Sign in to follow this  
Somalina

Mogadishu 2012

Recommended Posts

Somalina   

Kurbin maxaa la dhahaa? lol... aniga weli waa cunaa cambuulo iyo bun iyo daango with saliid macsaro. Dhaqankaaga ka tagtey, magacaadaan nabadsugida dhigaa hadda, mamnuuc ayaa ka tahay inaad soo gasho wadanka. looool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waah cambuulana waa cunaa kurbin neh ma kasaayi wax lagaa yeelaayo maahan,, hadaba waa lagu baraa ee mar danbe ha dhihin kurbin maxaa waaye.. lool@ mamnuuc aa dalka ka tahi..

 

BUN-IYO-AMBUULO_1_385f1.jpg

 

Bahasha ee bunka ii saliida ku jirto aa la dhahaa kurbin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

In bun lagu shubo bas ayaan ogahay, magacaa ii ganbiyey. Waa lagu gadaa dukaamanka Soomaalida, koley kurbin wey taalaa xaafada, markii quraan lagu aqrinaayo guriga leen arkaa iyo markii odeyaasha soo siyaartaan xaafada. Adiga koley waa ku dhaamaa. Timbaro aa ku saaran hadda. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this