Sign in to follow this  
Somalina

Mogadshu: Aqoon la'aan waa iftin la'aan

Recommended Posts

turkey abaal weyn ayey runta ugashay soomaaliya , qofka rabo inuu wadan dumay dhiso waxaa uu suubiyaa waa inuu hoos kasoo dhiso shacabka , turkey waxbarashadeeda aad ayey u sareysaa ,qofkii fursad uhelana waa qof nasiib leh .

 

dhalin yaro badan ayaa runtii qoryaha iska dhigi doona markey arkaan facoodii oo dhaqaatiir , injineero , dhaqaalayahano wada noqday , ilma badan oo eey alshabab qalbiga ka xadeen ayaa hada waxey heystaan fursad iney waxbarashadoodii kulaabtaan fursadahaana ka faaideystaan .

 

shaqadaan oo kale waxaa isku dayay wasiirkii waxbarasha ee marxuum cadow , ee shaamoo lagu qarxiyay , marxuumkaas intuusan geeriyoon wuxuu scholarship u helay arday kun ku dhaw mudo 2 sano ah isagoo ukala diray Yaman,sudan iyo pakistaan , arinkaas oo dartiina loo dilay .

alshabab hada ma awoodo iney turkey colaad la gasho maadaama eey xeryaha shabeelada hoose eey taageeraan walaalaha turkey .

 

walaalaha masar iyo sudan ee iyana siiyay deeqa wax barasho wey madahsanyihiin , mustaqbal nuuraaya ayaa usoo muuqda bulshada soomaaliyeed

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Best news from Somalia in years.. Thanks Allah.. Many thanks to Turkish gov and its people.

 

I have concerns about some of the kids though, I thought the scholarships are higher education and some of the kids seem very young.. Is it me or my eyes get used to seeing kids fed with modified chickens in west..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Somalina;748458 wrote:
Feast your eyes on the future Somali Doctors, Lawyers, Engineers, Enterprenuers and what have you.
:)

Thank you Turkiya.

 

==========

IMG_0358.jpg

 

Alxamdullulah. Nice to see Moqadishu smiling again.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

I hope these kids understand what opportunity is given to them and should not waste it by smuggling themsleves to Western Europe

 

Many of them will be under pressure from their families in Europe and America to come, and if that happens Turkey will be disappointed and will give up on Somalis. In the long term Turkey should help Somalis to get a world class education in their own country.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Somali students in Turkey to get better education

 

Wednesday, September 28, 2011

 

turkey-somali-student2.jpg

turkey-somali-student3.jpg

One of the female students, Nasra al-Hussein, said that she wanted to be a doctor to help her people.

:)

 

turkey-somali-student4.jpg

Only mothers can understand this photo. :(

Share this post


Link to post
Share on other sites

inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun .

intii dhimatay allah unaxariisto inta dhaawacana alla ha bogsiiyo , cadaawada alshabab eey kaga soo horjeedaan in soomaaliya nabad noqoto wey sii cadaatay , qofkey shaki uga jirtow maanta xaqiiqso in alshabab eey ujoogaan iney sii lugooyaan dadka .wax horumar ahna uma ogola . ficilkoodii ayey sidisii usameeyeen . ujeedadana waa in la waayo qof soomaali ah oo dugsi sare dhaafa ama xitaa aqoon uu eheladiisa ugu yaraan ku anfaco uu helo . ma rabaan in jahliga laga boxo ,oo wax la barto ,xaqana iyo xaq daradana lakala garto , waxey rabaan in dadku jaahiliin iska ahaadaan si eey waxa eey rabaan uga dhaadhiciyaan , wacyiga waxbarashada mar walbuu sii kordho waxaa yaraado qofka in uu qaato fikir been abuur ku saabsan .

 

cadeyntana waa tanaa

wareysi lala yeeshay ninkii isku qarxiyay muslimiinta aanan danbiga galabsan (bashaar cabdulaahi nuur )

http://somalimemo.net/codad/Istishhaadi%201.mp3

 

bal si fiican u dhageyso daqiiqadaha u danbeeya iyo cilmi yaradi uu qabo dhanka diinta iyo waxa dunida ka dhacaayo . noocaan ayey rabaan alshabab

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

Somalina, seeing those pictures brought hope to many unfortunately alshabaab is there to slaughter them.

 

may allah protect them all, those kids are hungry for education and i expect they will succeed insha allah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Resilince and hard work of Somali people will inshallah continue and one day will pay off. Somalis of all clans, of all regions, of all sect should stand up to these murderous,violent vampires that want to hold Somali people hostage. And God willingly we will prevail.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Masha Allah, the Turks took the exams, make the selections and considered giving priority to orphans. May be they have studied Somalis very well and know how to get the job done. I say let the Turks rule Somalia until the Somalis learn how to rule themselves.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Juxa;749811 wrote:
Somalina, seeing those pictures brought hope to many unfortunately alshabaab is there to slaughter them.

 

may allah protect them all, those kids are hungry for education and i expect they will succeed insha allah

Amiin to your du'a.

 

"Where there's a will there is a way".

 

Ardeydii dhimatey AUN, waqtigooda ayaa dhamaadey, kuwa noolna ma joojinaayaan baahida ay u qabaan iney wax bartaan.

 

Inan aan wax isku nahay ayaa ku jirey ardeydii ku dhimatey qaraxa, aad iyo aad ayuu ugu faraxsanaa scholarshipka uu helay, hamigiisana waxuu ahaa inuu wadankiisa wax u taro markuu soo dhameysto waxbarashadiisa. AUN asaga iyo intii kale ee ku dhimatey qaraxa October 4. Sabar iyo iimaan ilaahey haka siiyo waalidkooda iyo walaalahooda. Aamiin.

 

AS looma joojinaayo waxbarasho intuu hal ardey ku noolyahay Soomaaliya. Haddii lugaha lagaa jebiyo si aanad u socon waa inaad barataa si gacmaha aad ugu socoto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this