Sign in to follow this  
FreshPrince

Khaatumo 2 Congress: The Reigniting of Great Minds, Great History, Great Nationalism

Recommended Posts

Liibaan   
Mujaaahidiinta SSC waa guuleesanayaan insha Allah, waayo waa xaq udirir, waa niman wada libaax ah, geesiyaal difaacaya dadkooda, dhulkooda, guryahooda, cirdigooda, dhiigooda, iyo sharaftooda, waa xalaal, Allah baana la jira

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Kulankii Qarniga Beelweynta Daraawiish.

 

 

UK:-(RT)Sanad Wanaagsan oo kheeyrkiisa,guushiisa iyo horumarkiisa leh,Sanadka

Midnimadda wada jirka iyo iskaashiga guud ahaanba Beel-weynta Daraawiishta

SSC,Sanadka hanashadda hanaan Maamul oo dhameeys-tiran inshaa Allah,Sand

Barwaaqo iyo nimcadda Allah,Sanadka 2012 midka looga gudbo guud ahaan

waxyaabihii dhibkooda,dayacooda,kala daadsanaatooda iyo is khilaafkii,kala yaacii

looga baxo,Sanad taladda wanaagsan caqliga ku saleeysan raxmaankuna raali ka

tahay la hanto,Sanadka Dhalsahadda Darwiishland Inshaa Allah,Sanadka

Nabadda,Midnimadda iyo xasiloonidda guud ahaanba Dalka Hooyo.

http://youtu.be/fQ4k3VcrTvc

 

Shirka Khaatumo2 Taleex munaasabad taariikhdi ah oo aan oran karo kulankii

Qarniga Beel-weynta Daraawiishta SSC,Mssaha Allah hadii Xaruntii karaamadda

iyo horseedkii halgankii gobanimadda Taleex eey maanta xaadir ku yihiin qaybihii

kala duwanaa ee bulsho-weynta SSC iyagoo hadafkoodu mid yahay danta guud iyo

ka tashigga aayatiinkooda,munaasabad mudnaan gaar ahaaneed iyo ahamiyad weyn

leh,ma heli karaayo ereyadda qormadan ku haboon farxad awgeed(Allah Mahad leh)

Bal eega qaab ka soo qeyb galka shirkaas looma kala hadhiin:-

-Hogaan Dhaqameedkii.

-Culimaa-udiinkii.

-Cuqaashii.

-Aqoonyahankii.

-Egrooyiinkii(Rag iyo Haweenba).

Bal eeg habka soo dhoweeynta iyo xurmo gobeedka bulshadda reer Taleex,niyad samidda,

Sacabka,Calemaha qoyan,Astaan Calanka Hooyo,Astaan Khaatumo2 Taleex,Ciyaarta Dhaqanka

Suugaanta sare iyo ereyada farxada iyo ehelnimadu ku dheehan tahay(hanbalyo reer

Taleex)

diyaar garoow dadaalkiisa,kartidiisa iyo kalsoonidiisa leh(gobanimo)shirka khaatumo2

Taleexka mirro dhalinta rabitaanka Bulsho-weynta,raaciidda aragtidooda,go'aaminta

rabitaankoodaxaqa ah ku dhawaaqidda Darwiishland inshaa Allah maalmo kadib,wufuuda

degaamada ka timikalsoonida iyo meteladaada bulshada degaamadooda,kuwa qurbaha sidoo

kalle,aqoonyahankahogaamiinta iyo hagidda shirka,Culimaa-udiinka xasuusinta qowlka

Allah,Isimadda duceeynta iyoGunaanadka shirka barakeeysan,ergooyinka doodo caafimaad

qaba iyo falanqeynta danta guudiyo maslaxadda ummadeed,ayaan badanaa qofka maanta

Taleex dhex jooga,nasiib badanaa qofkaergooyinkaas ka mid ah,Kulanka Shirka

Khaatumo2 Taleex Munaasabadda Qarniga DaraawiishtaSSC(Alloow Shir Kheeyr leh oo

aqbilaadada helo-inshaa Allah)Khaatumo2 Taleex Guul,Guul.

 

-Guul Khaatumo2 Taleex-

Share this post


Link to post
Share on other sites

Eng: Maxamed Cali Mirre oo u Jawaabay Hadalkii ka Soo yeedhay Jabhadda SNM-

 

Waraysiggii uu bixiyay Eng: Maxamed Cali Mirre uu Siiyay idaacadda BBC Waa mid lagu ku diirsasho iyo ku dayasho Mudan.

 

Eng: Maxamed Cali Mirre Waxa uu difaacay Qadayadda Guud Ee Degaanka SSC iyo Mida Soomaaliyeed, Isaggoo Fariin Culus u diray Soomaalidiidka in ay Dadka Degaaanka SSC Degan Marnaba ka mid Noqon doonin Soomaalidiidka.

Siddoo Kale Eng: Maxamed Cali Mirre Ayaa Wuxuu ku tilmaamay Dadka iyo Degaanka SSC in ay Yihiin Bridge-kii isku hayay Labadda Gobol ee Waqooyi Iyo Koonfurta Soomaaliya.Siddaas la Adligeed aayan Ogaalaan doonin in Xiriirkaas (Buundadaas) la jarro. Wixii aad adiguSamaysay Dadka ha Ku Ceebeen, Haddii Kale Adigga ayay Ceeb kugu Noqon:

 

Eng Maxamed Cali Mirre oo ah nin Aqoon u Leh Cilmigga Aduunka, Luuqaddo kala duwan ku hadla,ayaa Wuxuu Ugu Maahmaahay Jabhahadda SNM in Dadka SSC ku Ceebaalaysanayaan Waxay Igu Horey u Sameeyeen, Oo ah in Ay igu Samaysteen Maamul Iyaggoo Qabiil ah Balse Hadda ay Diidan yihiin, in Qabiilkani Shirro Si ay Uga baxaan Maamul Xumadda iyo Siyaasadda Kala Qaybsan.

Puntland,Somaliland Mise Soomaaliwayn: ??

 

Mar uu Wariyuhu Su’aal ka Waydiiyay balse Shirkan Khaatumo Meesha uu Aaqirka ku danbayn doono? ayaa Eng: Wuxuu Meesha ka Saaray in Dadkani ayan Marnaba laga yaabin in ay ka mid Noqdaan Maamulka laga Magacbaxay Soomaaliland, Siddoo Kale Wuxuu Siiraaciyay in Dadka ay ka sii jeedaan Maamulka Puntland kaas oo uu ku Tilmaamay in ay ka Niyad Jabeen.

Qadiyadda Guud:

 

Eng: Maxamed Ayaa Wuxuu Tusaalle Wanaagsan u yahay Dhamaan Dadka Degaanka SSC in ay Yeeshaan (Qadiyad Guud)oo ay ka Midaysan yihiin.

 

oo ay Dadka SSC Masuul ka Wada yihiin inay difaacaan Qadiyadda Guud iyo Rabitaan Shacabka, Xitaa Haddii ay Jiraan Aragtiyo lagu kala Duwan Yahay.

 

SHaqo Wanaagsan;(Good Job)

Ahmed Laarri

Daalacday:2038

Short URL: http://boocameonline.com/?p=23149

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shirweynaha Khaatumo2 Oo maanta si habsami leh uga furmay magaalada Taariikhiga ah ee Taleex ayaa Ergada SSC ay aad u buuxdhaafisay, waxaana ay dhamaan soo wada gaashay ergadii loogu talagay inay ka qayb qaataan Shirweynaha Khaatumo2 waxana sidoo kale Magaalada Taariikhiga ah ee Taleex soo buux dhaafiyay Shacabka SSC

 

3.jpg

13.jpg

11.jpg

19.jpg

1.jpg

6.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this