring waaye. Sagaashameydii degnaan jirnay, haddana walaasheen degan oo guri ku leh xaafad isku dhaceyso oo aanan Islii ahayn. Saas ee tahayna maalin walba Islii ayee joogi jirtay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Isn't Lavington part of Westlands?.

 

MMA, Aniga waxaan dhib ku qabaa waardiyayaasha Masai-ga eh, alle sei ey billaabaayaan iney cod dheer ku sheekeystaan, wax yar ka bacdina you hear this annoying noise of pre-recorded megaphones about phone sim & scratch cards: (Zaini Bao, Orange Bao, Safaricom seventy bo) hurdo waa u dhamaatay!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Maaddeey;796089 wrote:
photo0886j.jpg

Bus 'matatu' no 9 stage.

This matatu is UGLYYYYY. Where's the urban arts and the imagination, the creativity that they were known for? What have they done to my cousin Hassan Rasta?

 

 

 

PS. Maadeey have you met the rightful Kamukunji MP in honourable Ibrahim Ahmed aka Ibrahim Johnny?

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

BOB;796668 wrote:

 

PS. Maadeey have you met the rightful Kamukunji MP in honourable Ibrahim Ahmed aka Ibrahim Johnny?

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

lol, Johny ma arkin lakin iyadoo loo campaign-gareynaayo baan maqlay oo la leeyahay: 'waa nin wax akhristay, diintana aqaanna, shantiisa salaad tukada' :D markaas isagaan jeclaa inuu guuleysto illaa an ka arkay niman si fiican u yaqaanna oo ku eedeynaya inuu aabihiis dayacay!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Maaddeey;796869 wrote:
illaa an ka arkay niman si fiican u yaqaanna oo ku eedeynaya inuu aabihiis dayacay!.

 

Subhanallah that's the sickest and the most vile and malicious lie I've ever heard...dadku miyeysan Allah ka cabsaneyn? Brother been bey kuu sheegeen oo waa kaadibiin aan Allah ka xishooneyn wax aqoon ah oo ay u leeyihiina lama arko marba haday waxaas suuqa la wareegayaan and yes waa nin wax akhristay oo Nairobi University ka qalin jabiyay oo sharciga ayuu ku taqasusay and he also happens to be my cousin ( ma aha tan qabiilka ee soomaalida ee waa dhalasho) taas ayaa keentay inaan aqoon dheeraad ah u yeesho.

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Naxnu Sorry BAraadar BOB.

 

Allaa og sidaan u difaacay markey waxaas ii sheegeen (anoon aqoon u lahayn), lakin nimanku Sijuis bay ahaayeen, waana iga warbadiyeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this