Sign in to follow this  
Somalina

Mogadishu 2012

Recommended Posts

raula   

the dude on the bike looks like he might sink in the mud soon..ar ka qabta..maskiin

 

MMA..adna ma xamar baa lagugu baabe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Tani waxay ka marag kacaysaa sida Muqdisho dowladnimo ugu hillowday. If I was ragga dowladda hoggaaminaya walow ay ku ahaatoba inaan dadka dibedda ka imaanaya oo ku raaxaysanaya xeebta tabarucaad ka qaadona coastguard iyo lifeguard baan meeshaan durba u samayn lahaa bilicdana waan sii ballaarin lahaa. If only loosers-ka aan waxba aqoon oo jagooyinka un iska doonanaya dalka laga qaban lahaa horumar waan gaari lahayn. Soomaali badan oo dalka wax ka qaban karta oo niyadna u haysa ayaa jooga laakiin waxaan fursad siineyn Mr. Anigana way kan ee jago ii abuuryada meesha ku ordaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Abwaan, alaabaa soo socota ee ha welwelin. lol

 

Big wigs Dubai fadhiyaan ayaa markii ay sawirada Liido arkeen hunguri ka soo galey. Meesha waa la camiraa mardhow IA.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this