Sign in to follow this  
A_Khadar

Ciidamo Kasoo Goostay Maamulka Somaliland Oo Lagusoo Dhoweeey Madasha Shirka Khaatumo2

Recommended Posts

A_Khadar   

Taleex,(Lasanod Online)- Waxaa saaka sacab iyo sawaxan qaatay daqiiqado badan lagusoo dhowqeeyey ciidamo kasoo goostay..

 

 

Booliska ciidamada maamulka Somaliland ee magaalada laascaanood.

 

Ciidamadan oo tiradoodu gaadhaysey 14 ayaa xalay soo gaadhay caasumadda maamulka Khaatumo ee Taleex.

 

Mid ka mid ah ciidamdan oo hadal ka jeediyey shirka ayaa sheegay inay go'aan ku gaadheen inayan dib ula shaqeen maamul dad kale leeyahay ayn au yimaadeen inay ku biiraan ciidamada maamulka Khaatumo.

 

Gudoomiyaha gudida fulinta Khaatumo2, Dr Cali Ciise Cabdi ayaa goobta uga mahadceliyey geesiyiintan qaatay go'aanka wadaniga ah, wyuxuuna sheegay inay tusaale u noqon doonaan qaar kale oo badan.

 

Dhanke kalena waraka hadda ka imanya magaalada laascaanood ayaa sheegaya inuu xilkii iska casilay duqii magaalada laascaanood.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Saldhigyada Laascaanood Oo Qafilan, Taliyaashii Iyo Ciidamadii Booliska Ka Goostay Kuna Biiray Khaatumo State Of Somalia (Sawiro+Vedio)

Taliyaha Kuxigeenka Gobolka Sool oo kasoo ayaa maanta kasoo goostay ciidan ka maamulka Soomaali land waxaan si wayn loogu soo dhaweeyay Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn. ugu horayna waxa ku kalifay inuu kasoo goosto maamulka uu ka tirsanaa. waxa uuna ugu baaqay ciidamadii ay wada shaqaynayeen Ee ku hadhay maamulkaasi inay ku soo biiraan maamulka Deegaanda Ssc ee Khaatumo State Of Somalia.

 

Dhinaca kale waxaa Socdaalka ku weheliyay qaarkamida ciidamii uu taliyaha u ahaa waxayna sheegeen inay ka dhiidhiyaan dhibaatooyinka lagu hayo shacabka deegaanda Sool, Sanaag iyo Cayn. iyagoo xusay inay kago’antahay difaacida Qaranimada Maamulka Khaatumo State Of Somalia imika wixii ka danbaysana ay ku biirayaan Maamulka khaatumo Sate Of Somalia.

 

Dhinacooda waxaa si aada usoo dhaweeyay qaarkamida dadka shacabka ah ee kudaqan magaalada Buuhoodle iyagoo ku tilmaamay arin Taariikhiya

 

Ugu danbayn ayaa waxaa hadal ka soo afmeeray taliyaha Ciidan Daraawiishta Gobolka Cayn isagoo tibaaxay inay Hanbalyo udirayaan dhalinyaradan goorta dhow kasoo goostay maamulkaasi wuxuuna ugu baaqay kuwadku hadhay inay kafekaraan Masiirka Deegaanda Ay kasoo jeedaa.

 

Dhinaca kale waxaa xalay magaalda Laascaanood kasoo goostay ku dhawaad 30 kamida ciidanka Police ka iyadoo lafiyalayo inay soo gaadhaan magaalada Buuhoodle Halka dadwaynaha reer Buuhoodle ay diyaar uyihiin inay si diiran usoo dhaweeyaan.

 

By Axmed Darwiish

 

 

Picture-731.jpg

Picture-724.jpg

Picture-732.jpg

 

Video

http://www.youtube.com/watch?feature=player_detailpage&v=xduvuw-zNsg" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Widhwidh-Somalia-Flag.jpgWararka naga soo gaaraya Deegaanka Widh widh ee Gobobolka Cayn ayaa sheegaya in Ciidan halkaasi ku sugnaa islamarkaana lagu tirinayay in ay ka mid yihiin Maamulka Somaliland uuna horkacayay gudoomiyihii hore ee Gobolka Ceyn Keyse Cabdi yuusuf ay iminka Calanka Soomaaliya ee Xidigta Shanta geesleh ka daageen deegaankaas gubeena Calankii Maamulka .

 

Wararka ayaa intaasi ku daraya in xaflado iyo dabaaldegyo ay halkaasi ka sameynayaan shacabweynaha iyo ciidanka iyagoona ku faraxsan go’aanka ah in ciidamada iyo maamulkii halkaasi ka jiraba qaataan in ay ka mid yihiin Calanka Soomaaliweyn.

 

Lama garanayo Sababata keentay arintan balse waxaa laga warhayay in keyse Cabdi yuusuf oo horay uga sameystay Xisbi siyaasadeed dhanka Maamulka Somaliland islamarkaana lagu magacabay SSC ay halkaasi ku sugnaayeen .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Khadar, aawey ciidankii qaranka oo Buhoodle ku hareereysnaa? raggan soo goostey maxay u qaban waayeen? :D

 

Faankii iyo howhowdii badneyd wey joojiyeen koley. Shaqo fiican.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

^^ Exactly Somalina. There is no such ciidamo qaran in reality but they may exist in the successionists hearts virtually.

Warkoodu wuxuu ahaa propaganda and it's heartaching that likes of JB, Oodweyne and XX were clapping for the attacks of peaceful towns and burning poor somali people's homes in this day and age.. Alle ha sahlo..

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

True! Have you seen them around esp Oodweyne? I am still shock about how exicted they all were.. Kuwan waa f******** alle ha soo celiyo..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   
:D wey wada carareen markey ogateen xaqiiqada! XX the General section ayuu ka qaraabanooya, wiilashiisana iskuulkii ayey ku laabteen, odeyaashana waxey dib ugu laabteen maqaayadihii ay ka soo kicitameen. LOL

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

If they joined their brothers after the community united, they are welcome. Part of the KH2 was to reconcile and sort the differences..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

A_Khadar;775991 wrote:
If they joined their brothers after the community united, they are welcome. Part of the KH2 was to reconcile and sort the differences..

Exactly.They are coming back when their community needs them the most.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this