Sign in to follow this  
FreshPrince

Khaatumo 2 Congress: The Reigniting of Great Minds, Great History, Great Nationalism

Recommended Posts

Jacpher   

I've never seen a clan held more clan meetings to unite the clan than SSC.

 

Hopefully something positive will come out of the ongoing conferences of SSC.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Soo Dhoweyntii Hogaanka SSC Sayid Sulieman Ahmed XaglaToosiye, iyo KuXigeenka Hogaanka SSC Cali Sabarey

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites

Libaax-Sankataabte;770069 wrote:
I see my good friend Garad Jaamac Garad Ismaaciil is enjoying the conference. Great stuff. Khaatumo Ilaahay ha ka dhigo mid meel wanaagsan marta.

Everyone is saying "Meel wanaagsan marta", but no one is saying specifically where. lol

 

May I ask you, what is this meel wanaagsan you wanna see Khaatumo 2 to go, really? Ma it's own State, ma P/land, ma S/land? What and where?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xildhibaan kamid ah DKMG ee ka soo jeeda GSSC oo taageeray shirka khaatumo2 kana hadlay hadalada SNM ta kasoo yedhaya(dhagaysi wacan)

 

XILDHIBAAN AXMED SAAKIN CABDI XUSEEN OO KUSAGAN DALKA SWEDEN ayaa maanta waraysi usiiyey sscnews.com uu kaga warbixiyey xaalada shirkataageerana udiray shirkaas ,uguna baaqay gebi aahaanba shacabka ssc aqoon yahan iyo isimo dhalinayro inay shirkaas isutaagan meelkasta oo ay joogaan .xildhibaanka ayaaisna waxa u cambaareeyey wasiirka arimaha gudaha eee maamulka siilaanyo kasoo doraad kahadaly mediaha una goodiyey

 

Xigasho WWW.SSCNEWS.COM

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

ShirWeynaha Khaatumo ee Taleex Guul iyo Gobanimo

 

Rabi idinkiis Shirweynaha Taleex Guul, Nabad, iyo Guul aayatiin leh

 

Muuse Xaaji Abees

 

 

Waxaan si diirran oo ay farxadi ku dheehantahay bogaadin, hambalyo iyo duco badan ugu dirayaa Shirweynaha Khaatumo laba oo dhaqso uga furmaya Xaruntii Sooyaalka Taariikhda gashay ee la magac baxday (T A L E E X C I T Y), Caasimaddii Kacaankii uu Hoggaami-nayey Jannagale Sayid Maxamed Cabdalle Xasan.

 

Run ahaantii muddo dheer ka hor ayaa bulshada Gobollada SSC aad u sugayeen una oon qabeen Shirweyne ay Beeshu ku dhantahay si xal xaq ah oo lagu mideysanyahay loo gaaro, lagana xoroobo jaahwareerka, kala qaybsanaanta, dib u dhaca iyo danseegga innooga yimid labaliska aan geyaanka tolka ahayn ee ay waqtiga ku lumiyeen shaqsiyaad tiro yar, waana aafadii ugu darrayd oo aad ugu fogaatay curyaaminta siyaasad caafimaad qabta oo ka hanaqaadda deegaanka SSC.

 

Waxaan dhammaan Garaaddada, suldaammada, Boqorrada iyo guurtida kale; Siyaasiyiinta Gal iyo Cabayr isaga yimid; aqoonyahannada aan rajaynayo in aanay hambayn ka qaybgalka Shirweynaha la wada sugayey; Culimaa’udiinka, Nabaddoonnada, samadoonnada iyo Indheergaradka; dhammaan dhallinyarada dalwalba dhuuxiisa ah; dhammaan Haweenka rag oo dhan hooyadood iyo daacadda koowaad ee hawlaha horuumarinta dal kasta ah; suugaanyahaniinta oo dhan sida Jaamac Kediye iyo Axmed Jaamac hormuudka ka yihiin; Qaybaha Warbaahinta tebiya, xilkuna ka saaranyahay hanashada kaalintooda; dhammaan Ciidammada qalabka sida ee SSC iyo gaar ahaan kuwa Shirweynaha ilaalinaya; guul lagu tanaado, nabad buuxda iyo go’aanno aayatiin leh ayaan ugu ducaynayaa una rajaynayaa; insha Allaah.

 

Go’aanno loo wada dhanyahay, is-afgarad, heshiis dhaxalgal ah iyo dhaadanaan baan ugu ducaynayaa ***********.

 

Kalsooni buuxda, maskaxda oo si cilmiyeysan iyo daacadnimo loo adeegsado, talada toosan oo la isku waafaqo, siyaasadda mustaqbilka oo aad loo shaandheeyo, midnimada oo wadajir lagu doono, dulqaad, iskaashi iyo isku ujeeddo laga noqdo ayaan Alle idiinka baryayaa.

 

Qaybahaas kala magacyada ah ee aan kor ku soo sheegay oo aan dhammayn 1% bulshada ku dhaqan Gobollada SSC waxay wakiillo buuxa ka yihiin ugu yaraan 99.9kii kale oo ay indhahoodu aad ugu faqiiqan yihiin, dhegahooduna ugu taagan yihiin Shirweynaha Taleex in war lagu farxo ka soo baxo.

 

*********** ka sharaf badan kana baaxadweyn dal iyo dad loo hanjabo iyo in loo qorsheysto sedbursi, kushirtegid iyo lifaaq aan Eebbe badin, wuxuuna si xarrago leh xor ugu yahay in uu ka tashado maanta masiirkiisa dambe, nabad gelyadiisa iyo karaamadiisa, insha Allaah.

 

Wabbillaahi Tawfiiq

Muuse Xaaji Abees

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

cali-nuur.jpg

 

Beesha Axmed ***** oo Taageertay Shirka Khaatuma ee Taleex DHEGAYSO +Sawiro

 

Beesha Axmed ***** [Dishiishe] oo ka mid ah Beelaha Somaliyeed ee degan Gobolada Puntland waxay Kulan ay Isugu Yimaadeen Odayaasha Beesha qaarkood ku Taageereen Shirka Beesha Siciid ***** [***********] ay ku Yeesheen Magaalada Taleex ee Gobolka Sool ka Tirsan.

 

Coll Cali Nuur Cumar oo ahaa Taliyihi Guud ee Booliska Puntland dhawaan xilkaasi iskaga tegay Sababa isaga u gaar ah Kulankaasi taageerada ah ka hadlay ugu Horayn ayaa sheegaya in Shirka Taleex ay taageerayaan isla markaana ay Beesha Axmed ***** Garab taagan tahay Shirka Walaalahooda Siciid *****.

 

Yaasiin oo isna ka mid ahaa Golaha deegaanka ee degmada Bosaaso kana mid ah Odayaasha Beesha Axmed ***** ayaa xusay in Shirka Taleex uu yahay Mid aayo ka Talis ah isla markaana ay Leeyihiin Guul iyo Gobanimo.

 

Shirka Taleex ayaa ah mid aad looga Dhur sugayo waxa ka soo Bixidoona waxana uu Maalinta bari ah ka Furmayaa Magaalada Taleex Daawo Sawirada Shirka

 

GalGalanews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

'Liibaan';770180 wrote:

muqal-guud.jpg

 

42.jpg

Wa kuwan Soomajeesteyaashi, Mujahidintii aafka ciida uu daray SNMtii Kalshaale ku soo dhushay. LOOOOOOL

 

These men deserve great respect and to be treated the best way possible!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this