Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Sirta sariirta

Recommended Posts

nuune   

^^ I think you pretty well know that there are 578 positions, out of all that, the missionary one has held that pole position for 20,000 thousand years, and still leads number one.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

STOIC;750889 wrote:
My Somali is jacked up.It took me awhile to figure out what the title of thread meant

Congratulations..................... Now that your Somali has improved, Casharka uu Macalin Miskiin Macruuf soo diyaariyey diyaar baad u tahay soo maaha,,,,,,,,,,,;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

nuune;750910 wrote:
^^ I think you pretty well know that there are 578 positions, out of all that, the missionary one has held that pole position for 20,000 thousand years, and still leads number one.

I don't want to be conjectural as the mullah friend of mine, who upon seeing any passing women with nice dress, wearing lipstick and walking in quick strides, punchs me and says "eeg, eeg, way balan santahay." But, Nuune niikiye is no more the nuune I knew. It is clear the man has evolved. Sabuuntii dharka ee waaguu yaraa loogu maydhi jirtay baa ku soo baxday odayga. :D This is not about this thread by the way. Dakanooyin kalaan ka dabasocdaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

MMA lool no comment..

 

Juxa I didnt even bother to click on his link was just commenting based on their comments..n u are so right this aint a place for moi :) **takes exist!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Abtigiis;750918 wrote:
I don't want to be conjectural as the mullah friend of mine, who upon seeing any passing women with nice dress, wearing lipstick and walking in quick strides, punchs me and says "eeg, eeg, way balan santahay." But, Nuune niikiye is no more the nuune I knew. It is clear the man has evolved.
Sabuuntii dharka ee waaguu yaraa loogu maydhi jirtay baa ku soo baxday odayga.
:D
This is not about this thread by the way. Dakanooyin kalaan ka dabasocdaa.

lol Saabuun, am sure you are talking about saabuuntii dove-ta aheyd ama liif(live), inaad the other uses of saabuunta taqaano maan moodeyn illeen cayaal dirdhaba iyo bole baad aheyd.

 

ehehe eeg eeg wey ballansantahey.

 

 

Ps: Have you read Sabriye's book, Raaxada Guurka, waxan uu MMA soo dhajiyey waa iska ciyaar ciyaar, Raaxada Guurka akhriso ayaan oran lahaa MMA, ku la mida oo small booklet ah ayaan waa qorey, magaciisuna waa "Istiinka" ama "Salaaxa" wuxuuna ka hadlayaa noocyada istiinka iyo qeebihiisa kala duwan, illaa dhowr iyo sagaashan nooc ayaan gaarsiiyey oo mid kastaa sii kala baxayo ama furuuc sii leeyahay iyo nuucya kale.

 

 

Pss: Agree this topic is not for yaryarka, so banooniga aan yara dajino in kastoo yaryarkii waayadan la oran karin yar yar waayo iyagiibaaba ka horreeyo waaweynka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^yaryarka waayadaan ayagaaba kaa badiya alaabahaan.

 

Nimaan ogahay wuxuu tanoo kale yiraahdaa cilmi baarista ceeb ma aha, all the intentions weeyaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

sariirta doesnt need a book to be written, naag shouldnt enjoy sariirta, she is there is to be enjoyed and she should count the tiles in the ceiling or think about what she will cook tommorow during the act of caruur making.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

nuune;750959 wrote:
l

 

 

Ps:
Have you read Sabriye's book,
, waxan uu
MMA
soo dhajiyey waa iska ciyaar ciyaar, Raaxada Guurka akhriso ayaan oran lahaa
MMA
, ku la mida oo small booklet ah ayaan waa qorey, magaciisuna waa "Istiinka" ama "Salaaxa" wuxuuna ka hadlayaa noocyada istiinka iyo qeebihiisa kala duwan, illaa dhowr iyo sagaashan nooc ayaan gaarsiiyey oo mid kastaa sii kala baxayo ama furuuc sii leeyahay iyo nuucya kale.

 

.

Inaba caadi maaha, Odayga BUUGAAS intee qorayey, Intee FILIN daawadey?

BEKRA-JEBINTA

Habeenka aqalgalku waa habeennada nolosha qoys kan ugu horreeya, galmada dhacda habeenkaasi bayna gabadhu isugu bedeshaa haweeney, sidaasi daraadeed aad iyo aad buu ahmiyad ugu leeyahay haweeneyda cusub. Waxa ugu muhiimsan ee habeenkaasi dhacayaa waa bekra-jebinta. Bekradu waa xuub ama dub khafiif ah oo ku dahaaran afka hoose ee cambarka, waxaana ninka waajib ku ah inuu dillaaciyo ama ballaariyo xuubkaasi kolka ugu horreysa ee uu dhalfada gelinayo cambarka.

 

Waxa jirta in hablaha 10-39% xuubkooda bekradu aanu dillaacin balse uu ballaarto, iyada oo ay dhalfadu si xoog leh ku dhex marto xuubkaasi ballaartay. Xuubku waxa uu markaasi dhalfada u qabsanayaa sida laastiigga oo kale, halkaasina haweeneydu waxay ku dareentaa xoogaa xanuun ah oo ay macaani ku dheehan tahay (ka hadli mayno gudniinka fircooniga ah iyo gabadha la tolay, balse waxannu ka hadleynaa hablaha bekradii Eebbe u sameeyey qaba). Mar kasta oo ay dhalfadu sii ballaariso xuubka caynkasi ah, xanuunku waa uu sii yaraadaa, sidaasi buuna ninku geedkiisa si fudud muddo dabadeed cambarka ku geliyaa isaga oon wax dillaac ah u geysan. kolka ay galmadu badato si toos ah buu xuubkaasi u kala tagaa isaga oon wax dhiig ahi ka imaan amaba xitaa xanuunin.

 

Ragga khibraddoodu ay yartahay qaar baa u haysta in bekra-jebintu ay u baahan tahay xoog, kana shakiya awooddooda sidii iyaga oo ku jira ciyaar kooxeed, cabsidaasi oo dhibaato nafsiyadeed ku abuurta habeenka aqalgalka. Haddaba xaqiiqdu waxa weeye in bekra-jebintu aanay u baahnayn xoog, ha yeeshee ay ku filan tahay oo qura geedka ninka oo kaca dhalfaduna adkaato oo taaganto.

 

Dariiqada ugu sahlan ee uu ninku xaaskiisa ku bekra-jebin karaa waxa weeye gabadha oo intay dhabarka si dherer ah ugu seexata labadeeda lugood kala furta, jilbaha soo laabta, labadeeda cajirna kala fogeysa iyada oo gacmeheeda kaashanaysa, sidaasina uu ku ballaarto afka cambarku, kuna giigsamo xuubka bekradu, dhex-maristiisuna sahal ku noqoto. Dabeeto intuu ninku geedkiisa ku subko kareemo sahasha sibxashadiisa, ayuu xaaskiisa kor kaga yimaadaa, oo dhalfada u saaraa bushimaha cambarka, hal-marna si kedis ah kaga dusiyaa, halkaasina bekradii sidii maqaar durbaan u dillaacdaa.

 

Haddii gabadhu ay tahay mid aqoon yar, cabsi badan, kana baqaysa bekra-jebinta, waxa ninka waajib ku ah in aanu isku deyin in uu xoog kaga dusiyo geedkiisa, gaar ahaan hadduu geed weyn yahay sahalna aysan ahayn inuu cambarka dhex-maro, balse waa inuu u dib dhigtaa ilaa berrito kuna kaaftoomaa istiimin iyo salaaxid, si uu u soo dhoweeyo xabiibtiisa. Haddii uu ku guulaysto inay xaasku istiinka qaadato waa inuu si tartiib-tartiib ah isugu dayaa inuu kaga baabi'iyo cabsida ay ka qabto ninnimadiisa, isaga oo erayadiisa naxariista leh laabta ugu dejinaya, iskuna deyaya inuu ka bi'iyo gacaladiisa is-difaaca nafsiyeed iyo tan jireed intaba.

 

Kolka uu taasi ku guulaysto, waa inuu furista albaabka xiran u billaabaa si xariifnimo ku jirto, isaga oo isku deyaya ballaarinta xuubka bekrada, kana dhaadhicinaya aroosaddiisa in xanuunku uusan ahayn mid laga baqo, afka uu furayna uu yahay mid ku filan inuu si sahal ah geedkiisa ku geliyo. Waa inuu billaabaa gelinta dhalfada, isaga oo raacinaya niiko fudud, waana inuu xoogga saaraa inta u dhaxaysa labada bushimood ee yaryar xuubkooda ku beegan bartamaha cambarka, dabeetana gacaladiisa afka-afka u geliyaa oo dhunkasho iyo dhuuqmo ku billaabaa, daqiiqado kadibna si toos ah u geliyaa geedka. Markaasi qaylo ayay ku dhifataa, neef ay ku dheehan tahay oohin iyo farxadna neefsataa, kuna soo geba-gebeysaa dhoola caddeyn. waa guul.

 

Sida caadiga ah kolka bekrada la dillaaciyo dhiig ayaa ka yimaada, aan ka badnayn dhowr dhibcood, halleeyana go'a ku firaashan sariirta. Dadyowga dunida qaar baa waxay dhiiggaasi ku tilmaamaan inuu daliil u yahay bekranimada gabadha, ehelada gabadhuna waxay sameeyaan xaflad diini ah ooy ku xusayaan go'aasi dhiigga leh, iyaga oo ku waraya meelo loogu talagalay, kuna faanaya, ha yeeshee arrintaasi waa mid diinteenna Islaamka iyo akhlaaqda (anshaxa) khilaafsan.

 

Haddii gabadha uu dhiig badani ka yimaado, taasi oo mararka qaar dhacda, waxa waajib ku ah inay intay dhabarka u seexato, ay labada cajar isku dhejiso, iyada oon waxba isdhaq-dhaqaajin, markaa isaga ayaa iskii iskaga joogsanaya, waana inaanay isku deyin inay joojiso amaba dhiiggaasi tirto.

 

Waxaa marmar dhacda in xuubka bekradu uu adag yahay oo aanu ninku si fudud ku dillaacin karin, waxaana loo baahan yahay markaasi in aan xoog lagu dayin, oo intii aynu maqli lahayn qaylo iyo oohin ay habboon tahay in dib loo dhigo ilaa habeen dambe, haddiise arrintu adkaato waa in loo geeyo dhakhtarad ku takhasustay cilmiga haweenka, si ay qalliin bekra-jebin ah ugu sameyso. Xuubka bekradu kolka uu dillaaco sida caadiga ah waxa uu reebaa gaballo yaryar ama faraqyo aroosadda xanuujiya habeennada xiga, waxayse iskood u baaba'aan dhowr maalmood ama dhowr usbuuc kadib.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

lacalaa dacaskiin ku taal idinma dhahee wax iskula hara! have respect for the women folk in SOL. Just cause this is muraayad does not mean you lot can behave like this, kheyrul-masuul waaxid

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mustafe   

There is always something hilarious about when one talks seriously about coitus in Somali. I'm not one to judge, but even if the above article posted by Somali was for educational purposes, to me it still sounds really wrong. for instance, most of us wouldn't laugh if the following paragraph was to be translated in Englsh:

 

"BEKRA-JEBINTA

Habeenka aqalgalku waa habeennada nolosha qoys kan ugu horreeya, galmada dhacda habeenkaasi bayna gabadhu isugu bedeshaa haweeney, sidaasi daraadeed aad iyo aad buu ahmiyad ugu leeyahay haweeneyda cusub. Waxa ugu muhiimsan ee habeenkaasi dhacayaa waa bekra-jebinta. Bekradu waa xuub ama dub khafiif ah oo ku dahaaran afka hoose ee cambarka, waxaana ninka waajib ku ah inuu dillaaciyo ama ballaariyo xuubkaasi kolka ugu horreysa ee uu dhalfada gelinayo cambarka. "

 

 

I'm I the only one laughing lol? I stopped reading after that.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Valenteenah.;750752 wrote:
The articles all seem to have funny titles and I can see why people would be concerned with the images. No amount of Diana will get a Somali woman's thighs that white.

Hahaha you really got me cracked up with this one. How u been Val?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this