Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Faroole Cadalaad wanaagsana

Recommended Posts

Mooge   

Amin Amir still throwing up on puntland. the other day he was insulting prime minister gas. naces ilkoweyn ciroobay is what amin is. qabyaalad and clan envy destoyed amin amir.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Amin Amir makes current (political) cartoons about recent political topics in the news. If you dont like what you see, you should really blame those responsible.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

Amir Aamir hadba warka suuqa ku jira uun buu sawiraa run iyo been tay ahaataba, but after PL ay soo saartay liiska ardada baxday, i doubt in sida uu u sawiray ay tahay, there was even a girl from Hargaisa who received one of the scholarships, marka XX idinku reer Konfuria wax ma ka siiseen????

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bilanay Anagee maa Somaliland baad sheegeysa dee koonfuria ma isku wadan baan u nahay laba dal u jaar baanu nahay wax ka weyn baanu dalka aanu jaarka nahay siinay manad ogayn lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Scholarships to Universities in Somaliland and outside to countries like Turkey, Sudan, Yemen, Egypt,etc and many other countries are awarded to students who sit for the special scholarships exam. And these students who are allowed to sit for those exams are the high scoring from the 6 regions of Somatliland. This is how it has been done the last years.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

bilan;749391 wrote:
Amir Aamir hadba warka suuqa ku jira uun buu sawiraa run iyo been tay ahaataba, but after PL ay soo saartay liiska ardada baxday, i doubt in sida uu u sawiray ay tahay, there was even a girl from Hargaisa who received one of the scholarships, marka XX idinku reer Konfuria wax ma ka siiseen????

Kii SL waa lagu tumtey, laakiin saxafad wax ka qorta lama arag.

 

http://somalilandpress.com/free-scholarships-by-sudan-turkey-and-egypt-a-life-time-opportunity-for-300-secondary-school-graduates’-in-somaliland-23859

 

Qoraalka hoostiisa aqri. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yaa helay Turkiga imtixaankii Garowe?

28 Sep 28, 2011 - 6:59:42 AM

 

Sida laga wada dheragsanyahay waxaa dhowaan magaalada Garowe lagu qabtey imtixaan balaaran oo ay u fariisteen in kabadan 5 kun oo ardey,waxana loo tartamayey sidii deeqo waxbarasho looga heli lahaa dalka Turkiga oo kaalmo uga dhigey ardeyda Somaliyeed aan awoodin kharaashadka waxbarashada dugsiga sare ama heerka jaamacadeed.

 

Dawladda Puntland waxay nasiib u heshay 118 ardey in deeq waxbarasho loogu dhigo dalkaasi,qaarkood way baxeen halka inta kalena dharka diyaarsaden,ehelada sagootiyeen isweydinayaana goorma la bixi?

 

Horaa Somaali u tiri gari lama nin kamada wada qosliso,waxaan ula jeedaa taas in dhinaca kale ay jiraan ardey nasiibkoodi u saamixi waayey in ay wax ka helaan waxbarashada bilaashka ,dalka dibadiisana lagu soo qaadanayo.

 

Kadib ku dhawaqidii natiijada imtixaanka iyo ardeydii ku guleysatey magacyadoodi waxaa bilaabmey dadaalo badan oo lagu beeninayo arintaasi ama lagu durayo sharci ahaanshaha qaabka ay wax u dhaceen,qaar way kaceen,kuwo way mudaaharadeen halka inta kalena ay ka dhaadhacsiiyeen odayaasha dhaqanka sida wax u dhaceen oo maankooda ah kadibna ka hadalsiiyeen inta ay saxaafada u balamiyeen.

 

Cirka ayay isku shareertey arintu waxana markii ugu horeysaba farta lagu fiiqey dhanka wasaarada waxbarashada Puntland balse wasiirkeedu waxa uu beeniyey in ay xitaa wasaaradiisu kaalin ku lahayd imtixaankaasi ka sokow hawl fududeyn waxana uu ka sheegay sidaasi waraysi uu siiiyey BBC-da laanteeda afka Somaliga.

 

Intaasi oo dhan kasoo tag Warsidaha Garowe Online waxaa uu dhankiisa kaga jirey xaqiiqo raadin,u kuurgelid,baaritaano ilaa gunta iyo dulucda sheekada gaarsiisan waxana ay nagu qaadatey in kabadan boqol saacadood si aanu akhristayaashayada ugu soo gudbuni xog dhabta ee ku saabsan cida ku guuleysatey Imtixaankii Garowe lagu galay 24 bishan September,2011.

 

Waxaanu idiin ku soo gudbinaynaa halakan macluumaad dhamaystiran oo ku saabsan ardeyda heshay deeqda waxbarashada Turkiga kuwoodi baxay iyo in ta joogta oo u sharaxan jaamacadaha Turkiga sanadka 2011/2012,waxayna ka kobantahay magacyadooda,iskuulada ay ka baxeen,gobolada ay asal ahaan iyo dhalasho ahaanba kasoo jeedaan iyo taleefanadooda.

 

LIISKA ARDEYDA U AMBABAXDEY SHALEY DALKA TURKIGA Waa kuwama?

 

 

http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Yaa_helay_Turkiga_imtixaankii_Garowe.shtml

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

Somalina;749441 wrote:
Kii SL waa lagu tumtey, laakiin saxafad wax ka qorta lama arag.

 

 

Qoraalka hoostiisa aqri.
:D

Thanks Somalina, laakiin XX ma isagaa wakhti u haaya SL, haduu SL ku mashquula yaa noo sheegaya dadka isku dila PL/Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bilan adeer ma waxad leedahay cadalaada wanaagsan eeh faroole yaan la sheegin wixi wanaag ah wa in la sheego ileen faroole wa nin Ilahay ka baqe eh oo cadaali ah

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this