Sign in to follow this  
General Duke

Nairobi: Yusuf Haji Farax Macalin attack Sharif Ahmed

Recommended Posts

(Dhagayso)Kenya oo canbaaraysey hadalkii maanta ka soo yeerey madaxwayne Shiikh Shariif.

Posted by pi on October 24th, 2011

 

Dowladda Kenya ayaa markii ugu horaysey shaacisey in hawlgaladda ay ciidamadda Milatariga ee Kenya ay ka wadaan gudaha dalka Soomaaliya uu yimid kadib markii masuuliyiinta DKM ee Soomaaliya ay ka heleen ogolaansho buuxda oo cadaynaysa in dowladda Kenya ay ciidamadeeda u diri karto dalka Soomaaliya.

Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa sheegey xili uu la hadlayey idaacadda Garowe in hawlgaladda ay Soomaaliya ka wadaan Milatariga Kenya uu yimid,kadib markii madaxwaynaha DKM ee Soomaaliya uu xafiiskiisa warqad ogolaansho ah ka soo saarey,kadibna ay warqadaasi si wada jir ah u wada saxiixeen wasiirka Gaashandhiga Yuusuf Xaaji iyo raysul-wasaaraha DKM ee Soomaaliya,sidaasina ay ku soo galeen ciidamadda Kenya gudaha dalka Soomaaliya.

Faarax Macalin ayaa sidoo kale sheegey in warqadaasi Copy-geedi ay gacanta ku hayaan baarlamaanka Kenya,islamarkaana ay ka doodeen xildhibaanadda Kenya,sidaasina lagu ansixiyey hawlgaladda ciidamadda Kenya ee ay Soomaaliya ka wadaan kuwaasi oo ku salaynsan la dagaalanka Kooxdda Alshaab.

Waxa sidoo kale uu canbaareeyey gudoomiye ku xigeenka baaralamaanka Kenya,madaxwayne Shiikh Shariif oo u ku tilmaamey nin aysan ismaqlin afkiisa iyo dhagihiisu,isagoo sheegey in caalamku la socddo taageerida ay Kenya sii so xukuumadda Shiikh Shariif,ugu danbayna waxa uu xusey Faarax Macalin in DKM ay ku qanacsan tahey oo kaliya ciidamadda Amison ee Muqdisho ku sugan,islamarkaana maalin kasta la’laayo dadka maatada iyo ardaydda ah.

18 bishan ayaa magaladda Muqdisho waxa soo gaarey wafdi ka socdda dowladda Kenya oo ay kamid yihiin wasiiradda Gaashandhiga iyo arimaha dibadda ee Kenya,kuwaasi oo shirar la yeeshey masuuliyiinta DKM ee Soomaaliya islamarkaana ka wada hadley hawlagaladda ciidamadda Kenya ay ka bilaabeen gudaha dalka Soomaaliya,waxaase muuqata in hadalo kala duwan ay ka soo baxayaan hawlagaladda ka dhanka Alshaab oo ay Kenya ka bilowdey gudaha dalka Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiika Difaaca ee*Xukuumada Kenya ayaa waxay caawa si kulul uga jawaabtay hadalka ka soo yeeray Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, ee uu ku sheegay inaysan Dowladda iyo shacabka Somaliyeed raali ka ahayn in Ciidamadda Dowladda Kenya ay gudaha u soo galaan dalka Somaliya.

 

Wasiirka*Mr.Maxamed Yuusuf Xaaji, oo caawa wareysi gaar ah siiyay Idaacada BBC-da laanteeda afka Somaliga, ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in wax lala yaabo ay tahay hadalka maanta ka soo yeeray Mudane Shariif Sheekh Axmed.

 

Wasiirk Wasaaradda Gaanshaandhiga, ayaa wuxuu sheegay in Dowladaha Somaliya iyo Kenya ay kala saxiixdeen in si wadajir ah loola dagaalamo Xarakada Al Shabaab, maadaama ay u wada garteen inay khatar ku tahay ammaanka Soomaaliya, Kenya iyo Bariga Afrika.

 

Maxamed Yuusuf Xaaji, ayaa wuxuu sheegay in Madaxweynaha Shariif arinta Ciidamadda Dowladda Kenya ee soo galay Soomaaliya uu u xil saaray Raa’isal Wasaaraha Dowladda Soomaaliya Mudane Gaas, kaasoo uu sheegay inay u saxiixay.

 

“Madaxweynaha waxaan ka rabnaa inuu hadalkiisa kala cadeeyo, in uu rabo in Shabaab laga qabto, in uu isagu taageersan yahay kooxaha qaswadayaasha ah” ayuu si kulul uu ku yiri Mudane Maxamed Yuusuf Xaaji.

 

“Caalamka wuxuu rabaa in Soomaaliya ay nabad ka dhacdo, in Soomaaliya loo-dhiso Dowlad weyn oo awood ah, marka hadalka Madaxweynaha waa wax aad loola yaabo” ayuu si raaciyay Wasiirka Wasaaradda Gaanshaandhiga ee Dowladda Kenya Mudane Maxamed Yuusuf Xaaji.

 

Wasiirka Wasaaradda Gaanshaandhiga ee Dowladda Kenya Mudane Maxamed Yuusuf Xaaji, ayaa wuxuu cambaareeyay hadalka ka soo yeeray Madaxweynaha Soomaaliya, ee uu ku sheegay in Kenya ay si sharci daro leh ku soo gashay gudaha Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

If What Ina Macallin is saying turns our to be true, then Sharifku is in dhiiqo big time. Why sign something and appose it week later? Miskiin

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^I don't think there was a written agreement.

 

Kenyans dived head on in the complexity of Somali politics. Sharif made a good stance. Even if he was tempted in those private conversations or pledged support verbally, turning on his back is a great thing just like he did unto Alshabaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^:D :D :D

 

I am not driven by what men do awoowe, if Sharif does as you predicted I would oppose him and call him out. I use my own analysis and experience to stake a position. I wholeheartedly think Kenya's invasion is bad for both Kenya and Somalia. It revolves around a buffer-zone mentality and with clannish agenda in mind.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiin, we don't know whether there was an agreement or not, but the fact is that he didn't say a word when the Kenyan delegation were there, and speaking a week after shows how gullible he is. I hope he stands his ground and show some leadership.

Share this post


Link to post
Share on other sites
PasserBy   

Sharif Ahmed is being attacked from the other side. It is a classic political game. Until there is clear evidence of him giving the Kenyans the green light, we have to take his public stance at face value.

 

Recall that IGAD has backed Kenya's incursion. It is good to see how Somalia voted on the issue.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gheelle, Kenya scrambled after the invasion.Look at what they did: 1) a delegation to Mogadishu, 2) a presidential envoy to Addis Ababa, and 3) a request to an emergency IGAD conference. All of those steps where to solicit support after the fact.

Share this post


Link to post
Share on other sites
PasserBy   

Gheelle, Kenya scrambled after the invasion.Look at what they did: 1) a delegation to Mogadishu, 2) a presidential envoy to Addis Ababa, and 3) a request to an emergency IGAD conference. All of those steps where to solicit support after the fact.

You are absolutely right. Remember that Meles is not a fan of Azania as was reported by wikileaks. So if they had asked for authorization prior to invasion, they would have had difficulty getting the support. I still want to see the vote @ IGAD emergency session.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiin, i am agreeing with you that Kenya's invasion or incursion was a bad thing at infant. And I also don't understand what Inna Macalin's crying about as he was the one opposing any invasion to Somalia not long ago, but there is nothing worse than the contradictions of our leaders in TFG. They say things one day and appose it when they see it fit.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this