Sign in to follow this  
FreshPrince

Khaatumo 2 Congress: The Reigniting of Great Minds, Great History, Great Nationalism

Recommended Posts

Liibaan   

waaw-horufadhi-300x206.png

 

 

 

SHIRKII-KHAATUMO.jpg

 

 

 

Madaxdii SSC ee Gudiddii G6 oo dalka SOMALIA soo galay

 

Xargaga Online: Guddida Qabanqaabada Shirka Khaatumo 2 ee G-6 oo soo gaadhey Saaxdheer

Thursday, December 29, 2011 - 01:45 PM

 

Halkan ka dhegeyso LIVE FROM SAAXDHEER

http://xargaga.net/images/file/A2011/Live_From_Saaxdheer_Xargaga_Online.rm

 

 

Halankan Ka dhegeyso LIVE FROM SAAXDHEER MP3

http://xargaga.net/images/file/A2011/Live_From_Saaxdheer_Xargaga_Online_mp3.mp3

 

 

 

 

G6 iyo wafdi balaadhan oo la socdey oo galabta soo gaadhey magaalada Saaxdheer Waraysi CALI CIISE, CALI KHALIIF, Graad JAMA iyo Habka ay Xafladdu u dhacday;(Dhagayso)

 

Kala soco Xargaga Online mar dhow codadkii xafladii soo dhoweynta ee shacabka reer Saaxdheer.

 

Sidoo kale Dr Ali Esse Abdi iyo Dr. Ali Khaliif Galaydh oo ka mid ahaa weftigaa ayaa iyaguna madashaas ka hadalay; Dr. Cali Ciise Cabdi waxa uu sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay inuu yimaado deegaankiisa hooyo uuna filayey in halkaasi sidaa loogu soo dhawaynayo ka dib markii lagaga hor yimi meel dhowr iyo toban Kilometer u jirta magaalada.

 

Sidoo kale waxaa isna halkaasi Ka hadlay cali Khaliif Galaydh oo isna dhankiisa sheegay inuu aad ugu farax sanayahay Imaatinka Deegaanada SSC isagoo kawarbixiyey Safarkii ay soo mareen iyo weliba inay Naf iyo maalba u hureen Danta guud ee Beelwaynta ***********.

 

Ugu dambeyna Garaad Jama Garaad Ali oo isaguna madashaas ka hadalay, duco qiima lehna halkaa ka soo jeediyay. La soco wararka dhagaysiga ah oo aanu mar dhow idiin soo gudbin doono. Stay with Xargaga Online for the latest up to date information from SSC region.

Share this post


Link to post
Share on other sites

BREAKING NEWS!

 

Nur Gaas got into a car accident on the road between Bosaso and Garoe. Does anyone has any fafahin on this news? Saleban Waji Xad is still not known whether he was in Nur Gaas's vehicle or separate vehicle.

 

May Allah make them save with ZERO death and ZERO heavy injuries. Amin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Wafdi Balaadhan oo uu Hogaaminayo Garaad Jaamac G. Cali iyo Madaxdii SSC ee G6 oo Booqanaya Magaalooyinka iyo Deegaamada SSC, sida Boocame

 

LIVE from Boocame

 

 

Wftigii G6 oo maanta booqday magaalada Boocame

Friday, December 30, 2011 - 02:28 PM

Send this story to someone Printer-friendly page Listen

 

Wefti balaadhan oo ka kooban aqoonyahanka G6 Ergooyin iyo Garaad Jama garaad Ali oo maanta soo gaadhey magaalada Boocame.(Daawo sawirada &Dhegeysi).

 

Weftigan oo mudo saacado ah ku sugnaa magaalada Boocame ayaa la kulmay masuuliyiinya degmada iyo dhamaan shacabka reer Boocame.

 

Live from Boocame Halkan Ka dhegeyso

 

http://www.xargaga.net/images/file/A2011/Live_from_Boocame_Xargaga_Online.rm

 

 

Boocame11.JPG

Boocame22.JPG

Boocame33.JPG

Boocame44.JPG

Boocame55.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

breaking-news2.gif

 

taleex.jpg

 

 

Madaxdii SSC ee G6 Oo Soo Gaadhay Taleex/ Xaruuntii Daraawiishta Iyo Si Diiran Oo Halkaasi Loogu Soodhaweeyay.

 

Waxaa Magaalada taariikhiga ah Ee Taleex soo gaadhay gudigii sare Ee Khaatumo oo loo yaqaano G6 iyo wafdi ay hogaaminayaan ,wafdigan balaadhan ee ka soo kicitimay Ethiopia ayaa waxaa dadweyne aad u farabadani oo saarnaa baabuur iyo fardo kaga hor tageen meel u jirta magaalada qiyaastii 20km loona soo gelbiyay xaga magaalada Taleex oo la filaayo inay kaga qayb galaan shirweynaha Khaatumo2 oo ka soconaaya isla magaaladaasi.

 

Wafdigan oo ay hogaaminayeen G6 ayaa waxay xalay soo gabagaba fadhiisteen magaalada Saaxdheer Ee gobolka sool.

Waftigan balaadhan oo ay ka mid ahaayeen DrCali Ciisse cabdi,Dr Cali Khaliif Galaydh, Dr Maxammed Buraale faarax,Dr C/Kariim xassan Jamac, Xassan ciise, Garaad Jaamac Garaad Cali ,ayaa waxay soo gaadheen Taleex abaara 2:00 duhurnimo ee saacada bariga Africa,markay soo gaadheen magaalada ayay ugu horayntii madal aad loogu soo uruuray hadala kooban ka jeediyeen ka dibna socod indha indhay ah ayay ku soo mareen meelaha loodiyaariyay ergooyinka madasha shirku ka socdo markaas kadib ayaa loogelbiyay gurigii loogu talagalay inay ka degaan magaalada Taleex.

Ugu danbayntii jawiga magaalada ayaa wuxuu yahay mid aad u degan dadkana farxad iyo reyn reyn aad u tira badan ayaa wajiyadooda ka muuqata .

 

Waxaaa la filayaa in ay guda galaan howlahii shirka iyadoo wali ay ku soo qulqulayaan dadweyne aad u badan oo ka kala imaanaya dhamaan aduunka dacaladiisa.

 

 

taleex.jpg

taleex.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

sul.jpg

 

 

War Deg Deg ah: Madaxdii SSC ee G6 iyo Wafdi Balaadhan oo ay Hogaaminayaan oo Taleex Soo Gaadhay

 

 

waxaa magaalada taariikhiga ah Ee Taleex soo gaadhay gudigii sare Ee Khaatumo oo looyaqaano G6 iyo wafdi ay hogaaminayaan oo ilaa 4qof ka kooban,wafdigan balaadhan Ee ka soo kicitimay Ethiopia ayaa waxaa dadweyne aad u farabadani oo saarnaa baabuur iyo fardo kaga hor tageen meel u jirta magaalada hilaadii 20kilo mitir loona soo gelbiyay xaga magaalada Taleex oo la filaayo inay kaga qayb galaan Khirweynaha Khaatumo2 oo ka soconaaya isla magaaladaasi.

Wafdigan oo ay hogaaminayeen G6 ayaa waxay xalay soo gabagaba fadhiisteen magaalada Saaxdheer Ee gobolka sool.

Waftigan balaadhan oo ay ka mid ahaayeen DrCali Ciisse cabdi,Dr Cali Khaliif Galaydh, Maxammed Buraale faarax,Dr C/Kariim xassan Jamac,dr Xassan ciise (qase) Garaad Jaamac Garaad Cali ,ayaa waxay soo gaadheen Taleex abaara 2:00 duhurnimo ee saacada bariga Africa,markay soo gaadheen magaalada ayay ugu horayntii madal aad loogu soo uruuray hadala kooban ka jeediyeen dabeedna socod indha indhayn ah ayay ku soo mareen meelaha loodiyaariyay ergooyinka madasha shirku ka socdo markaas kadib ayaa loogelbiyay gurigii loogu talagalay inay ka degaan magaalada Taleex.

Ugu danbayntii jawiga magaalada ayaa wuxuu yahay mid aad u degan dadkana farxad tira badani ayaa wajiyadooda ka muuqata .

waxaan dhowaan idin soo gaadhsiin doonaa Sawiro iyo Video hadii ilaahay idmo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

7.jpg

 

 

Weftiga Madaxda SSC ee G6 oo Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyey Degmada Taariikhiga ah ee Taleex

December 30, 2011

 

Gelinkii danbe ee Maanta ayaa waxa si yaab leh loogu soo dhoweeyey Degmada Taleex Wefti ka kooban Xubnaha Kooxda G6 oo ah maskaxdii ka danbaysay Shirweynayaasha Khaatumo 1 iyo Khaatumo 2.

 

soo dhweynta Weftigan oo ay kasoo qayb galeen guud ahaanba Shacabka ku dhaqan Degmada Taleex iyo weliba dadweyne aad u tiro badan oo kakala yimid Deegaano Balaadhan oo hoos yimaada Sool Sanaag Sanaag iyo Cayn, Issimada iyo waxgaradka Deegaanada SSC, iyo qaybaha Bulshada.

 

Weftiga ayaa lagaga hortegay Meel hilaadii 10 km dhanka Koonfureed ka xigta Degmada Taleex waxana soo dhweynta ka qayb qaatay Gamaanka Fardaha ee Degmada Taleex caanka ku tahay iyo gaadiid aad utiro badan oo Boqolaal gaadhaya, kumanaan shacabka Deegaanada SSc oo maalmihii ugu danbayey ku soo qulqulayay Degmada Taleex ayaa iyaguna Hareero tubnaa wadada ay ku soo beegnaayeen Weftiga Kooxda Aqoonyahanada Sool ,Sanaag iyo Cayn ee G6,ka loo yaqaano.

 

Weftiga ayaa waxa isaguna kasoo raacay Degmada Saaxdheer Garaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

taleex2.jpg

 

War Culus: Madaxda SSC ee G6 Iyo Wafdi Balaadhan Oo ay Hogaaminayaan Oo Soogaadhay Magaalada Taleex, Iyo Damaashaad Halkaasi Ka Socda!

 

Hambalyo... Hambalyo....Hambalyo Dhamaan Shacabka SSC

 

Waxaa Soogaadhay magaalada Taleex wafdi culus oo ay hogaaminyaan Xubnaha G6, Kuwaasi oo Safar dheer ku soomaray Deegaano Aad u tirabadan oo si kala gedisan halkaasi loogu soo kala dhawaynayey.

 

Waxaana Wafdigan lagaga hortegay Meel aad uga baxsan Magaalada Taleex, Halkaasi Oo dadkii soo dhawaynayey ay wateen gawaadhi aad u tirabadan iyo dhanka kale ay soo dhawaynta ka qayb qaadanayeen Kooxo Fardoolay ah.

 

Dhanka Kale waxaa iyagu soo dhawaynta qaran ka qayb qaadanayey Ciidamada sida gaarka utababaran ee sugaya amaanka magaaladaasi iyagoo halkaasina kusoo bandhigay Dhoolatus aad Usareeya.

 

Wafdigan oo ay Kamid ahaayeen DrCali Ciisse cabdi, Dr Cali Khaliif Galaydh, Dr Maxammed Buraale faarax, Dr C/Kariim xassan Jamac, Xassan ciise, Garaad Jaamac Garaad Cali iyo wufuudkale oo aad utirabadan ayaa waxay dadwaynaha reer taleex kula hadleen Goob fagaaara halkaasi kana xogwaramay safarkooda ugana mahad celiyey Reer Taleex Sida diiran ee ay usoo dhaweeyeen.

 

Ugu danbayn ayaa wafdigan waxay kormeer ku tageen goobaha kala gedisan ee loogu talagalay in lagu qabto shirwaynaha khaatumo2.

 

Magaalada taleex ayaa waxaa caawa si aada looga dareemayaa damaashaad kii usareeyey iyadoo ay camiran yihiin shaaracyaada waawayn ee magaaladu. dadkuna ay isla dhex qaadayaan hadalo ay kamida yihiin

 

Hanbalyo — Hanbalyo — Hanbalyo — Khaatum2 — Guuuuuuuuul

 

Goordhow Naga Filo Sawiradii Soo dhawayn Taas.

 

Sulaymaan Xaashi Dheere – Taleex – Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

IMG_0374.JPG

IMG_0101.jpg

 

Dr. Cali Khaliif Iyo Dr. Cali Ciise Wafti Ay Hogaaminayaan Oo Soo Gaadhay Magaalada Taariikhiga ee Taleex, SSC-Somalia

 

Kismaayo24.com

Wefti balaadhan oo uu ka mid yahay Prof. Cali Khaliif Galaydh oo horey u ahaan jirey raiisal wasaaraha Soomaaliya ayaa soo gaadhey degmada Taleex ee gobolka Sool ka dib markii ay maalinimadii shalay soo gaadheen dalka iyagoo ka soo kicitimay dalka Itoobiya.

 

weftigan oo ka koobnaa Aqoonyahan, Siyaasiyiin iyo madaxdhaqameed ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey magaaladda Taleex oo shir beeleed dad degaano kala duwan ka imaanayaa uga ka furmi doono maalmaha soo socda. Masuuliyiintani oo uu ka mid yahay C/kariin Xasan Jaamac oo dhowaan ahaan jirey wasiirka warfaafinta Dawlada Federaalka ee xukuumadii Farmaajo, mana jirto wax hadal ah oo ay imaanshahooda ka yidhaahdeen.

 

Halkan Ka Daawo Sawiradda

 

Masuuliyiintan ayaa ka soo kicitimay wadanka Itoobiya kana soo galay gobolka Sool tuuladda Saaxdheer oo 70Km dhinaca koonfureed kaga beegan laascaanood, taas oo lagu macneeyey inaanay labada mamaul ee Puntland iyo Somaliland aanay midina raali ka ahayn soo maridooda.

 

Degmada Taleex ayaanay jirin wax maamul ah oo ka arimiya balse haatan waxaa hawsha amaanka loo xilsaaray ciidamo dhowaan la`isaga keenay degaano kala duwan kuwaas oo loogu yeedho ciidamada Khaatumo2.

 

Shirkan oo wadatashi lagu macneeyey ayaa dad badani waxa ay saadaalinayaan maamul ka madaxbanaan Somaliland iyo Puntland in laga yagleelo kulankan la filayo degmada Taleex inuu ka furmo. si kastaba ha ahaatee qabsoonka shirkan oo dabada ku haya shir loogu magac daray khaatumo 1 oo lagu qabtay cariga Ingiriiska ayaa caqabado badan oo uu lahaa qabsoonkiisu laga soo gudbay, waxaana loo gudbay wajigiisii labaad oo loogu magac daray Khaatumo 2 isla markaana ay xanbaarsan yihiin wafdigani ajandihii iyo dhamaanba nuxurka lagu gorfaynayo kaasoo mudo ay baxnaaninayeen qaban qaabayaashu

 

Ismaaciil Aftaag

 

Taleex Somalia SSC

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Daawo Sawirada Soodhawaynta Madaxda SSC ee G6 ee Taleex, SSC-Somalia

 

FRIDAY, DECEMBER 30, 2011

 

Waxaa magaalada taariikhiga ah Ee Taleex soo gaadhay gudigii sare Ee Khaatumo oo looyaqaano G6 iyo wafdi ay hogaaminayaan oo ilaa 4qof ka kooban,wafdigan balaadhan Ee ka soo kicitimay Ethiopia ayaa waxaa dadweyne aad u farabadani oo saarnaa baabuur iyo fardo kaga hor tageen meel u jirta magaalada hilaadii 20kilo mitir loona soo gelbiyay xaga magaalada Taleex oo la filaayo inay kaga qayb galaan Khirweynaha Khaatumo2 oo ka soconaaya isla magaaladaasi.

 

 

Wafdigan oo ay hogaaminayeen G6 ayaa waxay xalay soo gabagaba fadhiisteen magaalada Saaxdheer Ee gobolka sool.

 

Waftigan balaadhan oo ay ka mid ahaayeen DrCali Ciisse cabdi,Dr Cali Khaliif Galaydh, Maxammed Buraale faarax,Dr C/Kariim xassan Jamac, Xassan ciise, Garaad Jaamac Garaad Cali ,ayaa waxay soo gaadheen Taleex abaara 2:00 duhurnimo ee saacada bariga Africa,markay soo gaadheen magaalada ayay ugu horayntii madal aad loogu soo uruuray hadala kooban ka jeediyeen dabeedna socod indha indhayn ah ayay ku soo mareen meelaha loodiyaariyay ergooyinka madasha shirku ka socdo markaas kadib ayaa loogelbiyay gurigii loogu talagalay inay ka degaan magaalada Taleex.

Ugu danbayntii jawiga magaalada ayaa wuxuu yahay mid aad u degan dadkana farxad tira badani ayaa wajiyadooda ka muuqata .

 

DSC03521-300x224.jpg

DSC03506-300x225.jpg

DSC03516.jpg

sodhawayn1.jpg

DSC03470.jpg

DSC03538-300x225.jpg

DSC03533-300x225.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Good news alhamdulilah.

 

midnimo, somalinimo, horumar iyo waxkasta wanaag ah ayaan u rajayanayaa.. Ilaahay ha garab galo.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Deg Deg: Madaxda SSC ee G6 iyo Wufuud Balaadhan Oo Soo Gaadhay Magaalada Taleex, oo Si Aad Weyn Loosoo Dhoweeyey (Sawiro)

Horafadhi.com

 

Waxaa Magaalada taariikhiga ah Ee Taleex soo gaadhay gudigii sare Ee Khaatumo oo loo yaqaano G6 iyo wafdi ay hogaaminayaan ,wafdigan balaadhan ee ka soo kicitimay Ethiopia ayaa waxaa dadweyne aad u farabadani oo saarnaa baabuur iyo fardo kaga hor tageen meel u jirta magaalada qiyaastii 20km loona soo gelbiyay xaga magaalada Taleex oo la filaayo inay kaga qayb galaan shirweynaha Khaatumo2 oo ka soconaaya isla magaaladaasi.

Wafdigan oo ay hogaaminayeen G6 ayaa waxay xalay soo gabagaba fadhiisteen magaalada Saaxdheer Ee gobolka sool.

Waftigan balaadhan oo ay ka mid ahaayeen DrCali Ciisse cabdi,Dr Cali Khaliif Galaydh, Dr Maxammed Buraale faarax,Dr C/Kariim xassan Jamac, Xassan ciise, Garaad Jaamac Garaad Cali ,ayaa waxay soo gaadheen Taleex abaara 2:00 duhurnimo ee saacada bariga Africa,markay soo gaadheen magaalada ayay ugu horayntii madal aad loogu soo uruuray hadala kooban ka jeediyeen ka dibna socod indha indhay ah ayay ku soo mareen meelaha loodiyaariyay ergooyinka madasha shirku ka socdo markaas kadib ayaa loogelbiyay gurigii loogu talagalay inay ka degaan magaalada Taleex.

Magaalada taleex ayaa waxaa caawa si aada looga dareemayaa damaashaad kii usareeyey iyadoo ay camiran yihiin shaaracyaada waawayn ee magaaladu. dadkuna ay isla dhex qaadayaan hadalo ay kamida yihiin

 

waaw2-300x225.jpg

IMG_0099-1024x768.jpg

IMG_0085-1024x768.jpg

IMG_0066-1024x768.jpg

IMG_0061-1024x768.jpg

IMG_0060-1024x768.jpg

IMG_0086.jpg

IMG_0081-300x225.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

images9.jpg

 

Laanta Afsomaliga ah ee V O A oo Warkeeda ku Bilawday Saaka Shirwaynaha Khaatumo ee Magaalada Taleex

 

Idaa Cada V O A oo Warkeeda ku Bilawday Saaka Shirwaynaha Khaatumo ee Magaalada Taleex ayaa saaka Kulowday Warkeeda iyado sheegtay in G6 ay gaareen Magaalda Taleex iyadoo ay Hogaaminayaa Raysal Waraaihii Hore ee Somalia Ali Khaliif Galaydh iyo Wasiirka Warfaafinta ee Dawlada TFG.

 

Khaatumo oo ah shirwayanha Beesha SSC oo lagu qaban doono magaaalda Taleex si loga Tashado Kala Qaybsanaanta ku Habsatay Beeshaasi hada

wixi ka soo Kordha kala soco Shabakada Caalamiga ah ee www.xuddunnews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this