Sign in to follow this  
Abwaan

Haween Soomaaliyeed oo munaasabad tiiyaatarka Muqdisho ku taageeray go'aammadii shirkii Garoowe

Recommended Posts

Abwaan   

http://hobyonet.com/?p=14592

Ka Cabso...Gabdhaha ilaalada qaaska ah ee masawirka ka dhex-muuqda ayaaba iga yaabiyey...lol....

Waxaan si xushmadi ku dheehan tahay mahad ballaaran ugu soo jeedinayaa haweenka Soomaaliyeed oo sida aan la inkiri karin beryahaan koobka ka sitey RAGGA (Malla isku ciyaarayaa, taasi waa dhab, lamana dafiri karo siday beryahaan ragga Soomaaliyeed uga wanaagsan yihiin arrimaha ku saabsan soo noolaynta qarankii Soomaaliyeed). Waa mar ay Guulo ka soo hooyaan tartanno ciyaareed, mar ay taageeraan nabadda , halis u geshaan naftooda iyo maalkooda iyo tallaabooyin kale oo wanaagsan.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalina   

Abwaan;770689 wrote:

tumblr_lsk25negmM1qbcwn9.gif

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

The Zack;770849 wrote:
Dumarka yaa wax baro, Abwaanoow? Rag dheh!
:D

lol...Hooyooyinkana ma raggaan ku tirinnaa illeen ragga iyagaa wax baree? :)

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this