Sign in to follow this  
Saalax

Cali Khaliif Galaydh jailed in Addis Ababa?

Recommended Posts

According to Liibaan the professor is drinking shaah with Ethiopia's prime minister melez zanawi so who knows

The Ethiopians and Professor Ali khalif get along fine.

Share this post


Link to post
Share on other sites

:cool: in accordance with the agreement between Somaliland and Ethiopia we should request this bas***d to be sent over to Hargaisa... but if True...Good Job Ethiopia...:cool: now reward the xabashi's by handing over more ONLF suspects already...;) hahaha....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;784000 wrote:
According to Liibaan the professor is drinking shaah with Ethiopia's prime minister melez zanawi so who knows

The Ethiopians and Professor Ali khalif get along fine.

he said casumad bu jogaaa....thats the casumad th very article was talking about it wasnt with meles zenewi it was with his clansmen...and at the very venue is were the arrest took place according to the article...:cool:

 

with d block stories its always 25% true if at best ...the rest is usually propaganda...perfect example..a qabil casumad turned into a state banquet...hahahaha...cancer...:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abdul;783999 wrote:
What did they say--If wishes were horses-------

if it turns out he is locked up...are you ready to post a picture of you kissing the Somaliland flag????

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

:) source!

 

waxaa maanta gaadhay magaladda Adis abab waftidii ka socotay Khaatumo State ee maalmahan ku sugnaa Magaaladda Jigjiga waftidan ayaa diyaarad Khaas ah geysay Adis ababa waxana Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyey madax sare sare oo ka tirsan Dawladda Itoobiya

 

Waftidan ayaa Casuumad rasmi ah ka helay R/wasaaraha Itoobiya Melez Zanawi taas oo ay ugu gudbeen Adis ababa waxana la sheegay in lagu dajiyey Hotel Hilton isla markaasna loo qaabilay si heer sare ah waxana la filayaa in Kulamo ay la qaateen R.wasaaraha Itoobiya iyo waliba Safaaradaha beesha Caalamka ee ku sugan Adis abab

 

Dawladda Itoobiya iyo Maamulka Khaatumo ayaa wadaaga Xuduud dheer waxana lama huraan ah in labadda dhinacba ay iska kaashadaan wada shaqaynta Amaanka iyo Horumarka dhinackastaba, waxana wanagaasan iminka xidhiidhka labadda dhinac

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^ hahahaah...walahi wa riwayad zinawi who didnt even have time for sheick sheriff aparently has time for the leader of khatumooo...hahhaaa walahi daadkan jecleya khiyalada ay ku nool yihin....

 

i love khatumooo...like i love narnia and Aslo the lion and homer j simpson they are all in the same category....

 

A. Khadr...if Galayd is in Prison are you prepared to post a picture of you kissing the somaliland flag??? :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Siyaasigii Hoggaaminaayay Fidnadii Khaatumo Seeg Cali Khaliif Galaydh Oo Wali Ku Jira Gacanta Dawladda itoobiya Wararkuna Shegayaan Inuu Sirdoonka Dalkaas u Xidhanyahay.

(Hadhwanaagnews) Thursday, February 02, 2012

(HNW) Siyaasiga ay ku suntan tahay fidnidii Khaatumo Seeg, Cali Khaliif Galaydh, ayay isa soo tarayaan wararkii shegaayay in Sirdoonka dawladda Federaalka Itoobiya

 

(HNW) Siyaasiga ay ku suntan tahay fidnidii Khaatumo Seeg, Cali Khaliif Galaydh, ayay isa soo tarayaan wararkii shegaayay in Sirdoonka dawladda Federaalka Itoobiya ka qabteen Magaalada Jigjiga isla markaana u taxabeen Xabsi ku yaala magaaladda Addis Ababa. Shabakadda caalamiga ah ee Hadhwanaagnews oo caawa la xidhiidhay dad ku sugan Magaalada caasimadda u ah Itoobiya, ayaa noo xaqiijiyay in aanay ila hadda haynin meel uu ku suganyahay Mr. Cali Khaliif, waxay inatas ku darayaan wararka aanu helaynaa in siyaasigani uu wali ku jiro gacanta dawladda Itoobiya.

 

Siyaasigii Hoggaaminaayay Fidnadii Khaatumo Seeg Cali Khaliif Galaydh, Oo Fidnadii uu waday isagii haligtay

 

Dhinaca kale xubnihii la socday Mr. Galaydh wakhtigii ay ku sugnayeen Magaaladda caasimadda u ah ismaamulka Kililka shanaad ee Jigjiga oo ka koobna Qurbajoog iyo xubno Madax dhaqameed ah ayaan ilaa hadda yana la ogayn halkay jaan iyo cidhib dhigeen. Dawladda Federaalka Itoobiya ayaa si weyn uga booday hawlaha ammaan daro ee uu mandaqada ka waday Cali Kahliif Galaydh, yadoo sirdoonka Itoobiya ku qabteen falal ay kamid yihiin inuu ku hawlanaa sidii Xuduudaha Itoobiya Iyo Somaliland loogu astayn lahaa qaab qabiil, tasoo dhaawac weyn ku ah jiritaanka iyo midnimada waddanka Itoobiya, sidoo kale wuxuu siyaasigan guur guura ku hawlanaa sidii u ugu qancin lahaa Madaxda maamulka Kililka shanaad gaar ahaan Madaxweynaha Kililka inuu gacan ka siiyo nabad galyo daradda uu ka waday degaanka Buhoodle.

 

 

 

Arrimahaas oo dhan ayaa loo sibir saaraya qabashada ay qabteen Sirdoonka waddanka Itoobiya. Waddanka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa heshiis xagga ammaan ka ah la gashay Waddanka Itoobiya, ka soo ah in laga wada shaqeeyo ammaanka mandaqada. Cali Khaliif Galaydh ayaa lagu tilmaan sadaa siyaasi guur guru badan, sidoo kale Mr. Galaydh oo hore Ra´isal wasaare uga noqday dawladdii fashilantay ee Cabdi Qaasim ayaa lagu tilmaama in aan wax faaiido ah usoo kordhin degaanka uu dhalasho ahaan ka soo jeedo mudaddii uu xilalka hay, balse iska daayo uu caan ku ahaa inuu ka khasaafo dadkaas, halka maanta oo uu joogo cimiri ay ahayd inuu Khaatumada Khayr ku raadiyo layimi arrin Khaatumo Seeg ku ah isaga iyo shacabkii masakiinta ah ee u dabka ku dhex tuuray, tasoo hadda inkaartii ka dhacday uu danbarsanaayo.

 

 

Hadhwanaagnews.

Office.

Share this post


Link to post
Share on other sites

BREAKING NEWS: The Peter Pan Authorities Apprehend Santa Claus, securing the Relations between the two country, Peter Pan and Somaliland:

 

Hergaysa: (HNW) Siyaasiga ay ku suntan tahay fidnidii NORTH POLE, Santa Claus, ayay isa soo tarayaan wararkii shegaayay in Sirdoonka dawladda Federaalka Peter Pan ka qabteen Magaalada Gaajo isla markaana u taxabeen Xabsi ku yaala magaaladda Gunter Bischoss. Shabakadda caalamiga ah ee Hadhwanaagnews oo caawa la xidhiidhay dad ku sugan Magaalada caasimadda u ah North Pole, ayaa noo xaqiijiyay in aanay ila hadda haynin meel uu ku suganyahay Santa Claus, waxay inatas ku darayaan wararka aanu helaynaa in siyaasigani uu wali ku jiro gacanta dawladda Peter Pan.

 

Siyaasigii Hoggaaminaayay Fidnadii NORTH POLE Santa Claus, Oo Fidnadii uu waday isagii haligtay

 

Dhinaca kale xubnihii la socday Mr. Claus wakhtigii ay ku sugnayeen Magaaladda caasimadda u ah ismaamulka Easter Bunny ee magaaladda Buggys Bunny oo ka koobna Qurbajoog iyo xubno Madax dhaqameed ah ayaan ilaa hadda yana la ogayn halkay jaan iyo cidhib dhigeen. Dawladda Federaalka Peter Pan ayaa si weyn uga booday hawlaha ammaan daro ee uu mandaqada ka waday Santa Claus, yadoo sirdoonka Peter Pan ku qabteen falal ay kamid yihiin inuu ku hawlanaa sidii Xuduudaha wadamada Peter Pan Iyo Somaliland loogu astayn lahaa qaab qabiil, tasoo dhaawac weyn ku ah jiritaanka iyo midnimada waddanka Peter Pan iyo Somaliland, sidoo kale wuxuu siyaasigan guur guura ku hawlanaa sidii u ugu qancin lahaa Madaxda maamulka Easter Bunny shanaad gaar ahaan Madaxweynaha Easter Bunny inuu gacan ka siiyo nabad galyo daradda uu ka waday degaanka.

 

 

Arrimahaas oo dhan ayaa loo sibir saaraya qabashada ay qabteen Sirdoonka waddanka Peter Pan. Waddanka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa heshiis xagga ammaan ka ah la gashay Waddanka Peter Pan, ka soo ah in laga wada shaqeeyo ammaanka mandaqada. Santa Claus ayaa lagu tilmaan sadaa siyaasi guur guru badan, sidoo kale Santa Claus oo hore Ra´isal wasaare uga noqday dawladdii fashilantay ee Cigaal ayaa lagu tilmaama in aan wax faa’iido ah usoo kordhin degaanka uu dhalasho ahaan ka soo jeedo mudaddii uu xilalka hay, balse iska daayo uu caan ku ahaa inuu ka khasaafo dadkaas.

 

 

Hadhwanaagnews.

Office.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this