Sign in to follow this  
A_Khadar

KH Community is Thanking to Reer GaalKacyo

Recommended Posts

A_Khadar   

Shacabka Gaalkacayo Oo Looga Mahad Naqayo Garabkay Muujiyeen

 

Goobo badan oo ka tirsan daahafaha aduunka ayaa waxaa naga soo gaadhaya Mahadnaq balaadhan oo loo dirayo shacabka Ku Dhaqan magaalada gaalkacayo sida wanaagsan ee ay isu garabtaageen dhaawacii dagaalkii ka qarxay duleedka Sool Joogto ee ay iskaga horyimaadeen Malayshiyadda SNM iyo shacabka SSC .

 

Waxayna dhamaantood dadkii mahadnaqa na soo gaadhsiiyey ay sheegeen in ay shacabka ku dhaqan deegaanka Gaalkacayo ay uga mahad celinayaa hawshaas ay dhamaantood qabteen , isla markaana ay isku garab taagayaan walaalahood oo ay tilmaameen in ay taariikhdu xusi doonto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Dhaawac la daweeyay waa laa shukri calaa waa jib meeshaycarabtu ka tiraahdo wax ka weynbaa looga fadhiyaa siiba ururka haweenka puntland ee gaal kacyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Qandalawi;782974 wrote:
You are welcome
:D

I thought you represent Qandala...Reer Gaalkacyood baa SOL jooga ee haka boobin mahadnaqa! lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
UZTAAD   

no need to thank, it a duty not only to help the injured but to support their BROTHERS militarily against this coward and inferior SNM

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che & Abwaan lool, maxaad hal meel noogu celinaysaan qufulkastaan furaa xataa reer SSC ayaan ahay, Boocame ayaan kudhashay, markaa waa anteranational Somaaliya oo dhan kkk

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Qandalawi;783223 wrote:
Che & Abwaan lool, maxaad hal meel noogu celinaysaan qufulkastaan furaa xataa reer SSC ayaan ahay, Boocame ayaan kudhashay, markaa waa anteranational Somaaliya oo dhan kkk

lol...Kiyaawe-Ingiriis iga dheh!

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Abwaan;783345 wrote:
lol...Kiyaawe-Ingiriis iga dheh!

;);) He is right why you guys want to lock him up in box like successionists.. He is somali and free to be part of any city's people in Somalia.. You welcome Qandalawi.. Che & Abwaan warkoodka iska ilow..

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Thanks laakin Abti anigu reer SSC waaban kamid ahay, dhiig iyo dalashoba, tirsasho gaaban iyo mid dheerba, dagaan guud iyo mid gaar ahba, marka maba la iga saari karo :D . Xoogaa Xaglatoosiye ayaan isku kacsanahay bas kkkkkkkkkkkkkkk

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

That too.. So you should be one of those who are thanking to Reer Galkacyo and all other loving peace somalis who stand next to SSC against the aggressions from s/l....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this