Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Faroole Cadalaad wanaagsana

Recommended Posts

Somalina   

Bilan, XX waa inaad iska celisaa, haddii kale ma joojinaayo hawlahiisa. :)

 

Fadhikudurir ku haboon shaqada soo xula degdeg. :D :D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

lol, horta aaway genaraalkii???. hadii cid kale la waayo waa inaan dhowr class oo fadhi ku dirira qaataa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

bilan;749489 wrote:
lol, horta aaway genaraalkii???. hadii cid kale la waayo waa inaan dhowr class oo fadhi ku dirira qaataa!

Ma ogi ee adiga isa soo sharax.

 

p.s. Xaji Xunjuf weakness-kiisa waa inaad exploit gareysaa (lesson numero 1 in fadhikudurir) :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

21_sep_2011%20copy.jpg

 

Amiin wuxuu og yahay baan u malayn waxaynu ogeyn. Fikradihiisu riyo kama yimaadaan.

 

Mar uu ka hadlayey shaqadiisa ayuu yiri, " mar walba qoloda qaldan ee aan farta ku fiiqii ima jecla. Qoladaasi iyaga markaa ku kacsanina waxay i yiraahdaan waa saxan yahay. Markaan kuwaa laftigooda wax ka sawiraana fartay igu fiiqaan".

 

Waa dhun-dhun xaalku.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bilan dumarka waan u naxariista meel baa I damqata hadalka kuma adkeyo imikay odhan nin kaan la simanahay lool oo waan murmi kara may muranka inaga dayoo horta haye mee general duke beryaha maan arkin horta intaanu tegin waaki habeen qaladaadki faroole oo dhan banaaanka soo dhigay war ambu faroole xidhay. Wa generaalki halaga war doono baafin baafin general

 

Somalina awoowo does not have a weak point there is maybe one thing wa hadaad bakoorada igala carartid

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this