Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland government to deport all illegal immigrants from the country within 30 days.

Recommended Posts

The Zack;749774 wrote:
I was listenning to some Somali radio the other day ( I think it was Shabeelle) and they were interviewing this Oromo dude. He was like all the I***** in Diridhabe, Addis-Ababa, and Nazrete should pack their clothes and leave for their home as those places are Oromo land LOL. He was like the is Oromo vs. the I.
:D
I think he has a point, there are too many Hargeisawis in Oromia, even Hadrawi was once busted trying to get an Ethiopian passport in Diridhabe.

 

The Zack and His Qabyaalad ..........

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Che -Guevara;749781 wrote:
^I know Oromo make up 50% of the population there but when they start threatening you, call it exclusively your city.

:D :D Sanka ka gal miyaa? Bal waayahay LOL

 

JB oo qof qabyaalad ku sheegi, it is like a qat-seller accusing people of chewing the thing LOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Che -Guevara;749778 wrote:
^Who will do the screening and where will the resources to implement such policy come from? It seems we are talking as if Somalia or Somaliland is proper functioning state with deep pockets and entrenched institutions that can offer basic services.

I knew you would agree :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che dire dhawe I was there in 1994 there were not many oromos back than I went there in 2002 there were many oromos there war oromos claim all the way to south jigjiga you should speak to oromos

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xukuumadda oo ku dhawaaqday Qaxootigii bixi waayay inay Gacan-birr ah ku qabanayso

 

?Hargeysa(Waaheen)* Xukuumadda Somaliland ayaa mar labaad shalay digniin u dirtay dadka ajaanibka ah ee dalka ku sugan, waxaanay sheegtay inay maanta noqonayso maalinta ay kala ogaanayaan cida wadanka sharci daro ku joogta iyo cida kale.

 

Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha Somaliland Md Cismaan Garaad Soofe oo shalay shir-jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa Hargeysa ayaa sheegay inay dhammaatay wakhtigii loo qabtay inay dalka kaga baxaan dadka ajaanibka ah ee dalka sida sharci darada ah ku jooga.

 

Md Cismaan Garaad Soofe, waxa uu sheegay in maanta laga bilaabo cidii dalka sharci daro ku joogta ee ka dhago-adeygtay amarkii la siiyay isla-markaana ka faa’ideysan wayday wakhtigii la siiyay ay gacan bir ah ku qaban doonaan.

 

Sidoo kale, wasiir ku xigeenku waxa uu sheegay in dadka magan-galyo doonka ah ee dalka jooga ay yimaadaan xarumaha ajaanibka loogu tallo-galay si loogu cusboonaysiiyo ama loogu shaabadeeyo baasaaboorada ay haystaan.

 

Wasiir ku xigeenka daakhiliga Somaliland oo arimahaa ka hadlayaana waxa uu yidhi “Cidii la helo ee fulin wayday amarkii la siiyay barito laga bilaabo waa dad sharci daro ku jooga, iyadda oo aan wax-ba loo dhimayn xuquuqdiisa binu’aadnimo iyo dadnimadiisa oo aan wax dhib ah la gaadhsiinayn waxa laga qaadayaa talaabo sharciga waafaqsan, waayo waxa uu fulin waayey amarkii la siiyay, wakhtigii la siiyayna wuu ka faa’ideysan waayey, barina waxay noqonaysaa maalinta aanu ogaanayno cid kasta oo sharci daro ku joogta.”

 

Md Cismaan Garaad Soofe waxa kale oo uu soo qaaday “Waxa jira dad iyagu wadanka sharci ku jooga oo sharci haysta, dadkaa waraaqaha ogolaanshaha ah haysta waxaanu u sheegaynaa inay sharcigooda jeebka ku wataan si aanay iskugu dhicin hay’adaha arimahani khuseeyaan.” Ayuu yidhi.

 

Wasaarada arimaha gudaha Somaliland iyo wasaaradaha kale ee ay khusayso arimaha soo galootiga ayaa hore dadka ajaanibka ah ugu qabtay inay dalka kaga baxaan muddo 30 maalmood ah, taas oo ku eekayd shalay

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Nice to see you take the easy way out. :D

 

XX, I have no shaqaalo there saaxib. In fact, sarkaalka shaqaalaha badan leh waa ninkan aad la hadlayso, aniga maha. But he seems lost in his blind support for president 'uf'. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this