Sign in to follow this  
Maaddeey

Shabaab gives away wheelchairs to the disabled 'Pics'

Recommended Posts

Maaddeey   

Maktabka Diiwaanka Zakawaadka Mujaahidiinta ayaa Qalabka Cuuryaamiinta gacanta u geliyay Dad cuuryaamiin ah oo ku naafoobay duqeymo ay ciidamada AMISOM iyo kuwii Itoobiya ka geysteen magaalada Muqdisho.

Madaxa Zakawaadka Mujaahidiinta Sheekh Suldaan Maxamed Aala Maxamed oo gacantiisa ku qeybinayay Baaskiillo iyo lacag ayaa sheegay in Xarakada Al Shabaab ay Cuuryaamiinta uqortay Biil joogta ah oo ay qaadandoonaan inta noloshooda ka harsan.

 

jiis.jpg

jiis1.jpg

jiis12.jpg

Sh. Suldaan 'a Burcaaawi' Ngonge should be proud ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

Taleexi;785957 wrote:
Tolow yaa lugaha ka guray, mise laysmaba waydiin. Nevertheless, shaqo wacan.

Hadda bal weeydii Maadeey ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

I wonder where these pictures were taken?? hmmm Anyway Good work

they must be feeling jealous after all that bragging TFG have had the last 3 years

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this