Sign in to follow this  
A_Khadar

Ciidamo Kasoo Goostay Maamulka Somaliland Oo Lagusoo Dhoweeey Madasha Shirka Khaatumo2

Recommended Posts

Showqi   

Somalina;775978 wrote:
:D
wey wada carareen markey ogateen xaqiiqada! XX the General section ayuu ka qaraabanooya. LOL

:D:D:D..........Runta ayaan kugu jecelahay. Shaleyto iyo doraad baq baqdoodii iyo bacaaaaaaaaaaaacdoodi ayaanu ka joogi weynay.:mad: Hadana waa u jeedaa the class room is very quiet.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Ciidamo Kasoo Goostay snm Oo Lagusoo Dhoweeey Madasha taleex

 

Waxaa saaka sacab iyo sawaxan qaatay daqiiqado badan lagusoo dhowqeeyey ciidamo kasoo goostay..

 

Booliska ciidamada maamulka Somaliland ee magaalada laascaanood.

 

Ciidamadan oo tiradoodu gaadhaysey 14 ayaa xalay soo gaadhay caasumadda maamulka Khaatumo ee Taleex.

 

Mid ka mid ah ciidamdan oo hadal ka jeediyey shirka ayaa sheegay inay go’aan ku gaadheen inayan dib ula shaqeen maamul dad kale leeyahay ayn au yimaadeen inay ku biiraan ciidamada maamulka Khaatumo.

 

Gudoomiyaha gudida fulinta Khaatumo2, Dr Cali Ciise Cabdi ayaa goobta uga mahadceliyey geesiyiintan qaatay go’aanka wadaniga ah, wyuxuuna sheegay inay tusaale u noqon doonaan qaar kale oo badan.

 

Dhanke kalena waraka hadda ka imanya magaalada laascaanood ayaa sheegaya inuu xilkii iska casilay duqii magaalada laascaanood

 

yusuf taleex

 

 

askir1-300x225.jpg

DSC04775.jpg

DSC04779.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

just because a few men who come from the degaan left..means there is no national army...you know what get as exited as you want over your keyboards..but in a months time...reality will happily slap you in the face again...farole has nothing..and SSC is gone. farole has no infrustructure, no refinery, no nothing...hahaha...and this joke aka reer bax baax...SOMALILAND SITS IN LAS CANOD AND BUUHOODLE.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Good news..hadii baaq nabadeed wax lugu wayey nina gurigiisa cidkale ma siinayo dadkina iyo magaloyinkina difaaca

 

Guul iyo horumar

Share this post


Link to post
Share on other sites

4 toothless las canoders from the somaliland army defected...hahahaah celebrate invite the easter bunny while you at it as well...this game is about to come to an end...:cool:

 

katumo state...hahahahahaah...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Hermet reality already slapped you, your qaran-diin army failed not once but twice where buhodle is concerned ..marka nacnacda nala dhaaf

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aaliyyah;776037 wrote:
Hermet reality already slapped you, your qaran-diin army failed not once but twice where buhodle is concerned ..marka nacnacda nala dhaaf

if believing that helps you sleep at night go for it...the very army your critising is the same one yours crying tears of joy for when a few of them come to your aid...so whose deluding who. we both know the truth and in time...the truth as they say will set you free..KAtumoo state more like narnia state...unfortunatle no aslo here..just Galayd hahahaha. furthermore as i like to repeat...BUHOOODLE AND LAS CANOD ARE GOOOOOOOOOONE....were is katumo state markaaaa??

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Aaliyyah;776037 wrote:
Hermet reality already slapped you, your qaran-diin army failed not once but twice where buhodle is concerned ..marka nacnacda nala dhaaf

Actually its 3 times.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Abdul this script just wants to talk lol...if buhodle was under the somaliland im sure mr odweyne would be here celebrating...bt I guess jac baa ku dhagtay....

 

Hermet nacnacdaada iska wado..but everyone including the somalidiid solers know that buhodle is not in the hands of their somalidiid militia. But, I guess you can keep dreaming if you choose to..sooner than later u will wake up.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Showqi;776008 wrote:
:D
:D:D..........Runta ayaan kugu jecelahay. Shaleyto iyo doraad baq baqdoodii iyo bacaaaaaaaaaaaacdoodi ayaanu ka joogi weynay.:mad: Hadana waa u jeedaa the class room is very quiet.

ahah, classroom-ku marba nin buu quite ku yahay Showqiyow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this