Sign in to follow this  
The Zack

Shariif and Gaandi meet in Nairobi

Recommended Posts

The Zack   

Madaxweyne Shariif iyo Madaxweyne Gaandi oo Nairobi ku kulmay kuna gaaray heshiis

 

 

prfo-maxamed-cabdi-gaandi2-300x225.jpg

 

kulan xasaasi oo socday in ka badan laba saac iyo bar ayaa xalay saqdii dhexe ku dhex maray magaalaada Nairobi Prof Gaandi Madaxwenaha dowlad goboleedka Azaaniya iyo Sh. Shariif Madaxweynaha DKS.

 

kulanka oo ay markii hore Wasiiro goob joog ka ahaayeen iyo dublumaasiyiin kale ayaa markii nusa saac uu socday ka dib albaabada u xirtay Madaxweynaha dowlad gobaleedka Azaania Prof Gaandi iyo Madaxweynaha DKM Soomaliya Sh Shariif Sheekh Axmed waxayna ku lafa gureen xaaladda wadanka marayo, xiriirka dowlad goboleedka Azaania iyo dowladda KMG, howlgalka mallateri gobbalada Azaania ka socda iyo mad madowga soo kala dhexgalay dadka reer Azaania iyo Madaxweyna soomaaliya.

 

kulanka oo ahaa kii ugu horeeyay oo ee yeeshaan Prof Gaandi iyo Sh. Shariif inta loo Gaandi Madaxweynaha dowlad goboleedka Azaania ayaa qodobadii la isla meel dhigay waxaa ka mid ahaa

 

1) in xariirka dowladda KMG iyo dowlad goboleedka Azaania la xoojiyo mad madowga jirayna dib loogu laaban

2) in caqabad danbe dowladda KMS ku noqon habsami u socodka xoraynta goballada Azaania iyo qaab dhismeedkiisa.

3) inaan hogaamiyo kooxeed iyo jabhadayn loo ogolaanin gobalada Azaania

4) in dowladda KMG soomaaliya waxay xaqa ugu leeyihiin gobolada Azaaniya la garab istaagto dhan walbo

5) in qaab dhismeedka dowlad goboleedka Azaaniya waafaqsan yahay axdiga dowladda KMG una dhanyihiin dhamaan dadka udhashay goboladda Azaaniya ciddii wax tabanaysana la la hadlo

6) in dowladda Keyya iyo dowladda Soomaaliya xarii kooda sare loo qaado Kenyana loogu mahadceliyo 20 sano qaxootiga Soomaalida haysay iyo garab istaaga ay u samaysay shacabka soomaaliyeed.

kulankanoo ahaa mid xasaasi ah si saraaxad ahna loo wada hadlay ayaa ku dhamaaday farxad iyo is gacan qaad iyo wada shaqayn buuxda inay wada yeeshaan masuuliyiinta waxayna ku balameen in kulumada joogtada ah badiyaan.

 

Kulanka labada masuul ayaa daaqada ka saaray wixii is afgaranwaa ee labada dhican ka jiray albaabadana u furaya bog cusub oo ay yeeshaan DKS iyo dowlad goboleedka Azaaniya oo iyadu dhawaan ku soo biirtay maamul goboleedyada dalka ka jira isla markaana ah maamul deegaan ku saleeysan lagana dhoowrayo xasilinta iyo daganaansho in ay u horseedo shacabka labada Jubbo iyo Gedo oo ay si gaar ah u diloodeeyn labaatnakii sano ee la dhaafay duulaano iyo faragalin kaga imaneeysay meelo fog fog oo deegaanka ka baxsan.

 

Jubbalandnews.com

Nairobi, Kenya

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Shariif has finally been forced to stop opposing Azania. I am not sure how can exactly that was done but it was done. He has changed his stance and now fully the support the Azania State of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

The man has to save his own reputation, the hypocrisy of objecting the intervention was hilarious, I support the Shariif either way, oppose or not oppose.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Che, How am oblivious yo? I am fully informed and do care. This is just a bad era for all Somalis. We will have to work with what we got for now. Somalia shall come back insha'allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Somalia;759540 wrote:
The man has to save his own reputation, the hypocrisy of objecting the intervention was hilarious, I support the Shariif either way, oppose or not oppose.

He was kinda humiliated but hey he agrees with me now :), regardless of who made him change his mind, the new decision is good for all.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Don't be naive, sir, and compare oranges with apples. Would Palestinian accepts peace-keeping forces from Israel? Would they accept them from Turkey? See the difference? By this time we should all agree that we need foreign force to get the stability back, we also should know where the foreign forces should be from. All sane Somalis (except that are dreaming) are for the Kenyan intervention.

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D:D:D Heshiiskaas ma Jinni ayaa marqaati ka ahaa!

 

from where you get this news, jubbalandnews.com:D bring anything else other than this.

 

Bring also : Location, Date, any Picture..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this