Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Turkiga Eebbaa Soomaalida u soo diray

Recommended Posts

Waligey dadka iyo dalka Soomaaliya oo dowlad kale saan oo kale u caawineyso ma aanan arag. Waxaa ka cabsanaa inay Turkiga ka faraxalato xaalka Soomaalida maadaama Soomaalida siyaadeeda qalafsan lagu yaqaano dad aan abaal iyo mahadba lahayn. I really fear that.

 

Turkiga oo qaadaya dhaawacyada qarixii shalay

 

Dowladda Turkiga aya maanta ogolaatay in ay dalkeeda u qaado qaar ka mid ah dhaawacyada qarixii shalay ka dhacay xarunta Hargaha iyo Saamaha.

 

Ogolaanshahan ayaa imaanaya xilli m/weynaha Soomaaliya iyo r/wasaaraha Turkiga ay ka wada hadleen weerarka argagixiso ee shalay Muqdisho ka dhacay.

 

Sida ay qoreen wakaalada wararka dalka Turkiga, r/wasaara Erdogan oo xiriir la sameeyay m/weyne Shariif ayaa uga tacsiyeeyay weerarkii shalay.

 

Dowladda Turkiga ayaa shaqaale isugu jira gar-gaar, injineero, macallimiin, dhakhaatiir iyo waliba safiir ayaa waxa ay ka joogaan magaalada Muqdisho.

 

Tan iyo booqashadii r/wasaare Erdogan ku tagay Muqdisho, Turkigu waxa uu gacan weyn siinayaa dadka iyo dowladda Soomaaliyeed.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Waa sax MMA....Ilaah ajar haka siiyo horumarkoodana ha u sii kordhiyo, runtii waa walaalo aan la hilmaami karin. Ilaahoow annagana kuwii ka faa'iideysta naga dhig. Already ceebo ayaa soo baxaya ay ka mid yihiin in deeqihii waxbarasho la kala boobayo oo dad jooga Sudan, Jabuuti, Yaman iyo Kenya laga qayb-gelinayo. Soomaalida iyo masuuliyed-darrada maxaa mataaneeyey waa yaabe?

Goormaa corruption laga korayaa. Maka sheekeynaayo kuwa Soomaaliya jooga oo keliya, kuwa qurbaha ayaaba ka sii daran!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yunis   

We can all be emotional about the timely involvement of Turkey this hour of need.

 

But so long as we don't produce courageous and ethical leadership soon - Turkey’s efforts will run onto a wall, they will surely get disappointed and fold their red carpet.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

This is the time that we Somalis should unite, and fight back against Al-Shabaab

 

Som@li;750041 wrote:
^wonder why now?

Somalia has been in this Sh1t for 25 years!

Don't be ungrateful my friend. Someone extended you a helping hand when you're in need, and that is your answer!

Share this post


Link to post
Share on other sites

And they did.

 

Dhaawacyo loo qaaday dalka Turkiga

 

turkidhawac2.jpg

 

turkidhawac9.jpg

 

turkidhawac4.jpg

 

turkidhawac.jpg

Turkiga abaalkee Soomaalida u fashay waligeeda lama iloowi doono. I hope a future government will name an avenue weyn Xamar ku yaalo after Turkiga. It is the least we can do.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Turkey evacuates dozens of Somali blast victims

 

MOGADISHU (Reuters) - Turkey evacuated dozens of severely wounded blast victims from the Somali capital Mogadishu on Thursday, two days after a suicide bomber killed 72 people in the rebel al Shabaab group's deadliest attack since launching an insurgency in 2007.

The truck bomb wounded more than 100 others, many of whom suffered severe burns and broken limbs, overwhelming the coastal city's ill-equipped hospitals.

 

African peacekeepers said a lorry laden with drums of fuel rammed a checkpoint outside a checkpoint housing government ministries, where students had gathered to register for scholarships offered by Turkey.

 

Keen to strengthen its relations with Africa, Turkey has ramped up its aid presence in famine-struck Somalia and promised major infrastructure projects in the capital.

"Some of them are unconscious. These 36 victims are the first (to be evacuated) among those who are in a serious condition and can't be treated here in Mogadishu," Justice Minister Ahmed Ugas Bille told Reuters at the airport.

 

They were expected to arrive in Turkey later on Thursday.

 

Turkish Prime Minister Tayyip Erdogan visited Somalia in August as part of his country's push to deepen its ties with Africa.

 

The al Qaeda-allied rebels pulled most of their fighters out of Mogadishu in August but warned Somalis of further strikes on the city.

 

"Al Shabaab's heinous attack in Mogadishu shows utter disregard for civilian life," Daniel Bekele, Africa director at Human Rights Watch, said in a statement.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Some countries in the west and even Africa have started to question the motive behind Turkey's generosity towards Somalia.Its like they dont want anything good for Somalia.Long live Turkey,a good friend of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this