Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Another Unfortunate Killing in Ceel-Bardaale

Recommended Posts

DAAWO VIDEO: Goobjooge Ku Sugnaa Tuulada Seemaal Xiligii 3-Qof Lagu Dilayay Sharaxaya Sida Uu Dilkaasi U Dhacay & Magacyada Dadka Dilka Geystay.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

COL KU DHAC TUUGNA KUU CIIDAN‏( Xasuuqii SNM tu gaysatay)

- Wararka ka Imanaya Degmada Baki, ayaa sheegaya in rag la tuhunsanyahay inay ka mid yihiin ciidamada milatariga Somaliland, si gaadmo ah ugu gawraceen tulaada Seemaal oo ka tirsan Degmada Baki, ugu yaraan 3 qof, dad kale oo aan tiradooda la sheeginna ay afdoobeen. Tuulada Seemaal, ayaa sida la sheegay ah saylad xoolaha la dhoofiyo lagu kala qato, sidaa darteedna ah meel ay isku yimaadaan dad farao badani.

 

Sedexda Qof ee la dilay, ayaa la sheegay inay kala yihiin oday la yidhaa

 

Dayib Maal Axmed Iyo wiil uu dhalay oo la yidhaa

 

Cumar Dayib Maal Axmed, halka ninka sedexaadna la yidhi waa

 

Ismaaciil Maxamuud Caateeye (Af-madhan Diid),

kuwaas oo hada lagu aasayo tuuladii lagu dilay ee Seemaal. Raga dhitay ayaa sida la sheegay ka soo jeeda beesha Degmada Dilla:

 

Waraka la xidhiidha dilka waxshimada ah ee ka dhacay tuulada Semaal, ayaa sheegay inay ciidamadu yimaadeen tuulada abaaro 5tii aroornimo, iyaga oo shiiska saaray meel makhaayad ah oo rag badani hurday, ka dibna ay tacshiirad aaan loo aabo yeelin huwiyeen ragii makhaayada hurday, halkaana ay dadku ku dhinteen. Tirada dadka la afduubay iyo inta fixadka ku maqan, ayaan weli la xaqiijin.

 

Qorshaha iyo abaabulka dilkan maanta dhacay, ayaa la thunsanyahay inay ka dambeeyeen Dambiileyaasha Kala ah

 

 

 

 

Nuux Taani ( Taliyaha Ciidamada SNM

 

Abiib Timacad ( La’taliyaha Siyaasadda Siiraanyo

 

Muuse Biixi Cabdi, ( Gudoomiyaha Jamhada SNM

Iyada oo sida la sheegay raga dadka dilay wateen darayska arkasta Jamhada SNM, Baabuurtoodana ay ku dheganayd Taarikada Maamulka Hargaysa.

 

Sidoo kale, Seddexdan Dhagar-Qabayaal Ayaa La sheegay inay ka mid ahaayeen dadkii qorsheeyay, isla markaana hirgaliyay dilkii loo Geystay Afartii qof ee Musaafurka ahaa ee lagu Googooyay tuulada Alaay-Baday, labo sano ka hor Kuwaasi oo Kala Ahaa Sidatan-

 

Marxuum Cali Aw Cumar Barre,

 

Marxuum Mawliid Xassan Cumar,

 

Marxuum Daa’uud Xaashi Jaamac

 

Marxuum Cali Maxamuud Nuur (Bagaashle)

 

Taas oo loo nisbaynayo inay kicisay dareen curfi qabiil ku dheehanyahay oo waagaa beelaha dhexe saameeyay, kana dhan ah reer Awdal, sidaa darteedna xisbiga Kulmiye u sahlay inuu hanto ama kasbado taageeradooda.

 

Waxaa Kale oo aan Marnaba Quluubta Dadka Reer Awdal State Ka Go’ayn Dilalkii Qorshaysnaa ee Loo Gaystay Haldoorkii Umadda Waxayna Kal Ahaayeen-

 

Marxuum Cali Farax Sayax ( Siyaasi & Ganacsade )

 

Marxuum Maxamed Cabdi Dhimbil Galbeedi ( Siyaasi

 

Marxuum Cawaale Bustaale ( General

 

Marxuum Cadayste ( General

 

Marxuum Dhido ( Ganacsade

 

Mrxuum Yuusuf Cali Talan ( General

 

Degmada Baki, gaar ahaanna degaanka Ceel Bardaale, ayaa waayadanba ahayd goob ay maleeshiyo beeleedyo ka soo jeeda Isaaqu ku laayaan Gadabuursiga dhulkaa dega, dilkan maanta ka dhacaynna uuna ka gedisnayn kuwii hore uga dhaci jiray aagaasi, kuwaas oo dad aan waxba galabsan lagu layn jiray.

 

Dilkan foosha xun oo dabo socda kuwo noocan oo kale ah oo ka horeeyay, ayaa sida la sheegay ujeedadiisu tahay xaal abuur lagu baro kicinayo dadyoowga ********** ee degaankaasi ku nool, waxaanu hor dhac u yahay qorshe balaadhan oo dhul boob ah oo ay wadaan beelaha dhexe ee Somaliland.

 

Waxa hadaba xusid mudan maxay odhan doonaan maanta siyaasiintii iyo madax dhaqameeyadii doraato lahaa waxan dugsiga Sh. Cali Jowhar dhagax dhignay taaladii nabada. Aaway nabadii taalada loo dhisayay?

 

Ugu Dambayn Waxaanu Leenahay Hadaanu Nahay Shacabka Reer Awdal State Waa Inay Jawaab Ficil Ah Ka Baxshaan Arrimahan Iyadoo Kaa Shanaysa Dowladeeda Awdal State-

 

Xafiiska Wararka

 

Awdal State

 

United Kingdom

 

Allaa Mahad Leh

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidanka CID-da Boorame oo Xabsiga dhigay Siyaasi Reer Boorame ah

Boorame(Waaheen) Ciidanka baadhista Danbiyadda CID-da Gobolka Awdal ayaa shalay galab xabsiga dhigay Maxamed Jaamac ****** oo ka mid ah Siyaasiyiinta Gobolka Awdal.

Ilaa hada Xukuumadda Somaliland Xadhiga ****** kamay hadal hase yeeshee sida uu Wariyaha Gobolkaasi ku soo waramayo waxa lala xidhiidhinayaa qudbad uu shalay ka jeediyay kulan ay Siyaasiyiinta, Madax dhaqameedka iyo Odayaasha gobolkaasi ku Canbaareynayeen Dilkii ka dhacay Ceel-berdaale.

Qudbada Maxamed Jaamac ****** oo ahayd mid aad u kululayd waxa uu Eedo kul kulul ugu soo jeediyay Taliyaha Ciidanaka Qaranka Somaliland Nuux Taani oo uu ku tilmaamay Canjeexii Xeebta Jasiira ku xasuuqi jiray Dad shicib ah oo aan waxba galabsan. Isagoo tusaale ugu soo qaatay inuu ka danbeeyay Dilka sadexdii Nin ee dhawaan lagu khaarajiyay Ceel-berdaale.

Inkastoo masuuliyiintii qudbadaas ka hadashay hadaladoodu ay kululaayeen hadana ****** mooyee ilaa hada Cid kale oo loo xidhay ma jirto. Waxase warar kale oo gobolkaas aanu ka helaynaa sheegayaan in lagu daba jiro Rag kale oo lagu Eedaynayo inay hadalo kicin ah sameeyeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

No freedom of speach? XX awoowe are you invite us to join such lalaland project which even arrests people if they condemn terror attacks towards their communities..

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

And what is the law? not to denounce the murders? Or mentioning the names of mass murders like Nuux Taani is a crime... Oh Allah.. It's time for Awadalities to have their freedom.. Where in the world are we. Your militia called ciidamada killed innocent people and who says anything about is arrest..

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;763825 wrote:
And what is the law? not to denounce the murders? Or mentioning the names of mass murders like Nuux Taani is a crime... Oh Allah.. It's time for Awadalities to have their freedom.. Where in the world are we. Your militia called ciidamada killed innocent people and who says anything about is arrest..

Does any one have proof Nuux taani Killed any one or just more lies and lies

 

Ciidamo killed People these people were butchered and there is no evidence no one knows where and who these people are

 

A khadar are you saying Awdal is under occupation like sool loooolz

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Xaaji Xunjuf;763829 wrote:
Does any one have proof Nuux taani Killed any one or just more lies and lies

 

Ciidamo killed People these people were butchered and there is no evidence no one knows where and who these people are

The proof is there, the witness mentioned who were the killers and their full names and possible suspects like Biixi and Taani.. So if anyone mention suspects and those may behind, it's a crime and will be jailed when infact murders are not touched. Go read what your clanmates posted other threads about those who killed people last time in Ceelbarde and they are still around and no one did anything about their crimes, no justice and no arrests and that is the law you so adore.. Isku xishood ninyahow sometimes it's bad to defend undefendables like this one.

A khadar are you saying Awdal is under occupation like sool loooolz

Of course they are even worse occupation than Sool because majority Sools fled from your blood thursty militia but Awadils are there and got butched with no consequences..

Share this post


Link to post
Share on other sites

A khadar last night a nomadic Boy was killed near ceelbaardaale by armed Gangs where is that justice you preach or is justice just for certain Communities Possible suspects i want evidence if i today claim a Khadar killed a person i need proof. Neigboring Clans fight an awdalite sultan today said that Muse Biixi is clean and had nothing to do with these accusations.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

where is that justice you preach or is justice just for certain Communities

Don't ask me the question I asked you.. Answer it why arresting people who said what happened are unjust? Why not arrest those whose names mentioned by survivors in the above video and killed asleeping innocent people.. They are still in the town and also in the army getting paid.. They showed the pullets killed with innocents and they are s/l ammunition.. What more evidence that you want, a video showing Biix and Taani ordering this or one of you clan site to reports.. Hypocrisy Baad la kici la'dahay alle ha kuu sahlo..

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

^^ You either confused or got me wrong. I am not against justice for anyone.. So if innocent is killed, the murder has face the consequence. All I was against is murders roam on the streets of Gabiley and yet those spoke against them got arrested..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nin Dhalinyaro ah oo Lagu dilay Deeganka Goryo ku dhalka ee Ceelbardaale oo Maydkiisii la keenay Gabiley…

posted by: Axmed Kulan

 

Nin Dhalinyaro ah oo Lagu dilay Deeganka Goryo ku dhalka ee Ceelbardaale oo Maydkiisii la keenay Gabiley…

 

Hargeysa/ToggaHerer 06 Dec 2011

 

Nin Dhalinyaro ayaa maydkiisa Galabta la keenay Magaalada Gabiley Ninkan Dhalinyarada ah ee la dilay ayaa Da`diisu lagu sheegay ilaa Labatan Jir Waxaana magaciisa la yidhaa Iid Muuse.

 

 

 

Ninkan dhalinayarada ah ayaa la sheegay in lagu dilay Deeganka ay ka taagan tahay Shaqaaqdu oo Habeen Hore waabarigiina lagu dilay Saddex Ruux Dilkan u dambeeyey ayaa ka dhacay meesha la yidhaa Gorayo ku dhalka.

 

Dilkan ayaa la sheegayaa in ay Fuliyeen rag ka soo Jeeda Dhinaca Beesha Dilla ee Hore looga dilay Saddexda Nin ee Mirta lagu dilay.

 

Ciidamo Fara badan oo u badan Milatary ayaahaatan ku sugan Deeganka ay ka taagan tahay Shaqaaqadu..

 

Sidoo Kale Tiro Odayaal ah oo gaadhaya ilaa Lix Oday ayaa laa xidhay Dhinaca Beesha Gabiley Sidoo kale Siyaasiga Ahna la taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Siyaasada ayaa isa haatan ku xidhan Xaruta CID …

 

Dhinaca Kale Odayaasha Beelaha Dilla ayaa ku adkaysanaya In La bedelo taliyaha Guud ee Ciidamada Somaliland Nuux Taani oo ay sheegayaan in uu ka mid Yahay Raga ay isku hayaan Deeganka muranku ka taagan yahay .

 

Warqabadka ToggaHerer

 

 

Are you against this or support this do you know where the killers are maybe some where in dila who knows or borama or even further do you think they should be caught?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Freedom   

^^^ Give it up there is not use in debating A_Khader any facts you hit him with he will scape goat it lol. Somaliland has brought justice to the vicitms understand that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Freedom;763920 wrote:
^^^ Give it up there is not use in debating A_Khader any facts you hit him with he will scape goat it lol. Somaliland has brought justice to the vicitms understand that.

^^^

 

 

and the irony is that the somalia they embracing is where millions slaughtered & dead of hunger & silic.Hate leads them to minefield..and as sad as it's any life taken, It's news for them if 2 people get killed by burglar and all of sudden snm is reawakened & somaliland gov't brought the perpetrators in black hawk!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this